Added: 1 year ago
From: LBchannel
Views: 60,170
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (54)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @LBchanal maku xiriiri karnaa email ahaan meel kasta meel aan xornimo wax ugu qori karo aan rabaa aad u mahadsan tahay .

  • @AnfacD Youtube gudaheeda si xornimo waynu u wada xidhiidhi karaynaa. Anigu meel aan youtube gudaheeda hayn dadka kalama xidhiidho sxb.

  • @LBchanal meel ku gooni ah oo aan wax kuugu soo qori karo maleh markaan waxyar kuu qoray waa laiga xirey. waa la, ii hagajiyey hot waterkii and heatkii Alxamdulilaah. mida kale joornalka aa la soo galisayaan moodey in joornal laga qoray, aad u mahadsan tahay.

  • @AnfacD Waa arin wanaagsan hadii heaterkii iyo biyihii kululaa laguu hagaajiyaya. Waxaad ogsoonaataa in E-mail-ka iyo youtube ay isku mid yihiin oo aad labadaba si xornimo ah oo ayna qofna ku arkaynin aad wax uugu qori karayso.

  • @LBchnanal as wr wb walal maanta tan iigu daran i haysata waa mahaysto hot water and heat 3 maalmood taleefanka in aan aniga wax waca maahee la ima soo waci karo mahadsanid.

  • @AnfacD Waxaa jira meelo badan oo ay dawladu samaysay shelters ama heating centres waana bilaa lacag cuntana waa lagu qaybiyaa. Hadii aad qabawga u adkaysan waydo waxaad tagtaa shelterka. Hadii aad london joogto la hadal numberkan 0808 800 4444.

    Ayagaa meel kulul oo aad ku noolaato oo bilaa lacag ah ku siinayee.

  • @LBchanal as wr wb walal halkan kaalama xiriiri karo raali ohow sida loo tagana waan aqaan pajka,

  • @AnfacD Halkan uuma jeedo meeshan aynu imika ku wada hadlayno ee waa meel qarsoon oo ayna dadku arki karin. Waa Private.  Sideedaba anigu youtube gudaheeda ayuunbaa la igala soo xidhiidhaa.

  • @LBchannel Suldaan walaal waxaan anigu aad ula dhacay sida hagaagsan aad ugu sheegtay qofkan dhibaateysan.  Waa tii la yiri isu naxariista si eebbe noogu naxariisto.

  • @nabadraadshe Suldaan sideedaba aniga way i dhibtaa markaan arko qof dhiban, muslin iyo gaaloba. Waana runtaayoo ilaahay uuma naxariisto umadii isku naxariisan wayda. Adigu qof ayaabad ka hadlaysaayee hadii aan arko xayawaan dhibaataysan way i dhibtaa waanan caawiyaa intaan caawin karayo.

  • @LBchannel Suldaan cimri dheer & caafimaad Eebbe ha ku siiyo.

  • @nabadraadshe Aamiin walaalo. Adigana sidoo kale aamiin. Mahadsanid.

  • @LBchal As wr wb waxaan rabaa in aan is aragno ma is arki karnaa si aan qof anan u jeedin maalin kasta wax uma qori karo meel aan idinkaga soo xiriiro ma garanayo marka isoo sheeg meel aan kala soo xiriiro aad u mahadsan tahay.

  • @AnfacD Halkanba igala soo xidhiidh. Waxaad tagtaa first page-kayga adigoo taabanaya meesha ay ku qoran tahay LBchannel, dabeetana waxaad taabataa meesha ay ku qoran tahay Send Message. Kolkaad send message taabatoo oo uu page kale kuusoo baxo ku qor waxaad doonayso dabeetana taabo meesha ay ku qoran tahay SEND MESSAGE.

  • @LBchanal as wr wb waxaan ku jirey mudo badan cabsi waxaan rabaa in aan ku noolaado xornimo iyo cabsi la,aan iyo dhuumasho la,aan, nolosha inta ii hartay, waxaana rabaa in aan ka hadlo wixii aan qarsanayey mudada badan thank you

  • @AnfacD Horta intanad ka hadal waxan aad qarsanaysay waxaad ogaataa in dunidoo dhan laga akhrisanayo. Hadii ay tahay wax adiga dhibaato kuu keenya halkan ha kaga hadlin ee si hoose iigu sheeg, laakiin hadii ay tahay wax sahlan oo aan adiga dhibaato kaaga imanayn ka hadal oo soo daa.

  • @LBchanal joornalka khadra daahir laga qorey ayan rabaa in aan arko sideen ku heli lahaa plz ma isoo gudbin kartaa walaalkiis mahadsanid

  • @AnfacD Joornaalka aad sheegayso anigu maan arag. Yaa qoray? xagee lagu qoray? xagee laga helaa anigu ma garanayo.

  • Masha Allah aad u mahadsan tihiin sidaan wadankaan uga bixi lahaa alaabtaydana laiigu qaadi lahaa marka ugu horeysa .

