Added: 2 years ago
From: TURBASHAASH
Views: 1,646
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (3)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • war meeshu foolxuma badanaa, dadkuna ma qaxooti baa kkkkkkkkkkkkk stadiumka magaloyinka puntland baa ka qurux badan walahi hehehe

  • kkkkkkkkkkkkkkkk waxaan ku qoslayaa qaranradiye sxb haba burbursanaatee qaybo ka mid ah stadium hargeysa, sxb adigu ma si weydiisay maxaad ku haysaa muqdishadan dadka lagu qasho. fy faen qof walba wuu hadlaa. somaliya oo dib isu raacaysaa haba ku riyoon sxb. phalastin iyo israel ma is raaci karaan, waa sidaa oo kale so forget about that.

  • Ka dib qaranjabkii iyo burburkii Dowladdii kacaanka somalia waxaa ii muuqda in aysan sportigu helin waqabad dhab ah. maamulada yar yar ee ka hirgalay burburkii ka dib way u suuroobi wayday in ay arimaha bulshada wax ka qabtaan. Somaliland iyo Puntlandba waxay u baahan yihiin Dowlad somaliyeed oo ka hanaqaada Xamar aan midowno dibna an u dhisano dowlad awood leh oo federal ah si caalamku wax noola qabto.,

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more