Added: 9 months ago
From: HHAIKAL
Views: 26,785
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Subxanallaaaaaaaaaaaah, Yaa allah yaa Raxmaan alloow u gargaar oo u maciin saqiirtaan waxe dambi leedahay malahan waa ku cibro qaadasho uun, Lkn cunugta horteeda waxaas haku sheegina plz wesi niyad jabeesaaaa ILMAHA niyada loo dhisaa..

  • SUBXAANALLAAH, SUBXAANALLAAH, SUBXAANALLAAH,

  • walaal ilmaan dhibta haysaa hooyadii iyo aabihiis ayaa u kasbay sidaas awgeed cunto iyo cabitaan waxba taribaayaan ee diinta ha laga barbaariyo si uu dhibtaas uga baxo

  • inaalilahi wa ina ilayhi rajucuun ilahay aburitankisu badan ilahyow u sahl oo cafi 

  • masha Allah wa ku farxay inee tiri INAA GABAR NOQDA JECLAAN lahaa Ilahoow caafi oo inta dhiban oo muslim na caafi :)..

  • Inalaha waa inaliahi rajicun, walalya waxa baa ilaha inagu tusaya ee plz qofki waxa ku dhama ha cawiyo qoskan dhibatasan ilaha baa waxa cawie ducaduna waa sed walayal an is so duceen insha allah

    khasalak ahu khar kul kum

  • waalidka kurafaaday Allah DANBI DHAAB HA'AAGA DHIGO WA BILLAHI TOWFIIQ

  • ilaahow caawi gabartan yar yarabi

  • waa wax nalagu fiirinayo inaan sicaawino iyo inkale walalayaal ha loo gumado intaad xusuusanoh nicada eebe nasiiyey ilooho cawi waxkastah xagaagay ka fudud yihiine

  • subxanalaah alla ilahayoow rabbiyooow gabarta cafimaad sii

  • subxaanalah ilaahay ha caafiyo

  • Xax yaarabi ' Laxola wala khuwada ila Billahi cadiim, Yaarabi saqirkan farji ufur

  • Please help that young child who is in need. God bless....

  • ILAAHOW RABIYO WAKUBAR YAY EE CAAFI GABADHAN ILAHOW UGAR GAR  AMIIN AMIIN

  • ALLAHA CAFIYO YA RABI

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more