Added: 4 years ago
From: Mudugboy
Views: 66,274
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (36)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • mudugboy walaal heestii shamso cumar oo ah naftaan gabi dheeriyo garbaha ka lulatee sidii oon gayaan kale geyigeena lagu goobeeysa kaligaa walal soo gali mahadsanid

  • cod macaan shamso(aun)

  • heestan waxaa koobiyaysay saynab laba dhagax

  • heestan aad ayan u jeclahay hadana kolkan dhagaysto xasuus ban gali anu oyeeya ban is arka

  • caadi ma'ahan!

  • heeskan wa hees wacan dad ku labdhagx bayi uyaqanan ba heeskan inayi qadayi

  • ruuntii heestan xasuus weyn beey ii tahay markasto aan maqlo na waa dhego bela cml allah ya raxma shamso cummer

  • waa salow kalgacalkuye ana ma ila saretega waan sahashanaye ma ii dhigaye sarsarda ma samano badan ba sadal ku nola

    ma ila saladan soo jeed ku gadha allahoyow nabsabereye maxaa qurtaa ii suurey

    dhibka iyo hadan qabo fedhuhu ii sumoyo

    soocod lama awode jaceylka na wada simey Raga kan ka sahwadey sawigiyo dhibatadada

    maxaa ii sarey keligay soo debobaxdii Allahayoow naf saareeya maxaa qurta ii suurey

  • Shamsa Cumar ilaahay janadii fardowsa ha ka waraabiye ...Amiin Fanaanad Soomaaliyeed oo aan la ilaawikarin

  • qarami love thiz song

  • allahayoow naf sareeya maxa qortaa ii suudhaaaay....hayaay khataaar

  • xasuusta iyo qiimaha heestaan awgeed mar alaale aan dhagaysto ama aan maqlo waxaan soo xasuustaa jacayl isoo maray kii iigu qiimaha badnaa waxaana aaminsanahay haduu ilaah yiraahdo inaan dib u heli doono jacaylkaygii waqtigu nakala geeyay

    mideeda kale allaha u naxxariisto shamso cumar aamiin

  • sxbyaal waxaan maqlay shamso cumar alah jano raxmaadkii hageeyee iyadoo katagtay canada ayay adis ababa tagtay si ay u qado hooyadeed xiligaasna waxaa qabay xasan aadan samatar waxyar kadib ayadoo aan wali ka noqqon adis ababa ayay dhimatay MAHADSANID MUDUGBOY

  • waa runtaa walaal waa hees jaceyl ah, sida la sheegana waxey aad u jecleyd xasan adan samatar, iyadoo jecelna way kala tageen.

  • @TheKm99 waa ay is guursaden shamsa iyo xasan aadan iyagoo is qabana addis ayay ku dhimatay

  • ilahay shamsa jana fardawsa ha ka waraabiyo aamin dhaha una duceeya markasta oo aa dhegaysataan

  • waa hees wanagsan balse mafahmin macnaha kujiro

  • salaamu calaykum

    runtii aad ayaad iiga qoslisay markaan akhristay qoraalkaaga saaxiib heestu waa caashaq ay u heesayso wiil ay jeceshhay

    waxaana haya jacayl badan oo ay ka seexan wayday

    tanks

  • heestaan maxayn kusaabsan tahay ma nin bay uqaaday mise waa khayaali

  • to:dirato99:

    lol akakaka waaciyaalka ku hanaqaday seynab laba dhag i.w. m. miya aakakkaka

    waad iga qoslisay waleeeeee.

  • waar run sxb wax ay isqabi jireen xasan aadan, heesahedana waxa sameeyey abwaan kaneeco

  • nabadraadshe,walaal shamso markeedii hore heesa may ahayn,ee waxay ahayd xubin ka mid ah xubnihii hidda iyo dhaqnka,koox deeduna sidaas ayey u badnayd(shamos,s.cige,kh.qalan­jo,faynus,duniyo),duniyo ayaa ugu horeysa wax heesa,saynaba ku xigtay,qlanjo ayaa ku xigtay,shamso waxay bilowday heesha 1980,waxaana ug horeysaey heestii qumane kalgacal iyo jacayl gaaxsanaa adigee, heestan iyo hees kale oo isla cajaldda ku jirta waxaa musick leh x,a.samatar.

  • I MEANT MUDUGBOY NOT QOWDHAN SORRY

  • qowdhan mayd aruuriye saaxiib dadka dhintay naga dhaaf adoo raali ah kuwa nool noo soo qabqabo

  • abudaauud4 walaal waad saxantahay ilaahna hakaa abaal mariyo waanadada.

  • (MUDUGBOY)Asaalamuu calaykum warax matulahi wabarakatuhu.Walaal Shamso way dhimatay halkii loo badnaa ayay tegtey, walaal markasta oo la daawado waxaa kuu jira iyada iyo adigaba danbi ,hadaba waxaan ku odhan laa lahaatalo nasteexo ah walaal meesheeda kubadal wax wanaag san sida muxaadarooyin.

    Jazakalahu khayr

  • Waryaa magaca "abudaauud" iska bedel marka maxaa yeelay "abudaauud" waa carab waa hore dhintay!!!

  • I have seen her singing live several times, esp. this song

  • Great voice. I think she married Samatar.

  • allah ha u naxarriito sister shamsa cumar

    may allah forgive her.....amin..amin

  • Abufanna naf saareeya= Caashaq digaag micnihii waa naf qof walba iska jeclaanaysa sidaas baan ku fasiri lahaa

  • Care yaa sheega nafta saareeya qofkey ula jeeddo? waana hadalkii reer Mudug! Heesta waxaa alifay AUN Max'd Cali Kaariye.

  • abufanna adiga su 'aasha keenayee laakin adiga oo heesta si fiican u dhuuxin baad keentay su'aasha ,naf sarreeye ma aha ee allagayow nab sarreye maxaa qoorta ii suray oo macnaheedana aad garan karto marka mudugboy thanks sxb

  • shamsa cumar ilahay ku naxaariso, koley intayada garanaysa tarikh lama ilawaan ah ayay fanka soomaliyeed kuledahay

  • Shamso Cumar, allow kuu naxariiso, maxay cod macaaneyd, heesaheedi lama illawi karo.

  • ciyaalka danbe sida yaasmiino oo kale waxay u haystaan in ay heestan leedahay saynab laba dhagax naagta copy ga ku caan baxday waliba heeso bdan oo copy ah ayayna dadku ogayn originalka sxb mudugboy ha la yaabin markaa kkkkkkkkkkk

  • yaasmiino haa heestan shamsa cumar baa leh yaad ku taqaan hadda oo qaada?

  • oo qoftani heesta ma iyadaa leh

  • lixle thanks sxb

  • mudugboy thanks man you are doing wonderful job

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more