  • eesh cala heees,sahra axmed noooloww edooo

  • Masha allah @LBchannel heestan waa hees taariikh huwan dhinacayga tks all

  • @AnfacD Raaxayso sxb.

  • She is very pretty woman in addition to having a beautiful voice...Illahay ha xafido!

  • heesta oo qoraal ah plz

  • eedo waa islan wayn ha laga qaleeyo  eed adunka majoogin arka heesaysay ilahay ka cabso waqti kuma harin eedo aniga aa ka ilnaxa aqiro xisaba taala yo

  • i love u sahra heesaha macaaniyo muusigu codkaa idilay

    

  • @nabadraadshe walaal waan soo manahayn

  • @ SOMALIDA WAXA KU BADAN OO KALE CILMAANIYIIN SXB CILMAANIYIINTU HALKEY INAGA SOO GALEEN

  • @dhuungal Waryaahee Dhuungal bal noo sheeg oo noo tafatir waxa "CILMAANIYIIN" loola jeedo???? Waa eray ku cusub dhaqanka Soomaalida.

  • LB WAA SOO NOQDEY SXB LONG TIME WAA LAGUU DARSADEY SAHRA AXMED JAMAC YAA ZALAAAM

  • long live the queen

  • meelaha markaan imaado ayaan nabadraadshe iyo xirtiisa aan arkaa

  • Shes a Mother of Nation in Somaliland and Somalia at large.no dought about that.and no comparison with others.the ONE and only Sahra Axmed Jamac.

  • Suldaan, marna ma is tidhi Soomaalida xagga wax qorista ama ra'yi dhiibishada aad ugu liitaan, maxaa waxaad arkeysee fiidiyow la daawaday kumanaan jeer misan ray'i laga dhiibtay uu aad u yar yahay!!!!!!???

  • @nabadraadshe Soomaalidu waa dad Oral Society ah. Waa dad hadal badan oo afkuun ka hadla. Dhinaca qoraalka iyo akhriskaba way ku liitaan. Hadii aad eegto inta qof ee buug qortaa aad ayay u yaryihiin. imikaabad moodaa inay soo badanayaan oo ay Book Fair sameeyaan. Suldaan si wanaagsan ayaad Soomaalida u daristay. Well Done Suldaan.

  • @LBchannel Ileyn suldaan waad ila qabtaa aragtidaa!!! Soomaalidu hadal badanaa!!! Haddii ay qori lahayeen waxaan u maleyn in ay KOOBKA qorista ku guuleysan lahaayeen!!!!

  • @nabadraadshe Haa koobkay Qaadi lahaayeen.

  • sara stil a life,eesh camaa cod

  • ALLAA YACISAK SAHRA AXMED WAA FANAANAD JIRTA.

  • LB channel saxiib heesta ugu horaysa ee muusiga ah maxaa la yidhahdaa?

    Hadaad haysona ma soo galikartaa fadlan.

  • @Omarr777 SXB heestaa waxaa la yidhaahdaa YABAAL waxaana ku luuqaysa Sahra Dawo. Waanan kuusoo bandhigi doonaa kolkaan wakhti u helo oo uu illaahay yidhaahdo.

  • @LBchannel Waa run suldaan "YABAAL" Yabaal baa laba isjecel kala yaaciyey!!!!

  • SAHRA AXED , WEY WEY,,,,,, AXASAN FANANAH ,, thanks LBCHANEL FOR THE VIDEO

  • @barwaaqo36 You are Welcome.

  • lol BOQORADA CODKA SAHRA AHMED MASHA ALLAH

  • mahadsanid qawdhan sxb, waar kaalay islaantu wali waa subag sixin ah, now tolow berigan ma CEERI BAY U XAGGAA BAXDAY, KAFTAN WAA QAC RIJAALI KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @xarrire Waryaa Xariire naga daa erayada waaweyn ee aad adeegsato sida "Subag sixin ah" Maxaan canjeero & subag sixin ah isku dhuuqay!!!

  • yaasalaam daayir buu kula tuntay suldaanku dadka baryahaan ka fariista laga waayay oo yutube ka un wax ku soo gura bal may keenaan wacdarahaan oo kale horaan u iri qowdhan waa loo baahan yahay,

    WAXAASAAA DOOKH AH sxbkay ODAY NABADRAADSHE HANBALYO

    waxaan halkaas ka arkaa ninkii qaadi jiray lacageey heestaasoo caan ku ahayd inta somalida ku hadasha biloow yadii 80kii FAYSAL CUMAR MUSHTEEG

  • @abdullahi1988 Mahadsanid sxb.

  • Suldaan "Window movie maker" waa cajiib, marna ma maleneyn in waxan oo farsamo ah laga ankumi karo "Window movie maker"!!!!! Mar labadda mahadsanid suldaan Qawdhan.

  • @pukeylucy Adigaa mudan sxb. "WMM" waa software wanaagsan oo Simple ah.

  • Si fiican baad yeeshay . Mahadsanid Suldaan Qawdhan.

  • @nabadraadshe Adigaa mudan sxb.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more