Added: 4 years ago
From: LaqabsoTV
Views: 13,531
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (25)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkk 99 years sakhraana muxu alahu akbar ka garanaayaa balaayo kugu dhadcday khatumo seegow

  • viva kulmiye viva siilaanyo allaahu akbar

  • waar ninkan siilanyop darood oo dhan buu guumayee.

    tarikhda loo hayo waxa weye wasaga darood iyy qaar-kaloo badane.

  • mujahid siilanyo kulahaa

    odeyganu muna ahayn kii khamriya cabka ahaa.war ilayn intad noshahay waxwalba wad maqli. macnaha mujahid bal soobaadh

  • Viva Mujaahid Silanyo Geesi Aan Daalin Geesi Aan Baqanin Geesiga Ugu Aqoonta iyo cilmiga badan somaliland intii madax soo martay Mid Sidiisa Jaamacad UK kaga Qalin Jabiyeey ma jiro Isha Doqontu Kaa Dadan UDUB waad ka adag tahay ee ka tuur meesha GODBLESS YOU MR SILANYO WISHING YOU ALL THE BEST INSHA ALLAH

  • waxan  qaba inu yahay halyaay usohal gamay somalilaan maan tan waxa nasiibdaro ah inu laloolamo jajuuski siyaad bare tasiina waa midkuah nasib daro maanta

  • akhayaarta doodu ka dhaxayso waxaan u sheegayaa in aanan sinaba u ogolayn in channelkan cid ama qabiil lagu aflagaadeeyo.

    waxaan u soo jeedinayaa nusshilin iyo xuubcaaro in ay soo af-jaraan yooyootankan. waxii anshaxa ku xuna waan masaxayaa....jaaw

  • waxaa dood lala geli karaa qof maskax leh khibrad iyo macno sameeyaan wax uu ka hadlayo adiguse intaas waad ka madhan tahay oo sidii aynu uga hadlayney xisbi ayaad qabiil ila gashay aniguna tolkay adigoo kale afka iima gelin karo....waxaanse ogaaday in aanad dhamayn markaa kula sii wadi maayo waayo saaxi matahid ee sidaan kuu sheegay dhakhtar ku daweeya doono.

  • maskax nusshilin xaalkaagu waa meel aan rabey roob ka hilaac aniguna ma ahi nin aflagaadeeya beelaha tolkayga ah laakiin way cadahay in calooshu ku xanuunayso...I strongly beleive you should seek medical advice urgently.

  • Imisa ayaynu ku heesnay Siyaad dhacyoo Siilaanyo dhalay markii uu isaga oo mutacalin ah oo oxford univerty ka soo baxay wasiirka maaliyada somaliya ah uu diiiday wixii ummadiisa lagu hayey ee uu duurka u galay. maantana kuwii ku heesayey siyaad dhacyoo siilaanyo dhalay ayaa Riyaale oo ahaa burcher of berbera ka doortay,markaa waa duni iska dhaaf

  • Rageedi Siilaanyo

  • his a asshole he didnt led somaliland to victory go and get your facts strigth then talk

  • Without the like of Siilaanyo, there would never have been a Somaliland. Siilaanyo waa Aabaha Somaliland, in our darkess days Siilaanyo was the man fighting for us, while Rayaale was selling our young to Siyaad barre, remember the young men in Berbera where Rayaale had signed their death. Binaadam abaal ma laha, why maanta Siilaanyo ayaa noo madax ahaan lahaa. And I am not habar Jeclo, but if I had the power I would put Siilaanyo as my President rather than Murderous Rayaale.

  • somaliland maheli doonto madaxwene uga fiican dahir rayaale.sida aaminsanhy . waayoo magaca somaliland wa aninkii isku dayayy in caalamka laga aqoonsado. madaxwayne waliba mucarad ayuu leyahay viva somaliland dahair rayaale kahain byee. lolz

  • kulmiye for ever

  • mujaahid axmed maxamed maxamuud siilaanyo waa halyey wadani ah oo dulqaad badan dadkiisa iyo dalkiisana aad u jacel nasiib daro laakiin dadkiisa reer somaliland umey abaalgudin dantoodana ma garan.... ilaahay cimrigiisa ha dheereyo

  • lool mucarid iyo hadalkii..bla,bla,bla ..adeer mesha iskaga yaaca siysad mesha kuma haysaane

  • Alxamdulilaah that mujiihid siilaaanyo is still fighting for our nation unlike the hadhaagii hungashta like dahir riyaale and the rest of the crooks.viva siilaanyo..long life may you lead..aminnn

  • This man is the biggest Somali politician DRUNK EVER.

    If ever this drunk Siilaanyo becomes president of Somaliland i will never enter Somaliland for that time.

  • Wat u know about Siilaanyo to be calling him a DRUNK walaalo go and educate yourself on who he is and wat he has done for somaliland befor making stupid comments like that.

  • Mui.Axmed maxamad silaanyo i hope u win tha comin election.......iam with u coz u deserve this position....we want 4get wht u did in tha past......so keep up goin as long ur life...inshallah......!!!!!!!

  • ahmed siilaanyo mujaahid naftiisa u horay dalkiisa hooyo halyeey aan hore loo arag lana arki doonin afkaaga caano lagu qabay madaxwaynaha next year ka insha allah siilaanyo mujaahid naftii hore ah any way siilaanyo guul iyo gobonimo

  • Mujaahidka Mudane Axmed Maxmamed Maxmoud Silaanyo ilaahay cimrigiisa ha dheereyo, Aaammiin..

    Waa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee 2008 insha allah.......

  • SI`DISII Muj. Axmed maxamed mahamud may allah grant him jannah

  • MUJ axmed maxamed silaanyo waa mujaahid aad ugu qaaliya umada rer somaliland  waa masuul aan ka maarmi karin umada rer somaliland waar ma waxaan isku doorsana ninka sidaa u hadlaya iyo daaahir riyaale oo jaadle ahaa waar meshan halgan dher ayaa loo soo galay somaliland ee codkiina siiyo MUJ axmed silaanyo

  • laqabso TV waad ku mahadsantay videoga sxb..Aad baan u jeclaystay khudbada intaansoo aan tageero ucid

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more