Added: 11 months ago
From: aliel69
Views: 22,471
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (19)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ceegaag ....... caadi ma ahan codkaaga qatar

    waa fanaan aan inaba caadi ahayn

  • heestaan caadi ma ahan waxay ka hadleysaa nolosha xikmadeeda oo dhan iyo qaabkeeda waa waano wa tusaale dhan walba allaha u naxariisto abwaankii curiyey iyo fanaankii qaaday labaduba janadii dirdowsa allaha ka waraabiyo amiin

  • labadii is jecel dadka dhibi ogaaa

  • heestan waxaa horey u lahaa fanaan aan aad u jeclaa ilaahay ha u naxariisto janno fardowso ha ka waraa biiyoo amiin amiin hadana waxaa qadaaya fanaan aan ka dhicin caleeeeeeeeeeeeeeek ceeggaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaag

  • mmmmmmmmmmmmmm aadbaan uladhacay

  • Hees aan caadi ahayn, cesh alla murti!!

  • good song... keep it up man.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • fanan of tha yr 2011 brothr walahi masha Allah man kp it up

  • ala yaa cisag al fanaan axmed ceegaag

  • ala yaa cisag

  • Mar un la is ma garab dego dad ma wada sinaan karo aduun waa is daba mar is daba maar sidaas bay ahayd originalkii Abdinaasir macalin (AUN)

  • wooow masha allah wlhi heestaan aad ayee u macan badan tahay waana ereyo sax ah

  • haddii ay jirto hees micno weyn xambaarsan o xikmadi ku dhan tahay waa tan AUN abwaan maxamuud tukaale naxariistii janno allaha siiyo

  • eesh caleeg!!!

  • naftu doqonsanaa damac waalanaa waxay doonto beri ku didi ogaa dantu ka adagaa durba celin ogaayee labada is dardaray dadka dhibi ogaa Risiq eebe kuu diiday kaa durugsanaa nimuu duunyo siinaayo deeqi u dhawaa taa waxa daliil u ah haadka samada duuliyo diinkuba u siman calaf ninna ceeshka daayacan anu daal u soomarin kama helo duleedaada duuleedadaa... siday diintu nagu tidhi dayaxana ha gadhee qayrkaa darajaduu helay Rabbi kaama daahinee dadaal g
  • Waa hees micno ween xambaarsan, idinkana waad noo sahasheen in aan fahano.....................mah­adsanidin!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more