waa fanadada qaranka reer ogadenia ee reer dhagaxbuur shankaroon axmed sagal halkas kawad cod macana waa duruyadii reer ogadenia waa heersare waxaan layabay nimco dareen oo kamid ah faninta qaranka reer ogadenia oo isu diibtay ethioipia iyo cadar axmed kahin canab indho deeqo ogadeniya hanoolato mahadnaq radio kbc kinya radio oo si toos ah usoo dayay heestan waa cod heersare ah ee reer garisow star fm oo iyan soodaysa waad mahadsantihiin faana radoi jigjiga
fanaanka somalia wuu dhafay xasan aadan samatar haben hore ayaa tagay xaflad dad turki ah ku dhigteen stockholm wadanka sweden waxaaa ku ciyarayeen dejiye heesta waaba ku farxay
@amadeeyo22 tariikhda ha wasin. reer koonfur waxaan ku nacey wax kaste ooo aney kasin way dhex dabaalanayaan sida duqsiga. heestani waxay ku jirtey ruwayadii Hawaalado jacaylkuye aan weerarka aadno
garaasiyoooooooooo samatar iyo shankaroon heesta wa i ta watey se weyn,dad culus.wax an sheygo an ka si wayey .waxaan ku dhashey dagmadda waberi seebo buula eleey waxan ku so korey xamarjabjab .waxana konolahey holland realy song I LOVE
heestani waxay ku soo baxday riwayadii la magac baxday "ha waalnaado caashaqu aaynu weerar ka aadnee" late seventies iyo abwaan maxamad cali kaariye (ahn)
I watched this Song Live More than twenty Times and I feel Saddened when I remember My teenagr Years and How licky we were living in Peace and Harmony, The Original Musicians were Incredibly the Most Talented Band ever assembled in the Universe, Lead Guitar By Late Abdulkadir Muse Lugeey (AUN), Bass Guitr By Aweys Abukar Ahmed Goobbe, Saxophone By Aamito, Oud by Hassan Sabriye Afrax (Xasan Greed), Eraaydiiiiyo Naaxiyadii Abwaanka Abwaanada Maaxamed Cali Kaariye (Allaha u naxariisto)
I can't help but wonder how many great female somali singers originated from the North. Shanakaroon, Khadra, Sahra Ahmed, Amina Abdilahi, Kinsi, Mandeeq, Hibo Nurah, Saada Ali, Nakruma, Safi Dualeh .(Allah Ya Rahma) ........... I also wonder what will happen to good old somali music since these fine ladies are all aging. It is sad!!! Allah Karim.
runtii waa hees qaaliaya hees tan xasan aadan iyo shankaroon axmed sagal oo qiimo badan badan le arrow thns ind shankaroon axmed sagal wooow mansha alaah cod macaaana maxay cuntaa cajiiiiiiiiiiiib
wow kabax saan lee heesaa asxaabey
fanaan 2 maahan samatara number 1
mareergur1 3 weeks ago
5 karoon waa rer ogadenia oo ah magac aan wato.
jahur101 3 months ago
Shankaroon iidoor ayaa abti u ah ayaan maqlay
Barkhadd 3 months ago
waa fanadada qaranka reer ogadenia ee reer dhagaxbuur shankaroon axmed sagal halkas kawad cod macana waa duruyadii reer ogadenia waa heersare waxaan layabay nimco dareen oo kamid ah faninta qaranka reer ogadenia oo isu diibtay ethioipia iyo cadar axmed kahin canab indho deeqo ogadeniya hanoolato mahadnaq radio kbc kinya radio oo si toos ah usoo dayay heestan waa cod heersare ah ee reer garisow star fm oo iyan soodaysa waad mahadsantihiin faana radoi jigjiga
ijaara78 3 months ago
waa fanadada qaranka reer ogadenia ee reer dhagaxbuur shankaroon axmed sagal
ijaara78 3 months ago
i luvit somuch
inageeljire 4 months ago
Eeshcalaa waxaasa heesa waayo waayo Waa ciyaartoy cuslaatay habeenkaas safka hore ayaan fadhiyay fanaaniin waa kuwii hore xasan iyo shankaroon noolaada
shankabood 4 months ago
fanaanka somalia wuu dhafay xasan aadan samatar haben hore ayaa tagay xaflad dad turki ah ku dhigteen stockholm wadanka sweden waxaaa ku ciyarayeen dejiye heesta waaba ku farxay
MrAmmm08 4 months ago
@dhuungal , reer baadiyaa tahay saaxiiboow dadka saas looma saxo. waa runtaa, hawaalaado jacaylku ayay ahayd riwaayaddu.
amadeeyo55 4 months ago
heestani waxay ku jirtay riwayadii "hawaalnado caashaqu aaynu weerer ka aadnee" 1977
erayadii & fikradii abwaankii weeynaa ee maxamad cali kaariye
Barkhadd 5 months ago
@amadeeyo22 tariikhda ha wasin. reer koonfur waxaan ku nacey wax kaste ooo aney kasin way dhex dabaalanayaan sida duqsiga. heestani waxay ku jirtey ruwayadii Hawaalado jacaylkuye aan weerarka aadno
dhuungal 5 months ago
heestaani waa riwaayaddi waraf iyo shimbiro war isuma hayaan.
