Ogoow Ducaqabe ogsoonow dalku inuu hantida yahay shacabkiyo dadkoo idil dadku qoys ka badan yahay dantu hebel ka wayn-tahay haddii damacu waa side aad is tidhi mar duub xidho doorkaa horsood noqo cidi kuuma diine haku-dilin walaalkaa ha colaadin deriskaa dab ha sudhin xigaalkaa
Mohamed Gacan Map ka Somaliland waa qaldan yahay. waxaad isticmaashay kii propaganda ha.
halyeey6922 2 years ago
Soomaaliland ha waarto
Holiwuudh 2 years ago
Hees iyo badh!
Holiwuudh 2 years ago
MaxamedGacan 3 years ago