Added: 3 years ago
From: ABDALA72
Views: 142,775
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Hanuuniye........ Cimrigaaga Alle Ha Dheereyo

  • Sidaa Qaanso Roobiyo♥ Cirkoo Qubanayoo Da ay ♥Badi u Baxay Ku Yaaliyo ♥Dhulkoy Qarisey Deegaanka ♥ AaaaaaaaH♥♥♥ Qalbigaad ku taaliyo Wadnihii Qaaliga Ahaaye♥ Qacdaan Ku Arkey Baa Caashaq Daran♥ La Iigu Dawgalay♥ AaaaaaaaaH♥♥♥ Hanuuniye Qaraami Hees Caadi Maha ♥♥♥ Qof Baa Jira Aaan Qiimaha Kalgacal Qaab U Garaneyne♥♥♥ Is Qadarinta Weeyee Ogow Qodobka Koowaade♥♥♥ AaaaaaaaaaaaH♥♥♥

  • Wah wah...

  • pls no more word quit let us remember peter days

  • those 6 mints let me to REMEMBER our best dayz ,,, i feel sorry 4 those young girls and bois who will grow with UNKNOWN SOMALIA ENVIRONMENT

    YAA SALAAM CAALAK YAA abdala72 good choice

    2 thumps

  • Ya salaaaam marqaan time

  • waaaaaaaah waaaaaaaaaaaaah asxan fanaan abdala yuusuf hanuuniye ......waaa fanaan soomaaliyeeed waxaw kudhashay ama kasoo bar baaray gobalka gal gaduud gaar ahaan degmada ceelbuuur imikana waxaw dagan yahay danmarki..nolaaaw hanuuniye

  • ABDALA72,Mahadsanid, in ku dhow 30sanno dhulkii ma arag,waxaan cawo iyo maalinba dhegeystaa Heesaha Qaraamiga ah. ee sidaadoo kale ay Maryooleydu soo bandhigto. Ilaah mooyee in sanku neefle iga sareeyo ma dhacdo, yes Sirna ma iraahdo cidna.Walaal anigu waryaa baan ku dhiman,Faataxadda iyo kabankuna saacaddo ayey iigu kala qaybsan yihiin.Ilaah ha ku daayo, si aad dhaqanka iyo hiddaha ummadda Soomaaliyeed u fidisaan.

    Baastocune.

    Oslo-Norway.

  • waa fanaan qaali ah ilaahay u fududeeyey hal abuurka miraha ugu macaan uguna fudud ee lagu heeso murtina ku qotomiya iyo micno sheeko xambaarsan hanuuniye waxaad tahay hormuudka fanka somalida ee noolow.

  • this guy shined out in all somali talented artists as the star glimmers in the clear sky in the fall night , and that includes Samatar 'n tubei the reason was that he simply had all the qualifications the leader of lead somali singers requires to be nominated the best of all. lyric writer, musician , singer 'n entertainer. mr . hanunie you 'r 'n u 'll always be my favorite.

  • Waagii hore dadku waxay la haayee murti iyo madadaalo. haddase dadku iyaga ayaa isku mashquulsan.

  • kaban kan aalagaa dhahaa hanuuniye wowwwwwwwwwwwwwwwww

  • original Somalian guitarist = kaban legend, Hanuuniye.. my alltime favorite classic

  • @CushiticSomalianMale I second that bro

  • mp3iiiiify works again wooohoooo awesome - google mp3iiiiify

  • Heesan yaa tiraya, yaa se ii sheegi kara magaca heesa hanuuniye qaado ee ay tirisay Saado ali warsame? Waa hees lugu amaano hargeysa, oo aan ka dhaqaysatay wardheernews, meel ay ku lafa kurayeen saado nolosheeda. Please I want to listen to that song, I assume the person is Huuniya voice is that of huuniye

  • hanuuniye markuu soo baxay oo uu qabsaday magaalada xamar cade siiba meelihii lagu qayili jiray sidaa SIINAAY oo waa gaas xarunta qaadka aheyd ayaa reer waqooyi oo dhan oo u badnaa meesha siinaay hal mar ayey kaceen oo yiraahdeen dee kani MOOGE qariye weeye aaway keenii,MAXAMED MOOGEwaagaas ayaa ugu dambeysay qaaci uu mooge ka qaado XAMAR,HANUUNIYE isagaa la wareegay goobihii oo dhan iyo gaadiidkii dadweynaha nin sahlan ma aha hanuuniye,all yacisag noolow.

  • Loool....Thewaiting22....funy story but reer waqooyigu are very qabiiliiste believe me. One time I went Hargeeysa they keep asking me what tribe I belong to...and I was like what the heek is wrong with these people.

  • sxb tumasho iyo nus..

  • heer tumasho

  • saxiib, it's called Kaman, not Kaban

  • hanununye  tiu are great wit the kaban

  • waqtigaan baa waqti ahaa inta kale been hada waxaa isku soo baxay ciyaal copy ah

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more