Added: 1 year ago
From: HorseedNet
Views: 23,888
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (47)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Jaale Majeerten thanks for united somali  states again. But you didn't welcome jaale mareexan well in your state!

  • why welcome welcome the stupid xamarawi's (reer knfur) to our Puntland? i guess you forget what they did to us 1991 in mogadisho and drived us out of our homes and killed us those dadqalato savages..

  • viva rer p/lnad masha allah waa somali sax ah iyo dad ad u fiiiiiiiican hambalyo

  • I'm Ogaden and I too much hate Majerteens But in this case I should say majerteens are the only real Somalis cuze they reunited all somalis in somalia (weldone guys) except the idiots called them self s/land.

  • @liibaan1990 hahahahahah I am majeerteen I don hate Ogaden, I hate Ethopia and I Pray every time for Somalia including MY Ogadenia,so why you hate us,maxaa yeelay if you hate with reason or with out reason doesn't work for u , my advise don harm your mental by bad feeling and do your job, a lot of jobs is waiting for u as Ogaden person ok ..............

  • mansha allah ilahow puntland nodaa...viva puntland....viva somaliwayn <3

  • Kooxda nugaal waaw, salaan sharaf bay u taagayaan madaxwaynaha. dowladnimo bay wax ka garanayaan! masha allah

  • maasha alaah' i hope all somali ppl united=====thnks to puntland ppl for organize this cup"''

  • Comment removed

  • The camera_man is Pulshit, he aint professional. but the ceremony is cool.

  • wallahi puntland weyka baxsatay masha allah ilahow somalideena mar un meel na`isukeena keen aan nabada macanteeda wada aragnee

  • alamagan amaad adigu tahay kuwaan ka soo gadanay sinsibaar walaashaa la wasyee nin la heysan jiray ayaad tahay oo internetka xuriyad ka raadinaya meesha waxaas oo kale ha la iman soomaali ma tihid waan kuu jeedaayee

  • alamagan100 @ walaal cayda iyo nacaybka iska daa, kubad ayaan kahadlaynaa adna waxaad nala aaday siyaasad iyo dagaal waa kusee sxb? ilaahay hanna caafiyo

  • arintani waxay ina tusaysaa in dadkeenii wali isjecelyihiin sokeeye iyo walaalow soomaalinimadii wali waa sideedii..... .... may allah help us all viva somalia .... waxaan taageeri u ahay gobolka mudug oo ah gobol multi cultural state ..

  • kkkkk walaahi i in joying to see this puntland u guys thanz wat u done same time my belove home gedo oo salaantii ciidanka kumaray siiyaya madaxweyne faroole kkk

  • Haraadigii Garacyada Talyaani & addoontiisii Zin-zibaar.

    Akhas yaa ka tir-tira Geesa Africa.

    pullshit.

  • GOBOLKA BARI BEST TEAM IN THE TOURNMENT MARWALBA CML:)

  • Nabada iyo Naxariistu way is daba socdaan.....somaliyeeey ma ila aragteeen inta waji ee farxad iyo rayn rayn ka muuuqato oo nabada ku badhaadhay,,,,,,Koonfureeey umadaada u naxriiso  Xuseen Balow

  • JaallaYaaloow soo Dhowaada ayay ku Qaylinayaan reer Garoowe KAKAKAKAKAKA Kacaankii Jaalle Siyaad Soomaali iloowi mayso ,Gobonimo Reer Garoowe CAASIMAD Soomaaliyaa waad u Qalantaan

  • Dumarka Aad Arkaysa Rag Bay Udaaqayaan Ee Balambal Caws Ha Umalaynina

  • maansha allah puntland way dushay

  • GOBOLKA SOOL BEST TEAM IN THE TOURNMENT BACK TO BACK CHAMPIONS

  • WAA GUUL U SOO HOYATAY PUNTLAND. MAHADSANID HORSED MEDIA

    Waa bilowgii nabada Soomaaliya. VIVA PUNTLAND vIVA sOMALIWEYN

  • war meesha dumar badanaa ragii meeye,jilibkaa u wada laaban, i moving to growe tomorow.

