mudane farmaajo malintii uu tagay aya u danbaysay ciidankii qaranka iyo dadaladii loogu jiray dib usoo cellin todi ethiopia iyo dalalka africa ee cadowga ah way arkeen ninkaan inuu soo wado dowlad awood leh sido kale reer puntland oo islaha hadii dowlad somaliyeed oo awoodleh dhalato dhulkiina aya cidla noqonya lagu kala guuro aya dhuunta u galay odayga kkkkkkkk
@arlaadiiaboowshee lol sxb taas been miyaadee dorashadii somaliya kadhacday ee Md cabdirashiid cali sharmarke lagu doortay ayaay cadeen u hayd tirakoobkii lasiiyay.

halgan2000 9 hours ago
Farmo intii uu joogey Somalia wax la taaban karo ayuu qabtey laakiin waxaa uu ahaa aqoon yahan oo hadana qabiileysiga ku dheer.,,,,, Markaan saas leeyahay markii uu ka qalanjabiyey jaamacada buugii uu kasoo qorey Somalia waxaa uu ku sheegey in 50 % dadka soomaliyeed ay yihiin Daarood..Taas waxaa ay cadeyneysaa in uu yahay qof cunsuri ah oo aad ugu qabyaalisamka..Marka qof nooocaas ah marna ma noqon karo Mas'uul Somaliyed aad ayaana u taageerey markii xilka laga qaadey,Viva Sharif Xasan Sh. Adan
arlaadiiaboowshee 2 weeks ago
@arlaadiiaboowshee lol sxb taas been miyaadee dorashadii somaliya kadhacday ee Md cabdirashiid cali sharmarke lagu doortay ayaay cadeen u hayd tirakoobkii lasiiyay.
casoowe100 2 weeks ago
maasha alaah nooloow farmaajo umada soomaliyeedna alaha kadhigo sidaadoo kale guuleeso mahadsanidin xasuusonline
duceysane1 1 month ago