Added: 3 years ago
From: Askarmotors
Views: 23,276
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (50)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waa sharmaare meshuna waaa madaarka dushiisa cajiib geesiyo dhaatay walee qofwaliba waxuu yahay buu ku abtirsadaa saw maaha ka awoow ka awoow isbaanu ulahayn dagaal

  • waa halyeeyadii ciidagale waa cidankii sadexaad geesiyo ayey ahaayeen walee bari iyo galbeedba ka dagaalaymay mahadsanid cajalkaa ka duuboow waa taariikh walee

    ninkastaba hayska hadlo: who is hero?

  • Comment removed

  • 4:50 lol my name is Deeqa too and i am becoming a nurse...haha that funny?

  • intii dhamatay alle how naxariisto

  • @dalsanland down down iidoor afku dhogorle . Yuhuuda east africa. British kay sayid maxamed cabdile ka doorteen oy dabada u meyrayeen. Uskag yuhuud Israel tega. Soomaali maahan. Nobody like you uf!

  • somaliland 4 life

  • vivi somali land i love SNM

  • maxamed mooge ka xishooda iyo snm .

    fariin taad u dirtaan waa duco

    SNM viva.

  • Nabadiwaaqaali Deeqi isla dagaalkan ayey ku dhimatay Ilahay haw naxariisto iyada intii wadankan u soo halganatay

  • Allah akbar, SNM you will be in our hearts forever.

  • Nin waliba ha iska hadlee walee Nimankaa Ciidagale waa Geesiyaal Laakiin Cayda Naga daaya ilmaadeerayaal hadaad idinku wax tihiin anagana waa noo magaca cuze walaalkay baad tahay ... Viva Snm

    Boy From Gebiley

  • jecliyee heesta mujaahid maxamed mooge  walee toban wajiilaha waxa galay wadkiisoo

  • Always in our hearts, SNM! Deeqaay, geesiyad baad tahay! xaggeed ku danbaysay tollow?

  • @Nabadiwaaqaali walaalo deeqa ilaahay jannada ha ka waraabiyee, waxa ay ku dhimatay isla dagaalkaas.

  • @khadiir12

    snm raga ugu badnaa waa habar yonis

    5 xidig ee snm habar yonis laba nin ku leeyihiin

    sacad muse lixle oo kale ma leeyihiin ?

  • isaaqb umuukala hadhin halganka waxay guushaa ku gaadheen isku duubni kan yar ee mustafe sita ee garaad gaab ka ah ee 3aad iyo wax ka sheekaynaaya cajiib sacad musse run ahaan tiii waa lagaranayaa waxay yihiin ciidagale waa dad yaar oo badnay ciidan kii 99 la odhan jiray ee jb ayaa kun jeer kulibilaamayay iskabada 4 aad iyo aad iyo qaarkaloo badan

  • Comment removed

  • walee toban wajiilaha waxa galay wadkiisa....alaa yarxamuu maxamed mooge liibaan...alaa yarxamuu mujaahidiintii shahiiday..

  • Ciidanka sedexaad 3aad waa ciidankii jiida hawdka hargeisa kadagaalmayay,

    hadii qabiil ahaan la eego waxa uu ahaa CIIDAGALE

  • @Dalwanaage war qablayada iska dhaaf somaliland for somalilanders viva somaliland

  • waxaan gadaal bay kasameeyen niman sidaa udagaalami jirey may ahayn ,

    kulmisti oo minguste taageeraya dhaantay waxbadana kuwan marki xamar laqabsaday bay isyara waalwaaleen oo dhulki oo banaan yimaadeen .

  • waaka geesiyadii snm ee ciidanka 3 "ciidagale weyne" mashallah , sacad muse ilama gaas daqiiq xageebad joogen.

  • @mustafe1230 you are sick go to mental hospital

  • @mustafe1230 war sick batahay dhaqtar orod utaag

  • @mustafe1230 kkkkkkkkkkkkk mustafe ka yara qalee reer uunsiga....

  • Comment removed

  • Siyaad kaddib ayay halyey isugu yeeraan hayeeshee waagii uu Siyaad Xamar joogay waxay Isaaqu ahaayeen qayb bulsho weynta Soomaaliyeed ay hadda takooraan ku lammaan oo aan xooggii Mingiste ku awoodin dagaal qaraar. Siyaad wuxuu beelay taageero bulsho oo ay dhammaan dadkii Soomaaliyeed diideen taliskiisii hantiwadaagga. Sooyaalku ma been sheego ee had iyo goor waa laga been sheegaa daraaddeedna halkaan ka muuqda. Jabhaddii Isaaq ma awoodin dagaal ballaaran oo ay la galaan Siyaad. Runtu waa run!

