Maaasha alaaah waxaanba la dhacay qaabka wariyaha u daadihinaya barnaamijka , waxaa ka muqata xikmaddii lagu yaqiinnay somalida, waxaana ka muuqata somalinama, waxan codsanaya in uu barnaamijya badan oo ku saabsan dagaaladii sayidka iyo taariikhdiise iyo dadkii eey i hayeen ha haadeen somali ama cadaadkii soo duulay in uu noo soo gudbiya, addbaan uugu mahadcelinayaa da'yarta soomaaliyed oo maskaxda fiican leh ilaaheyna ua u syaaddiya.
waxaan aad ugu bogay qaabka aad u daadihinayso barnaamijka runtii waxaan kusiin lahaa bilad wariyinimo hadii aan ku aqaan lahaa
aftabyare 2 months ago
Maaasha alaaah waxaanba la dhacay qaabka wariyaha u daadihinaya barnaamijka , waxaa ka muqata xikmaddii lagu yaqiinnay somalida, waxaana ka muuqata somalinama, waxan codsanaya in uu barnaamijya badan oo ku saabsan dagaaladii sayidka iyo taariikhdiise iyo dadkii eey i hayeen ha haadeen somali ama cadaadkii soo duulay in uu noo soo gudbiya, addbaan uugu mahadcelinayaa da'yarta soomaaliyed oo maskaxda fiican leh ilaaheyna ua u syaaddiya.
MrShiimaa 1 year ago