Added: 3 years ago
From: africankueen
Views: 3,290
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • sick old man BARRE is the reason why somalia is in crisis to this day, may he burn in hell

    AAMIIN

  • Wow thats the current Somaliland Finance Minister Xuseen Ducaale he was young then

  • somalida qabiil ayay ayaa qaldey xiligii hore dadku waxay ahayeen dad kaxishoda qabiilka balse hadusan qabiil jiri leheen la,isma dili leheen sida aan aniga isleeyahay magalada muqdisho waxa ay eheed halka africo oo dhan ugu quruxda badan balse maanta waa meel layaab leh .

  • Lagadow, walaal beentaa maahan. xamar waxaay aheeyd caasimadaha africa ugu horumarka dheer intii aay wadamada african-ka kaxoroobeen guumestihii reer europe.

    Allow nabadii hore noo sooceli oo dadkeena isku calool fayoobeey!! Amiiin

  • Soomaaliya Hanoolaato!!

  • Waxaa ka khaldamay dadka iyo dalka wax kasta oo ka khaldama marka ummadi garan weydo danaha aayaheeda. Ragga ku xusan barnaamijkaan eeddooda ayey leeyihiin oo kaalintooda way ka dhiibteen dhibaatooyinka, hase ahaatee, dadka oo dhan baan eedda ka waaban karin. Dadka caqligooda ayaa waxaa ka xoog badiyey camalkooda. Duruufaha jireyna way qalafsanaayeen, sida; dhaqaale, cilmi, xorriyad shaqsiyeed iyo kuwo kale oo fara badan. Waa ayaandarro inta dumista ku baxday ka badan ay u baahan tahay xalkeedu.

  • ogaal83, waa runtaa oo annaga ayaa qeeyb weeyn kuleh hadii aa nahay bulshada ama shacabka waxa looyaqaa...

    Laakiin Soomaali hore ayaa kumaahmaahday, 'Sidee xeero loo xagtaa ilkana kunabad galaan. marka waxaa wacnaan laheeyd dadka iney illawaan wixii horey oo aay maanta kataliyaan nabadda. wadanwalba wuu soomaray dagaallo sokeeye, laakiin annaga waqtigan maaheeyn in aan biloowno wax umadihii kale kasoo gudbeeyn oo gadaal usocod noqono.

    aad baad ugu mahadsanid fikirka aad nalawadaagtay.

  • Adaa mudan.

  • Hiyi kaca barbaartii heliyo dhoofkan lagu hoobtay

    Hanqal taaga yurub loo qabiyo hoohad kiyo beenta

    Halaaga iyo dhibaatada naflaha lagu halaynaayo

    Hodan tidda dalkeeniyo nimcada hoos u dayi waaga

    Dhalin yahay naftii hawl baddee dhugo hareertaada

    Dhalin yahay intays heeraysaan dhimasho waa hawle

    Hoog iyo balaayaa fadhida hilinkaad qaadeene

  • The regime might have lingered indefinitely but for the wholesale disaffection engendered by the genocidal policies carried out against important lineages of Somali kinship groupings...This is one of our memory History of somalia. Long live somalia......!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more