Inkastoo riwaayadda Sahro ka ahayd atirijo, haddana Shankaroon ayaa riwaayadda ka qaadatay dowr aah u wayn oo aan la illaawi karin.
Yaa usheega yaa ogaysiiya alla yaa u sheega, oo shankaroon ula jeedo sahro samatarna ula jeedo shankaroon. yaaaaaaaaaaaasalaaaaaaaaaaaaam
amadeeyo22 5 months ago
garaasiyoooooooooo samatar iyo shankaroon heesta wa i ta watey se weyn,dad culus.wax an sheygo an ka si wayey .waxaan ku dhashey dagmadda waberi seebo buula eleey waxan ku so korey xamarjabjab .waxana konolahey holland realy song I LOVE
1979abdi 6 months ago
heestani waxay ku soo baxday riwayadii la magac baxday "ha waalnaado caashaqu aaynu weerar ka aadnee" late seventies iyo abwaan maxamad cali kaariye (ahn)
Barkhadd 7 months ago
WAAD KA BAXSATAY SAMATAR
susomony 8 months ago
I watched this Song Live More than twenty Times and I feel Saddened when I remember My teenagr Years and How licky we were living in Peace and Harmony, The Original Musicians were Incredibly the Most Talented Band ever assembled in the Universe, Lead Guitar By Late Abdulkadir Muse Lugeey (AUN), Bass Guitr By Aweys Abukar Ahmed Goobbe, Saxophone By Aamito, Oud by Hassan Sabriye Afrax (Xasan Greed), Eraaydiiiiyo Naaxiyadii Abwaanka Abwaanada Maaxamed Cali Kaariye (Allaha u naxariisto)
Baahalow 8 months ago
waa hees cajiib ah
LIIBAAN84 8 months ago
scouser1184 9 months ago
Is there an older version of this?
beachbelle80 9 months ago
I love this!!! Is there a remix for this? I think I heard it somewhere...
beachbelle80 9 months ago
walaahi they are lengend in my nation both thank you
saiid6666 11 months ago
waxaan halkan kasalaamaya dhamaan umada somaliyeed meelkasta ay joogaan waxaan lee ahay hanoolaado samatar waayo waafanaan somaliyeed
ibraahin143 1 year ago
I can't help but wonder how many great female somali singers originated from the North. Shanakaroon, Khadra, Sahra Ahmed, Amina Abdilahi, Kinsi, Mandeeq, Hibo Nurah, Saada Ali, Nakruma, Safi Dualeh .(Allah Ya Rahma) ........... I also wonder what will happen to good old somali music since these fine ladies are all aging. It is sad!!! Allah Karim.
abdiottawa 1 year ago
@abdiottawa What is the name of this song please?
beachbelle80 9 months ago
@abdiottawa What is the name of this song please?
beachbelle80 9 months ago
wwwwwwwwwwwwwwwww heesihii la yaqaanay waa kuwan.
ceyni1000 1 year ago
This has been flagged as spam show
@ceyni1000 What is the name of this song please?
beachbelle80 9 months ago
This has been flagged as spam show
@ceyni1000 What is the name of this song please?
beachbelle80 9 months ago
waaaw waxaan ayaa hees kaa ah maasha laah
jesto114 1 year ago
Shankaroon wali yartahay wali talow halkay kuu nooshahay?
dalmar46 1 year ago
@dalmar46 Shankaroon waxay joogtaa USA walaal
TheDeeqaluula 1 year ago
@TheDeeqaluula Waad mahadsantah ma ii sheegi kartaa State/City joogto
dalmar46 1 year ago
@dalmar46 markii iigu danbeyse Maine ilaa sanad ka hor
TheDeeqaluula 1 year ago
@TheDeeqaluula thanks
dalmar46 1 year ago
ManshaAllah Shankaroon still got it
zullfa 1 year ago
Haleeladii dhir xayaab leh daaqdaa xiskintey la olashaaa waa hees caaqibo leh hobalada samatar & 5-karoon (sagal) musicii inanka da,da yare bar-qadle
vaysal59 1 year ago
woooooooooooooooooooow
muwaadin18 1 year ago
xasan waxa uu la heesay hobalada kuwooda ugu qiimaha badan magool,khadra daahir,sahra axmed saado cali,qalanjo shan ka roon sahro dawo,waxaas ayaa nasiib ah
baajka10 2 years ago
runtii waa hees qaaliaya hees tan xasan aadan iyo shankaroon axmed sagal oo qiimo badan badan le arrow thns ind shankaroon axmed sagal wooow mansha alaah cod macaaana maxay cuntaa cajiiiiiiiiiiiib
100jire 2 years ago
hi ifraah.
i think u luv it.
arrowtail 2 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waaaw xasan ba la isku haystaa
LOL
ifraaah 2 years ago