heestu ikraaan mahan wax ay khuseyso ee dadkale aan u malaynayaa. fanka soomalieedna mahan in sitoos ah qof aflagaaadeyo aydoo la heesayo viva 2 gabdhood ee soomaliyeed fanka ya laqaldin faliseeeeeeeeeeeey
falis ma xuma jaceelkeedeey dufaacatay teeda kale dadka qaarkood waxeey leeyihiin maxaa laga jeclaanaa nin afrika jooga ninka soo nin rag maahan raganimadiisaa lagu jeclaaday jaceelkana maahan lacag iyo qurux midna ee waa kalsooni iyo is fahan sheeno nooloow waligaa sxb
@SuperBarwaaqo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inaadeer somaliqueen10 hala yaabin habar iidoora magacayga oo copy ah sidata ayay u jawaabaysee qaali badaneey inaadeer macaaneey waad is fahmi waydeen lol habar magacayga ka samaysay Samiira78 & samiire87 & Samiiro78 taasoo kale alle ma ku tusay kkkkkkkkkkkkkkkk
EBYan kakakkakak,,,,,,,,,,,,ma adiga ayaa odaygaaga lagugu soo weeraray qurux kakak good luck
appie2711 4 months ago
heestu ikraaan mahan wax ay khuseyso ee dadkale aan u malaynayaa. fanka soomalieedna mahan in sitoos ah qof aflagaaadeyo aydoo la heesayo viva 2 gabdhood ee soomaliyeed fanka ya laqaldin faliseeeeeeeeeeeey
Villa7700 7 months ago
waaaaaaaaaaaw lkn walahi runta ani waxay ila tahy labadan ikran le cod macan calashan qurux badan hhhhh nice one
abeekar05 7 months ago
waa ka baxsatay
adanjamba 8 months ago
hmmmmmmmmmmmmmmmmmmm hesan caadi maha
Macaantofarta1 10 months ago
esha cala hees naagti ninkeda naaag kale aay soo damacdo heestan haa u shiido jid cusub bad noo furtay falis cadey
ebyan1506 6 months ago
Cayda iyo aflagaadada lama ogola, haddaad fikradaada dhiibaneyso, dhiibo adoon qofna aflagaadeyn, haddii kale ha isku ceebeyn meesha, adinkoo mahadsan daawasho iyo dhageysi wacan.
gabalaax 10 months ago 4
kkkkkkkkkk waar Naagtu waaba Halise ..kkk heestani aad ayay iiga qoslisay ..Odaygeeda aad ayay u jeceshahay waabay ilaashanaysaaye kkk ...halkaa kaga ay falis oo yaan lagaala bixin odayga..kkk
engbakaal 10 months ago
Comment removed
983hussein 11 months ago
kkkk "hoy intay goori goor tahay day dayo geyaankaa...day dayo gayaankaa..." meesha waa la isku daadinayaaye jacawlo waawayn miyaa jira.
Gacmadheere1984 11 months ago
kkkkkkkk walaahine waal laysbursaday kkkkkkk waxaan soo xasuustay waayo walaalayaal heshiiya shaydaanku yuuna shaqaysane wabilaahi towfiiq
saiid6666 11 months ago
Heeshtaa inaba caadi maaha aniga heesaha badanaa madhagaysto waa markii koowaad oo aan arko gabadhaan oo heesaysa runtii. laakiin heestaa macno wayn baa kujira i dnt inay lahadlayso ikraan caraarle iyo in kale. laakiin how do u guys know inay ikraan lahadlayso. dagaal hore oo xaga nimanka ah miya aka dhaxeeyay. sikastaba heesta waa shidan tahay.
tuuhe 11 months ago
falis waa nankeda dhicxanyso ceeb mahan shiino gabdhahu qoorta isu geliye naag nool falis naag ogal malehninkaada naag hakula wadagto africa waa meel kawada imaaney ilahow somali nabad nooga dhig yaslm falis deyo deyo gayaanka lee iga dheh ikraan caraale hadaad aqli laheedahay waalagu jawabey llz
XILWA100 11 months ago
WOOW FALIS NINKA KA ILAALSO DHILOOYINKA REER WAQOOYI WAAKA SITAA NAAGATA FALIS NOOLOW INA ADEERTEY UMUUUUUUCCCCCCCCC ISKU WAARA ADIGA IYO SHIINO CADOWKIINA CAGTA HOOSTIISA
HALDHAA1 11 months ago
falis ma xuma jaceelkeedeey dufaacatay teeda kale dadka qaarkood waxeey leeyihiin maxaa laga jeclaanaa nin afrika jooga ninka soo nin rag maahan raganimadiisaa lagu jeclaaday jaceelkana maahan lacag iyo qurux midna ee waa kalsooni iyo is fahan sheeno nooloow waligaa sxb
faaruuq60 11 months ago
Comment removed
faaruuq60 11 months ago
Beeni Raad Maleh!
Dhakhso 11 months ago
waa noolow naagta ka cesho ninkaadan falis cadeey
viva faliz
yasin2010yaska 11 months ago
iyo waliba say isu qaad qaadayso ilaa indhaha woooooooooooow
faataxa 11 months ago
falis fanaxeey ciyaarteeda aanba ka helay marwalba inaan daawado aanba iska rabaa looooooooool
faataxa 11 months ago
@samiira78 wax xun oo uray adaa ah nagtan iyo ninkeeda maxaa ku daba dhigay ma adaa raba ninka naa meel seexo wax yahay quruntay mise waxad tahay naagtii kale oo magaca wadata kkkkkkkkkkkkkkk
somaliqueen10 11 months ago
@somaliqueen10 naaa aqlaaq xumidaa gabadha aad u tirinaysa maxay tiri dee? waad aqlaaqdarantehe get it right intaadan dadka afkaaga xun kusoo taagin, boll shitt, maxad u caayin dadka ma hooyada baa dhashay?? facking shitt
great job falis,
she is isdifaacdo wayn
viva shine
viva falis
long life to...............falis
SuperBarwaaqo 11 months ago
@SuperBarwaaqo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inaadeer somaliqueen10 hala yaabin habar iidoora magacayga oo copy ah sidata ayay u jawaabaysee qaali badaneey inaadeer macaaneey waad is fahmi waydeen lol habar magacayga ka samaysay Samiira78 & samiire87 & Samiiro78 taasoo kale alle ma ku tusay kkkkkkkkkkkkkkkk
Samiira87 10 months ago
@Samiira87 miyaa? ok mcnto ha lagyga raali noqdo adiga iyo queenba sorry!
SuperBarwaaqo 10 months ago
shiine si xun bu sameyay xaaskiisii bu dhulka la dhacay kix kix kix kix bal eega siduu leyahay
Samiira78 11 months ago
Comment removed
lamiis21 11 months ago