mr geelee50 maxamed cabdi yuusuf (aun) wuxuu ahaa fanaan qaali ah oo degan fanka qeybweyn ku lahaa walaalihii hargeysa iyo hoboladii dalka ee waaberi qeyb libaax ka soo qaatay soomaalina way tabi waligeed
Abdullahi1988, waan ku salaamay walaal. Bal naga hubi in ninka kabanka garaacaya uu yahay Axmed Cali Cigaal , ninka kale ee fiddleka salaaxaya in uu yahay Saalax Qaasin Naaji
sxb nabadraadshe loo noqon maayo waa saad sheegtay labada nin ee musicada garaacaya waa saad sheegay (cigaal iyo salax qain) waxaan filayaa in ay jiraan heeso badan oo madashaas lagu qaaday bal soo raadi
ground 4c adiga laftaada ayaa ba shid self ah.
Queeen01 1 week ago
maxamed yusuf sings the blues.he is one o dem boys of walaala hargaysa.like it or not he is an original.
Queeen01 1 week ago
yusuf is shit at cod?
ground4ce 6 months ago
Cigaal wuxuu Garaacayaa waa kaban, Macnaheedu maaha ruuxa kaban garaaca inuu yahay Musician, Saalax Qaasim waa Musician, Mulaxan mar dambe heesaha bilaabay, Cigaalna waa Fanaan Heesaa ah ,
Teeda kale Fanaanadda Khadiija Foodeey Nuur iyo Fanaanadda Ruqiya Cali Guutale labaduba Kabanka Waa garaacdaan markey heesayaan
Baahalow 6 months ago
hestan waxaa la dubay maalin axad ah 14/04/1985
sidasay wax kasta ku wanaagsan yihiin i loo record gareeyo oo la xasusto
waxaana ka danbaysay 26 sano aniguna markii heestan la qaadayey waxaan jiray 8 jir baan ahaa
shaakir66 10 months ago
Gawracatada qabka loo yaqaan waxa tumaya Saalax Qaasim ,kamankana waxaa tumaya Axmed Cali Cigaal
zzz2Mahamoud 1 year ago
Axmed Cali Cigaal ayaa u tumaya waa musician sare, dad baan ogeyn, sidoo kale laxan sameeye, Saalax Qaasim sidoo kale, Saalax Qaasim waa ninka musigga saaray heesta Allaa Weyn Ninkii Aaminaa Awood leh, sidoo kale Cigaal waa ninka laxameeyey riwaayadda Waa Maadeys Adduunyadu, dhammaanteed.
Hindisaa 1 year ago
mr geelee50 maxamed cabdi yuusuf (aun) wuxuu ahaa fanaan qaali ah oo degan fanka qeybweyn ku lahaa walaalihii hargeysa iyo hoboladii dalka ee waaberi qeyb libaax ka soo qaatay soomaalina way tabi waligeed
MrGeele50 1 year ago
YAASALAAM!!!
Dhamaantood waa fanaaniin sare, hanoqoto ineey wada cod macaanyihiin yihiin... Heeasaha curin karaan... Laxamayn karaan... Musik ayu nuucna garaaci karaan... Yaasalaam....
Thanks for posting... Please upload more
abucimraan 2 years ago
waa cajiib maxamed yuusuf cabdi , heesaagii weynaa iyo iyo laba fanaan oo ka danbeeyey oo iyana fanaano taariikh leh noqdey oo musiga u garaaceya waa axmed cali cigaal iyo saalax qaasim . meeshaas fanaaniin ayaa u wada dhamaatey. balse waxaan la yaabaney halkaad tani kasoo hesey bahda tixraac . mahadsanid waan ka heley heesta iyo jawiga intaba . kuwaas oo kale soo gali wixii aad heyso
lguleed 2 years ago
yaasalaam aad baan uuga helay waad mahadsantihiin bahda TIXRAAC waa hees xasuus mudan oo ay aad uugu farayarasteen labada nin ee musikada garaacaya
abdullahi1988 2 years ago
Abdullahi1988, waan ku salaamay walaal. Bal naga hubi in ninka kabanka garaacaya uu yahay Axmed Cali Cigaal , ninka kale ee fiddleka salaaxaya in uu yahay Saalax Qaasin Naaji
nabadraadshe 2 years ago