Added: 3 years ago
From: eeggaco
Views: 9,826
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • DAUD DOQON

  • da uu d axmaar waa boob jon walaalkiis waayo sadex xaalo ayuu ku mu teeystay arintaas waayo waa shaqalaha naarta ama u adeegaha males zanwai oo waxuu u adeeg sadaa baa binta dadka iyo dalka ogaden xasuusqa shacabka in uu darojo ku helo ma noqon doonto da, uud noqo kii naarta ku waara waligii aamin

  • kalmad kasta uu kahadlayo waxuu ka akhrinayaa waraaq loo soodhiibay xataa haduu kahadlayo wax lawada ogyahay oo aan u baahnayn in qoraal lagu sameeyo war ninkaan dadka iskuma keenikaro dadkaana marabaan inay lamidoobaan ethiopia ee xoriyadooda ha u qoonsan yaanana lagugu adeegsan layntooda anigu maahi somali galbeed ee somali kushashay somalia ayaan ahay ilaah haka qabto dadka ku haya dhibatada umadaas baaba day

  • dauud axmaar magaciisa ayaad garan in uu axmaqyahay

  • laba arrimood ayaa ninkan ku jecelahay (in kasta oo dawladda Mels noqotay gacan ku dhiigle).

    Marka hore wuu d'a' yarayahay.

    Ma labaad dugsiigii mafiyada ee ragga soomaaliya ba'biyey kama soo bixin.

    Maalin dhaweyd wuu waashay ayey lahaayeen, laakiin waxa waalan ragga ayna dhibaatada dadkeena illaa 77kii sii qax oo soo qax dilootay.

  • faa'iida kan malaha sababtoo ah waa calooshiista u shagayste waligiiba ha'iska daldalmo wax uu uyaho majiro.

    illaahay dadka hakaqabto dadka xunxun ee isagoo kale ah.

  • ceeeeeeeeeeb somali calan ethopia lagu qasbay.kaaaf iyo kaladheeri

  • I wanna be the one who you believe

    In your heart is sent from (sent from heaven)

    There's a piece of me who leaves when you gone

    Because you're sent from (sent from heaven)

    I wanna be the one who you believe

    In your heart is sent from (sent from heaven)

    There's a piece of me who leaves when you gone

    Because you're sent from (sent from Heaven

  • Marka ugu horeysa waxaan u hambalyaynayaa madexweynaha cusub ee deganka somalida Ethiopia Mudane daaud maxamed cali. Marka xigtana waxaan leeyahay Noqo midkii lagu nasto oo deeganka u horseeda nabad,barwaaqo, iyo hormar. tan xigta Mudane Kooxaha dagalamaya waxaad u moojisaa waji furan iyo siyaasad  hufan kuna dadaasha sidoo wada hadal loogu dhamaan lahaa khilaafka jira. Kooxaha dagalamayana waxaan dhihi lahaa nabada qaata oo Siyasad aan qori wadan keena Miiska

  • Meel cadaalad daro iyo musuq maasuq ka jirto nabad iyo barwaaqo midna lagama helo. Dowladdan kuma dhisna rabitaanka dadka ee waxay ku dhisantahay rabitaanka Ethiopia.

  • Wax isbedel ah uu ninkan umadda la gumaysto ee somali galbeed u keeni karo majirto waayo isagiibaa ah lahayste, beritana qashinka ayaa lagu ridi doona sidii qoloddii hore eeka horeysay.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more