  • mansha allah...walahi wa wax ad logu farxo somaliwayn o isku timid..inta kamaqana allaha isku so daro ....shacabka puntland iyo madaxda ad ayay u mahadsanyihin... wa wax lagu farxo horumarka ay gartay Puntalnd....sas kuwada ilahay haidin saidiyo amiin....Viva Somallia...Viva Puntland <3 <3 <3

  • Barbaarti Bulshadeena Bilan Barbarkaad ka eegtaba buhulyowiyo Baa ba' iyo burburin bay baal maraan bilicsanaan iyo Baadigoob Nabad bay mar walba Badiyaan Baarriyow ilaahow Garabkooda kayeel.

    Kudayosho wacan bay utahay dadkeena kala baahay dunida oo Diiftu la degtay intoodo badan kama aysan raysan Dhulkooda hooyo Mrawalba way jeclyihiin in mar un Dago Eee dunidu nagu soo Hiirato Adduunyadu waa caynkaas waa hadhka labadiisa galin ee somalaay ogaada!

  • wow! ThiS is WhaT we wanT

    theSe people ArE real Somali, continue this waY OnE daY ''SooN'' WE aLL UniTed

    SomAliA 4EveR

  • "Waa gobolka Sool ee Puntland oo goor dhow aanu gaadhi doono inshallah"

    Why was Maajeertenia saying this games had nothing to do with Politics!

    Down with the enemies of peace

  • woow amazing, thanks puntland for this great event.. Masha Allah Ilahay Soomaali midee oo is jeceylaaysii.

  • Inshallah Somalia will have more national football tournaments in the future!!

  • Laaska 4evaaaaaaaaaa....big up ya brothers.........

  • maasha alaah ayaan igu faraxsanahay bt im so sory waxan u dheeli laha hada qaranka gobolka bari i hope inay qadan cupka bari ama sanaag all w/c ayan idinleenahay waana arin farxad leh dhamaan gobalada somaliya oo wada jooga puntland <3

  • Masha allah..waa markii la dhihi jiray...KUDAYO PUNTLAND KUDAYO GAROWE...GOD BLESS PUNTLAND

  • RUN AHAANTII AAD AYAAN OOGU FARAXSANAHAY WAXAANA KA,JECLAAN LAHAA MOGADISHU INAY MAANTA LAGU QABTO CAYAARAHA. ILAAH NABAD HA,KADHIGO MOGADISHU. THUMPS UP 

  • OMG, We're here to thank Puntland State Of Somalia for Organising Somali Regional Cup Since 1989, Thank you Puntlanders for the welcome and Worm Reception.....

    Aniga waxaan ahay Muwaadin Puntlander ah oo Qurbaha kunool, walaahi shucuurteena lama soo koobi karo, madaxda iyo shacabka puntland runtii waa dadaaleen, ilaahayna waa ku taageeray dadaalkoodi, Shacabka Puntland waxaan ku boorinayaa iney sharafta iyo sumcada ey maanta gaareen iney intaas kasii badiyaan dadaalkooda oo cadowga la iska jiro

  • manshallah i am proud to be a somali wallahi..thanx puntland for the warm welcoming

    i hope one da jubbaland regions (gedo, j/dhexe, or j/hoose) wiil win inshhallah

  • Comment removed

  • WAA ARRIN AAD LOOGU FARXO. Guuleyso Puntland; waa in loo yeero

    gobalka waqooyi Galbeed, Togdheer iyo Awdal iyo Gedo waa ay ka maqayihiin

    Madaxweyne Faroole, guuleyso, taariikhda ayaad baal dahab ah ka gashay

  • good job 4 puntlanders

  • Mashallah!! This milestone event bringing all regions to play football for the first time in 20 years!!

    Inshallah soon we will see Somalia winning the African Cup of Nations, then the World Cup!!

  • I'm proud Puntland to host this Amazing soccer tournament, Somalia is one and unite peace will prevail inshaallah.

    Visa Somalia, Viva Puntland

  • maan i am pround of this amazing walaahi.

    Dalkeenaha ha noolaado

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more