Added: 2 years ago
From: WaayahaCusubNews
Views: 145,331
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (94)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • beautyful young Somali sistas in kenya... u know.. i might go over there soon come for a short trip... if god willing

  • Обожаю эту группу!

    

  • I hope the two idiot guys dont start raping ..fucking ruin every song

  • women are the best without women no one won't be alive

  • go dumar and don't bother on her way home okyy guys get it

  • I strongly agree ladies

  • nice song

  • it seems the smok somethig lake  unga

  • heestaan caadi maahan

  • god bless somalian girls and all women in the world and wayaha cusub either 

  • falis heestan ma waxaa laqaadeyso hodan cilmi?

  • dumar qurax badan aan leenahey mansha alah :D

  • Comment removed

  • @Ex925 not falis, i dont like her coZ SHE IS full of suuro,, taan kale she has a voice, the other girl she is the one i like, falis is nothing compared to her.

  • @anisa2028 After much consideration I agree with you.

  • waryara inaantan kale waxa kuu dhamaday cod walahii, masha allah, xagay joogta qoftas, she has a future walahii, falis way suurabadantahay,, oqf suuro oo cood ahayn waa dhibaato,. She is great walahii,, the new girl. Falis hadii suurahan meel aay soo dhigilahayd,, one step further bay uusocon lahayd lakinse indhahan iyo sanka yar oo marba dhinac loo wado ayaa dilay maskiintan,, codna majirin before dee,,

  • Comment removed

  • falis iyo waayaha cusuboow mahad sanidiin ninkii aqli leh baa taas gartee garaad yare ma oga taas aloow garan sii umadee na soomaa liyeed qiimaha dumar kooda xa qaraadana haka daayaan

  • nice song 

  • thank falis u r doing good alltime heesahaada waa cajaa ib waliga hadhagaysan cadow dad iska ah ayaa jira oo aan aqoon waxayka hadlayaan waadna mahasan tihiin kuligiin wayaha team

  • wajigaas miyee kugu guursanee jaaama20

  • listening to this in 720p sounds amazing

  • waaaaaaaaaaaaaaw qatar.com

  • i love dis girls

    i am going 2 get permission 1 of em will marry me please i gurrssoooooo

    

  • @jaama20 Wish you luck, they are real beauties!!! Look for Falis on her Facebook.

  • i love dis girls

  • you are wonderful

  • you are wonderfull

  • Comment removed

  • caadi ma han gabdhaan falsi wax abdan daris wan aheyn lakin hada la kala tag xabadan cusub xitaa caaid ma ahan wa shidantahy

  • The Best Song, and Best New Voice i have heard Well Done!!1

  • Alla Gabadha cusub Cod Qurxoonaa, maashaalaah, heestuna kaba daran, WELL DONE GUYS

  • god bless wayaha cusub maxa yeelay bararujinta bulshada ayaga u horayaa viva waayaha cusub1!!

  • beenta maahan dumar qiima waa leyihiin oo habeen iyo malin aaa garaacnaa caga sariirta cml qiimo ka weyn ma nin laga helaa hee abaah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lkn heeso jaceel ah keena nooh waayalaha cusub

  • waa rune dumar qiimo badanaa oo qaayo iyo naxariis weynaa. Noolaado waayaha cusub waa koox waddaniya oo laxanka waayaha cusub leh.

  • she looking hot100%

  • great song this is my vavorite song!!! wayaha cusub thnx felis aad baad uga fakatay heestaan waxaan kuu hayaa award. kenya aan kuugu imaanaa markaas ey noo tahay  noolaada waayaha cususb halkaa kasii wada!

  • All I can say is PERFECT. Falis u did again ad usual viva FALIS!!

  • caleek waayaha cusun waa fanaaniin da,yar oo hadana aad ucod macaan maanshaa alaah ma cunineeeeeeeee

  • baanlaay durmarka qiimo malaha

  • lol Qoftan Camerada eyba ka cabsanee, Hada la socod barooya, Daadah Nuuno Dibada Soo baro

  • waaaaaaaaaaaw dumar qiimo weynaa best songs wayaha cusub noolada

  • waaaaaaaaaaaw dumar qiimo weynaa best songs wayaha cusub noolada

  • waaaaaaaaaaaw

  • qurux iyo qiimo ayey isku darsaden gabdhahan waaaaaaaaaaw nice song

  • nice song

  • dumar ku wey qiimabadan yihiin

    qaar waad labashaleysa

    qaar na caruurta ayey ku heynayaan

    qaar na waan ku soo barbarinnaya oo waxay ka fakarayaan adiga noloshaada

    kkk hamayan kii 1pm ayey caano ku soo kicin nayaan

  • rock on, lovely falis as usual, really well made, the chorus perfect, very well made, not sure who the other young lady is - nice voice

  • masha,alah gabadha waayaha cusub ku soo biirtay aad bey uquruxbadantahay thanks

    heesta aad bay ufiicanatahy

  • salaan sare all waayaha cusub maasha alaah dumarka la aan tii umada mabajirten waa warshadii tarnka dadka ayaa ilaah inooga dhigay waad mahad san tihiin

  • @mushakal It seems you have a problem with you dark skin. I am colour blind and I am not using the skin colour in judging people.

