Taadu waa sahalee tog soo rogmaday baan tiimbaday dhexdoodoo aan ka toosi waayee..anigoo ku tabayaan hadba kaa tagaayee...taariikh xusuusliyo tiir adag ha yeeshee tamantaabi taabiyo tamantaabi taabiyoo,tamantaabi caashaqaa tira buuxda gaadhsii .......waaw way isoo jiidatay heestani allow iga saamax aamiin.
qof walba aduunka opinion ayuu leeyahay laakiin plz hadii iidan fan wax ka garaneeyn guryihiina la jooga,ask the expertska this is great song,aaamina dhool waa fanaanad aan inaba caadi aheeyn fan definition aamina dhool...keep up the goods sis..
waxaan la yaabaa hadii eynu nahay somalida jaahilnimo baa weli inagu danbeysa really ruuxaan wato coomiye bro or sis ha ii caroonin garan maayo waxa aad tahaye waxaad ilowsantahay waqtiga inuu halkiisa yahay teyda kale dadka da'da yar ma aduunyada aya loo hibeeyey caibaadad ruux kasta ayee ku waajitaa adiga youtobe maxaa ku keeney maad cibaadesatid mase waxad tahay dadka amainsan inta ana yarahay ayaa tafshleya akolkaan da' noqdane alle cibaadadiisa aya usoo jeesanaa?????
aamina dhool maad iska cibadaystid waxad ku jirtaa aakhirul cimriye iska qaawinta iska daa oo ilaahay ka baq oo is astur ma joogtid da aad heeso qaadee
WOW !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
aj123470 1 week ago
verry good
aj123470 1 week ago
Taadu waa sahalee tog soo rogmaday baan tiimbaday dhexdoodoo aan ka toosi waayee..anigoo ku tabayaan hadba kaa tagaayee...taariikh xusuusliyo tiir adag ha yeeshee tamantaabi taabiyo tamantaabi taabiyoo,tamantaabi caashaqaa tira buuxda gaadhsii .......waaw way isoo jiidatay heestani allow iga saamax aamiin.
SoldierGirlSsc 2 weeks ago
qof walba aduunka opinion ayuu leeyahay laakiin plz hadii iidan fan wax ka garaneeyn guryihiina la jooga,ask the expertska this is great song,aaamina dhool waa fanaanad aan inaba caadi aheeyn fan definition aamina dhool...keep up the goods sis..
MrXamaraawi 2 weeks ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa sodoh waalan
muhiima1234 2 weeks ago
kabadaro dibi dhal kkkkkkk
xareedohoyo 3 weeks ago
waaaw waa ka baxsatahay amino dhool
galkacyoboy26 3 weeks ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inaba caadi maaha
xidigahmed 1 month ago
Sing till you drop dead darling and hell is awaiting for you
sohandj11 1 month ago
WOW!!!
aj123470 1 month ago in playlist Liked videos
kkkkkkkkkkkkkkkkkk walaalooow fanaaniinta wax ha ka sheeegin yaa dhaha ninkan naagaha caayaya iyo wiilashaba
barbaariye1 1 month ago
waxaan la yaabaa hadii eynu nahay somalida jaahilnimo baa weli inagu danbeysa really ruuxaan wato coomiye bro or sis ha ii caroonin garan maayo waxa aad tahaye waxaad ilowsantahay waqtiga inuu halkiisa yahay teyda kale dadka da'da yar ma aduunyada aya loo hibeeyey caibaadad ruux kasta ayee ku waajitaa adiga youtobe maxaa ku keeney maad cibaadesatid mase waxad tahay dadka amainsan inta ana yarahay ayaa tafshleya akolkaan da' noqdane alle cibaadadiisa aya usoo jeesanaa?????
wadnaha18 1 month ago
WAAAAAAAAAW HEESTA SANADKA WAAD KA BAXSATEEN LAAKIIN ABDIRAHMAN XOOGAA XARAKAAD BADAN SAMEE HEESTA DAMBE INTA KALE GOOD GOOD
tuntuur 1 month ago
heestaan waa hesta kaliyah ee sandkaan noqtay lambar 1 aad ayeey uga heleen dad waynaha halkaa kasii wada
alidahir85 1 month ago
dad ka waawayn ayaa hesa iskadaaya waqtigeeda haiska qadato wayna cod macaan tahy amina dhool
KaulaHuivi1 1 month ago
aamina dhool maad iska cibadaystid waxad ku jirtaa aakhirul cimriye iska qaawinta iska daa oo ilaahay ka baq oo is astur ma joogtid da aad heeso qaadee
coomiye 1 month ago
wwwwwwwwww waa hees aan cadi aheen aad baan uga helay runtii gaas iyo amina dhool waad ku mahad san tahiin hestaan
Saadia135 1 month ago
masha allah waa 2 qofoo cod ilahay udhibay siba wilka wan jeclahay codkisa wu ikadhexbaxay alah aku dayo gaas
farafudud 1 month ago
aamino dhool waa dilaaci rabtaa codkaada xitaa waa is badalay is barqabo eedo saaan dhimasho waa cml
MrYaasiin 1 month ago
waaaaaaaaw nice song noolaada cml
MrYaasiin 1 month ago
bisinka naagtu wey cayishee !!!!
calakasomalia 1 month ago