Eithopia is your enemy like it or not. Maxaakiimta is just another ball game between west and the east and somalia is the stadium where the game is on. other before were just the preview..so wake up watch the game write bullshit online forums and be a fan for your favorite team such us USA HAWIYE DAAROOD ISAAQ ITOOBIYA ALSHABAAB MAXAAKIINTA CARABTA and etc. or cometogethere and stop this fuctup game that we being plyed on somalia and be a Somalian..
The Ethiopian entered somalia a year ago under the pretext of capturing islamic terrorist, however since then there was no single terrorist captured or killed except the massacre of civilians, and destructions of homes. we somalies must love each other and respect. than ALLAH will help us. I LOVE ALL MY SOMALI PEOPLE. Viva maxaakiimta...
waxaaba sideeda khalad ah nin isku shegaayo wadaad ama sheikh inoo siyaasad galo waayo diinta iyo siyaasadda waa in la kala saara maxaakiimta islaamiga in ay xun siyaasad galaan baa markii hore khalad ahaa arrinta meesha ay ka qurantey waa meeshaas wadaadka ama sheikha waa in uu diinta ku ekaada hadduu siyaasad galeyna wuxuu ka baxay sheikhnimo iyo wadaad
walaal mawaxaad leedahay waadadada waxeey aheyt in aysan nabad kusoo dabaalin somlaliya, waayo waad ogeet wadaadada nabada iyo kala danbeynta ay keeneen. are u saying they shouldnt do that?
Brother your wrong and i dont share your opinion. Islam is 100% way of life, a political ideology and a system of government therefore there can be no separation of politics and religion.
Maxkamadaha ayaa u sabab ah in Ethiopia Somalia ay soo gasho, isla markaana ay qabsato; Maxaa yeelay waxay keeneen nabad, cadaalad, iyo barwaaqo - taas oo ay Ethiopia u aragtay in - Soomaaliya ay ka leexatay qorshihii Ethiopia iyo cadowga Soomaaliya ay u ugu tala galeen. Qorshahaas oo ah in Soomaaliya burburto - oo ay beesho jiritaakeeda qaranimo, ugu dambayntana kusoo dhacdo gacanta Ethiopia. Yes, maxkamadaha ayaa kan danbeeyay - in Ethiopia Somalia ay qabsato.
runta marka laga hadlo maxkamadaha lug way ku lahaayeen laakin itoobiyana wax kaliya oo ay raadinaysay waxay ahayd inay hesho mar marsiyo ay ku gasho gudaha dalka somaliya waana nasiib daro inay dad sheeganaya somali inay soo horkacaan si loo xasuuqo shacabkooda iyo dadkooda waxayse dadkaas iloobeen inay xisaab jirto

Garaadkayga 3 years ago
That is your point of view, the fact is that I do not share with you. The Ethiopian forces were almost invited by the U.I.C.
ThePestControl 3 years ago
Abdalliino80... Maxaa u diidey wadaadka inuu ka qayb qaato nabadeynta wadankiisa asagoo ku xukumaayo shareecada diinta Islaamka iyo Kutubka Allaah SWC? tankale adigoo caqligaaga kashaqeeysiineeysid mawaxaad u ogolaaneeysaa gaal xun iyo Soomaali gaalada kaliidato oo Diintoodii iyo wadankoodii dano gaar ah ay leeyhiin ku badashay?
fadlan ilaahay halaga cabsado dadka walaalaheen oo laxasuuqaayo halaga xumaado hana loo duceeyo.
maroorwayn 3 years ago
The Ethiopian entered somalia a year ago under the pretext of capturing islamic terrorist, however since then there was no single terrorist captured or killed except the massacre of civilians, and destructions of homes. we somalies must love each other and respect. than ALLAH will help us. I LOVE ALL MY SOMALI PEOPLE. Viva maxaakiimta...
wadanaay 3 years ago 3
waxaaba sideeda khalad ah nin isku shegaayo wadaad ama sheikh inoo siyaasad galo waayo diinta iyo siyaasadda waa in la kala saara maxaakiimta islaamiga in ay xun siyaasad galaan baa markii hore khalad ahaa arrinta meesha ay ka qurantey waa meeshaas wadaadka ama sheikha waa in uu diinta ku ekaada hadduu siyaasad galeyna wuxuu ka baxay sheikhnimo iyo wadaad
abdalliino80 3 years ago
walaal mawaxaad leedahay waadadada waxeey aheyt in aysan nabad kusoo dabaalin somlaliya, waayo waad ogeet wadaadada nabada iyo kala danbeynta ay keeneen. are u saying they shouldnt do that?
samra144 3 years ago
Brother your wrong and i dont share your opinion. Islam is 100% way of life, a political ideology and a system of government therefore there can be no separation of politics and religion.
omarwadani 3 years ago
Ethiopia waligay waxay rabtay in ay imaato somalia so yaanan lagu mar marsiyoonin maxkamahada
beeso88 3 years ago 2
Maxkamadaha ayaa u sabab ah in Ethiopia Somalia ay soo gasho, isla markaana ay qabsato; Maxaa yeelay waxay keeneen nabad, cadaalad, iyo barwaaqo - taas oo ay Ethiopia u aragtay in - Soomaaliya ay ka leexatay qorshihii Ethiopia iyo cadowga Soomaaliya ay u ugu tala galeen. Qorshahaas oo ah in Soomaaliya burburto - oo ay beesho jiritaakeeda qaranimo, ugu dambayntana kusoo dhacdo gacanta Ethiopia. Yes, maxkamadaha ayaa kan danbeeyay - in Ethiopia Somalia ay qabsato.
comedianhakim 3 years ago 4
@comedianhakim ntana kusoo dhacdo gacanta Ethiopia. Yes, maxkamadaha ayaa kan danbeeyay - in Ethiopia S
5OMALIA 1 year ago
runta marka laga hadlo maxkamadaha lug way ku lahaayeen laakin itoobiyana wax kaliya oo ay raadinaysay waxay ahayd inay hesho mar marsiyo ay ku gasho gudaha dalka somaliya waana nasiib daro inay dad sheeganaya somali inay soo horkacaan si loo xasuuqo shacabkooda iyo dadkooda waxayse dadkaas iloobeen inay xisaab jirto
JEEL2007 3 years ago