  • Haa dumar qiimo waynaa you wish it depends

  • Dumar qiimo badanaa waa run

  • halkee bey videos kooda ku duuban horta ..........ma somaliyey jogan

  • @fai562 fuck you

  • @swagger6674 war nacas.. ma somaliyey joogan miya ka xumatay ....adigoo kale baa qurmiyey .........adigoo kale uma jawaab lakin you fuck yourself !

  • @fai562

  • i like this video even tho i dont understand most of what they are saying.....

  • i like wayaha cusub sida ay dadaka u wacdi galiyan,,lakiin beryahan danbe way iska dayeeen hesahodi rnb sidi somalideni hore ayey u hesan

  • waaaaaw maasha allah waaye this song aad ayan ula dhacay maasha allah waaye

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk mad kala garan wayday hablaha somalidu badan kodu way isku eeg yihin lakin waa inankale o kuso birtay wayaha cusub

  • woow caadimahan heestan dumar qiimo badana thnks all waayaha cusub keep doing what u doing falis nolow sister

  • yaaa salaam Hees aad ufeecan oo weliba music cajiiba lagu ladhay weeye. Dumar kuna way u qalmaan amaantan iyo mid kasii weynba oo dumar la,aan waa nolol la,aan. Lakiin waxay ku haboonayd Heesta in wiil qaadayo.

  • i wonderfull song

    waayaha cusub use rock!!!

  • Exeptionally good music though I don't know if it is rock or jazz rock or native.

  • FALIS GADHABA YAR waad ku dhooreeysay waad ku soo shaac baxday camal gabdhaas hadaan ahaan lahaa videogaan maka so qeyb galeen

    xanuun badnaa

  • gabar maa tahay adiga?

  • that is true janah is under mothers feet .... dumar qiima badana dumar qaayo waynaa masha alaah wayaha cusub keep going what u doing is very usefull think 4 the somali cummunity around the world

  • sax waye mash allahu qatr , women make the world go around , jannah is under the mother feet .

    Wayaha cusub all salaam, the girls falisa and the other 1 keep doing what you doing girls!!! and you both look beautifull mashallahu

  • Yartani ma tii yaradyd ee buurnaydbaana mise waa mid yar oo kale oo ay soo khaldeen waayaha cusubi? iga jaahil saara taas cidii garanaysaay

  • waraa waa aabihii waayaha cusub maxamed yarow oo idiin leh waan idiin salaamay dhamaan waayaha cusub

  • dumarko oodhami waxaan kasoo qaada HOYADEY iyo walaashay, hoyadaya aad iyo aad ayaan ujacelahay. walaalayeel dumarka ha aflagaadaynina oona xusheeya.Nabigu (scw) markii lawaydiyey ruuxa waalidka ugu horaya, " HOYO, HOYO, HOYO." marka kale ayu yiri, " AABE." marka mudarkii dumarkeena aan dayacnay ayaa ilaah nadayacay.

  • Comment removed

  • gabadha yellow qabto please stop wearing yellow too much color is not good

  • qaxoot sxb qoftaan kale she from galkacyo i now her very well

    xayaad quruxleey baa noqotay waana waynaatay kkkkkkkkkkkkkkkkk xayaad iyo falis salaan sare

  • waayaha cusub alaha idin xafido aamiin wadaniyiin war qabiiliyo al shabaab ha laladagaalo

  • Dumar qiimo badanaa dumar qaayo weynaa...afkiina malab lagu qabey gabdhooy!....wax aan af aqaanoba heestaan aan ka arkey.

  • undrar ba en sak, vad innebär dt qya weyna?

  • mashallah, nice video

  • maansha allaah felis noolow

    sax waaye dumarku wuu qiima weynyahay waayo geesi iyo aqoonyahan iyada dhashay weeyna nala dhasheen weeyna noosoo dhaxaan maansha allaah sister dumar aadbuu u qiima badanyahay

  • Comment removed

  • caadi ma aha heesta

  • cunugtaan i like her suuraheeda aan ku heestaa

  • Absolutely smashing. Falis could sing jazz in the best jazz clubs. What a talent.

  • mashalah,rageenaa hanoo turaan plzzz

  • waraa qofta kale magaceed,?

    fanaxdeeda aan la dhecee. lolz

  • waraa wyaha cusub ...xarfaney see camal sanadkan 2009 wax hees jacel ah sooma idin sarinee ....igadaya ciyarta ..... Dumar iyo wax nuuc kale lee wadin ...... heeso jacel ah oo shidan ayan idinkaga fadhinaaaa.

  • heer sare waayaha cusub falis rageedi we love u

  • wow great song, viva wayaha cusub

  • dumar qiima badanaa dumar qaaya weynaa ubadkey daryeeshaa dushey ku qaadaa dadnimadey horseedaa waa gabar harweynoo dugsi dhaxanta laga galo noloshaa ku diirsanay tiiraanka fooshiyo duruufaha yimaadana iyagaa udulqatee viva falis iyo gabadha kale iyo abwaanka shiine good job qofwalba shaqadisa wuu kasoo baxay sidan ka arkay heesaha waayaha cusub hormarkeenu waa waayacusub inshaa alaah

  • nice song keeü it up aqyaarta

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more