  • SNM were weak and unable to defend their territory against Siyaad. After two years of war they were not able to defend any major town due to their heavy use of Khat, they were essentially on drugs most of the time to mount any serious challenge to Siyaad whose popularity had diminished and could not muster more then five percent of popular support. The Isaaq rebels walked into major towns after Siyaad was deposed by popular demand and Isaaqs could not have removed him as they claim now. History!

  • walle lama yaabani goosashada ree waqooyi dhawr sababood awgeed waatan koowaade. 1.nimanki midnimada soo doonay oo cadaalad daro lagula dhaqmay, sida xilalki wawayna oo konfur ay qadatay.2 xasuuqii loo gaystay80's kii. 3 halgankoodii oo mira dhalay oo nidam ka dhashay oo an noqon sida USCdii xamar,4.waxay ahan lahaydba iyaga oo la'cid ay horta kawada hadlan midnimo iyo kala tag toona. marka nimankas wiilashoodi dhiigoodii way mahdiyeen goosashadooduna i dhibi mayso... in lo hambalyeyo ayay ahayd

  • @calimudug calimudug , Saaxiib Cai mudug aad baan kuugu mahad naqaya sida xornimada iyo geesinimada leh ee aad u cabitay dareenkaaga ku wajahan, snm iyo somalilandba(ex waqooyiga soomaaliya), runtii aad baan u jeclayn inaan aragno soomaali oo dhan oo dhulkeeda wada maamulata, laakiin waa nalala garan waayay taas, oo abaalkeedu wuxuu noqday in nala dabargooyo, oo dadnimada iyo soomaalinimadaba nalaga saaro, inaan dawladii soomaaliya la dagaalano maanaan dooran ee waxay noqotay badbaadadayadii

  • @Samatar85 adaa mudan sxb....

  • @calimudug bahal caqli layidhaa baa kugu dheeraday sxb adna wan ku taageer sanahay ilaa xad hadaa rer somaliya tahay inshallah

  • @maafiish kkk, sxb waad mahadsantahay, kolley anigu somali meel kasta oo ay joogto wangeeda waan ku diirsanaya xumanteeduna way i dhibaysaa. marka inti wanaga samaysay ilah ha u siyadsho inta dhibana ilah haka dulqadi dhibta.

  • waryaa badanaa raga meesha marayaa

    waaban yaabay

    mida kale rag baqo ku jiro maaha

    waa rag dhaarsan inay waxsoo karbaashaan

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • gow ciidagle cid kama hadhin

  • @warsame011 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Stop ruing the damn tapes with all these captions for gods sake, the videos are good but you wrote shit all of them , stop damaging the tapes . No body can watch the tape when you have 200 LB ..LB..LB..LB all oever the damn screen

  • waa ragii raga ahaaaaaaaaaaaaaaa walee mar hadaynu dalkenii iyo dawladeenii ciidankeenii calankeenii haysano ciilmaqabno ilahayow noosiyaadi somaliland aaaaamin.......

  • goosashadu waa wax mar dambe soo baxay ee ma aheyn hadafka SNM waxaay rabeyn in aay afweyne ridaan hase yeeshe shacabkii dhiigyacabkii afweyne uu diyaaradaha ku weerarey ayaa diidey in aay ku darsamaan koonfurta

  • masha allaah  maxaa meesha Mujaahid maraya meesha waxaan ilahay uga baryayaa inuu ilahay Janadii kawaraabiyo wixii dhintay iyo wixii nool ilahay khayr hasiiyo SNM ragii duhur cad ka eryaday calooshood u shaqays tayaashii kasoo duulay africa bari ee uu hor kacayay Siyaad bare markaa arko ama xasuusto waan qiiroonayaa mujaahidintaa

  • Comment removed

  • idoorland HAHAHAHA

  • @gadafiii hadaanu idin casharinay oo imikana aad cagtayada ku hoos jirtaan waxaad doontaba dheh, FAQASHEEY.

  • We Love u snm allways remember ..

    Intii dhimateyna allow u naxariiso

    God bless somaliland

  • hargaysa kamay baryinee dabaday xabad kala dhaceen libaaxyadu ,,,,,,faqash meeday laad baa hargaysa lageega saaray,,, oo yaa kasaaray ???????

    waad ku mahadsantahay sidaad u soo gudbisay walaal meeshuna waa sharmaarke airportaka hargaysa wax yar marka la dhaafo ninka wax duubayeyna wuu dhimanayaa halkaas markuu mariyo midkalaa ka qaban doona .... alaahu akbar snm ha noolato

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more