Added: 4 years ago
From: arigavo
Views: 139,126
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (50)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Allah ha naxariisto kinsi xaaji aadan, waxay hargeysa ku geeriyootey july 2o11

  • Alla haw naxariisto Kinsi.

  • aalow u naxariiso aamin

  • alle how naxariisto aamiin aamiin

  • ilaahaayow unaxariiso!!!! iya iyo intii dhimaatayba!!:)

  • ilaahaoow unaxariiso!!!! iya iyo intii dhimaatayba!!:)

  • Alow kuu naxariiso.

  • ilahay haa u naxaristo

  • Allah Hakuu naxariisto

    

  • HALMAR DIGA KINSI 

  • I'd tap that.

  • Xilbay Adhi Jiri Wadaagtaa Wht A Voice And Lyrics my Heart Skipped twice when i heard this Voice. The Song Is Younger 1 Year Than Me ....May Allah Give Us Peace And Unity Somalis Need Nabad iyo Wada Noolaansho The Word(Xil Bay Adhi Jiri Wadaagtaa) Based On Wht We Need In Somalia...Ogadenian

  • Habaas weynaa meesha ay inanta taageen. Wuxu xishood yaraa. Waxaad moodaa Burco duleedkeedi aan kudhashay. Allah ceelkii Burco habaas badnaayaa!!

  • wow! this real beauty..

  • xareeda laguma wacnaadoo, abaartana lama xumaadoo, adduun xumba maaha gudhaysee, haduu ruux kuu xaal furnaado xogtiisana ruux ku siiyoo xussuusta lagama gooyee, xagaaga markan u ciiray inaad xaska iiga baydhaa xeerkiisa jacaylka maahee xan iyo ceebi yay ku raaci. Kinsi xaji aadan

  • waxaan ku latin lahaa in laga madnuuco dadka ku caytama commentiga, ee very nero and tribe mindiga ah ee hatredka ka buuxo somali ba ba'day qabiil bana rogay ee ka feker in aad ethiopia eey yar oo ay leedayhay noqon doontid wiilkaaga iyo wiilkiisa sida falastiin ogow in uu dhaxa tuuri doono maskiin mugdi ku jira ayaad tahay read the history like cordova extra extra

  • @HannaCullen waxaan ku latin lahaa in laga madnuuco dadka ku caytama commentiga, ee very nero and tribe mindiga ah ee hatredka ka buuxo somali ba ba'day qabiil bana rogay ee ka feker in aad ethiopia eey yar oo ay leedayhay noqon doontid wiilkaaga iyo wiilkiisa sida falastiin ogow in uu dhaxa tuuri doono maskiin mugdi ku jira ayaad tahay read the history like cordova extra extra

  • Kinsi waa dadkii soo baxay markii kacaanku dhashay ee kooxaha badan la sameeyey. Abaalka waxa iska leh ninkii abuurey xaaladii u suurto gelisey inay Kinsi noqoto fanaanad weyn oo soomaali oo dhan jeceshahay. Jawigii uu keenay baa u suurto gelisey in aabaheed oo aan ogoleyn fanka ay maalin caddey Xamar aaddo iyadoo aan waxba lagu sameyn karayn. Sharafta waxa iska leh alle ha u naxariistee aabihii umadda Jaalle Siyaad. Somaliland meelna kama soo gasho. Gart eexo waa la siku cadaabaa.

  • 1986.. markaan dhashay beey heesey say waaw .. but she was hollac

  • hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • kinsi waa biyo dahab iyo luul,

    waa saanbuuse casar jooga iyo canbe bislaaday, waa hoobaanta roobkoo iyo careedoo widhwidhaysa, waa gaari nolol wacan lagu soo gardaadshee.

    iga maqan, igu mudan xusuusta midnimo.

    yaan la bililiqaysan heesaheeda way nooshee, nabadeey.

  • Bal isku Fiiri fananinta yar yar e imunka so baxay iyo kuwii hiore iyo weliba dunidan Gaartay horumarka weyn.. walee la isma ag dhigi karo Masha Allah aan iraahdo Kinis Mid gaari kareysa Kuma Jirto Quruxleeey... I love da way she dressed up masha allah...

  • c/ fataax kawaran qaahira waa ku cajistay sax gobolkaga maridijeex aya kucelinenaa ok kkk

  • viva kinsi boqorada

  • kani kacanku madax maray miyuu inagu soo khaldamay?waxan kugula talin lahaa in aad xabaalaha ka baadhid, hadaad kala garan waydana saraakiishii SNM waydii iyagaa garanaya halkuu ku bakhtiyay Aabahaa Afweyne iyo kacaankiisiiba.

  • kinsi is unique her beauity,voice,impression,femin­nism,all about her.i can say she is the best.i hope she is living a happy life may allah give her best wishs in life aaaamin.aaaamin.

  • halkaa gaa markaan aan uu iiraay inaad haskaa eega baydhaa, herkisaa jacalyka maaheey.. haaan iyoo ceeb yaane kuu raceen.

  • what a nice song

  • kinsi xarago

  • human beings worst enemy is bloody aging.akhhhhhhhhh.

  • kiinsi waxaa suuqa soo gelliye...illahay ha u naxariiste Shimbir

  • walaal aan ku saxo kinsi waxaa soo saaray abwanka caanka amed.s.bide waxyna noqotay xidigada kowaad ee cidamada asluubta ruwaayadii ugu horesay ee ay kooxa asliibta la dhigto waxay ahayd(jacayl kala waalan iyo wajiyaal is xasuusta) oo alifay a.s.bide sidaa ula soco.

  • Allah Kinsi Qurux Badanaa, oo heeso wacanaa!

    Mahadsanid adiga iyo dadkii heesahaas wanaagsan kuu sameeyey iyo kuwa muusikadaba.

  • waw was Kinsi cool like this i didnt know da guys... da was old i wish to reverse the time for Kinsi

  • Aar Kinsi saan may u ekayd. Adduun sidaas awga quuso. Cod iyo muuqaal. Haddeysan Soomaali aheyn adduunka wey qabsan laheyd!

  • codkaan waa kustuumo jeex

  • Caleeeeek Erigavo!!!!!!!! Caleeek!!!!!!!

  • somalida saan may u labisan jireen maxaa ,,hada surweelada looga xishoda,,,Aar viva somalidii hore aar maxaa marka u joogi waayey adduunka  shyt ,,,,, qurux this girl wowowowo i liked

  • xalimo caadi iska dhig abaa

  • Mansha allah! What a voice she has, i love all her songs and she is so pretty. Thanks kinsi and wish u the best.

  • kinsi is one of my best favorite ever...kinsi ii nolow wan ka u tageersanahay kuna jecalahay

  • Naagaha qurbaha ku af bartay ee rabo, in ay fanka soo galaan...si dhib yar ma aha ee Waligiinba Bacardiga isk nuuga... sidan oo kalana ha ku niyaysanina in aad u keentaan, codkan waa loo dhashaa ee lama kufsado.. haka Dhicin Salaamada Qaar lagu sigtaa Jiree...

  • Shoukran my friend another classic. LOVING IT

  • beutiful song kinsi xaaji aadan alaa yacasak

  • Beautiful, Mahadsanid Kinsi hees macaan cod macaan.

  • kinsi markaad heseyso wan xiiqa inan anigu heesey ayan ismodaa damn!!!

  • caadi ma aha

  • i like this song wayowayo is my favorite, great to somali zak from sweden

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more