I think Jeylani sang this song better than Abdi Holland, because I think the song doesn't fits his voice... here's Jeylani version /watch?v=rXrrJs1-nVo
Maya waxaa laga yaabaa in ay kabadatay waan ku jecelahay da somaliga wuxuu ubada shay älsker dig cml rageedi saas aalagaa raba waligaa hal miil hafadhin bas waxaad ugaataa luqadaada huuyo il ay taha qaali ugaaaaaaaaaaaaaaaaas
Wax farqi U dhaxeeyo ma ahan, ama aan af jinni ku dhaho ama afsoooomaaali, muhiimada ayaa waxee tahay In Abdi Holland Uu Yahay Fanaaaaaaaan Aaan Jeclahay so take it easy!!!
I think Jeylani sang this song better than Abdi Holland, because I think the song doesn't fits his voice... here's Jeylani version /watch?v=rXrrJs1-nVo
africandream30 4 weeks ago
wow very nice voice and ahundsome guy masha allah NOLOW WALIGA XABIBI
sabirin9 2 months ago
waa run walla tasi lkn marba hadii walal lasoo qato af waa iska caadi lkn afkeena hooyo inuu yahy inaynu marwalba kuqorano waa sax taa waan kugu racsanahy lkn qofku isgoo luadiisi wacnay ixtiramaya kana wuu ku qoran karaa mahadsanid walalkay waad mahadsantahy rayiga fican aad soo gudbisay waana lagugu dayan doona
SuperBarwaaqo 7 months ago
woooow abdihollan fanaan reer ssc ah nolooow laascaanood ayaan ku aqanay intusan fanaan noqon ka hor cod ayaa kugu dhamadey woow iyo qurux
SuperBarwaaqo 8 months ago
woooow abdihollan fanaan reer ssc ah nolooow laascaanood ayaan ku aqanay intusan fanaan noqon ka hor cod ayaa kugu dhamadey woow iyo qurux
SuperBarwaaqo 8 months ago
Maya waxaa laga yaabaa in ay kabadatay waan ku jecelahay da somaliga wuxuu ubada shay älsker dig cml rageedi saas aalagaa raba waligaa hal miil hafadhin bas waxaad ugaataa luqadaada huuyo il ay taha qaali ugaaaaaaaaaaaaaaaaas
jamal0061 9 months ago
OO MALAGA XISHOODAY AFSOOMALIGA INAY DHAHAAN WAAN KU JECLAHAY ADIGA MASE WAA LAGA FAANAY , MAXAA SWEDHISHKA LOOGU QORAY AH JAG ÄLSKAR DIG...... CEEB
soomaaliweyn4life 10 months ago
@soomaaliweyn4life
Wax farqi U dhaxeeyo ma ahan, ama aan af jinni ku dhaho ama afsoooomaaali, muhiimada ayaa waxee tahay In Abdi Holland Uu Yahay Fanaaaaaaaan Aaan Jeclahay so take it easy!!!
PASSWORD14301 10 months ago
@soomaaliweyn4life dhib malahan waa isku midkii lee jeg elesker deg baan wiliba anigu ugu sii daraya af norwegi viva abdiholaand
SuperBarwaaqo 8 months ago
@SuperBarwaaqo
way leedahay walaal dhib dhib waynbayna leedahay waxaan heesta ninkaan ninka heesaya iyo ninka ku qoray meesha may lahan af soomaaliga ayagu waa shaqsiyaad kamidaa soomalida af soomaliga anagaa leh. xaqbaana u leenahay inaan ka doodno waanse ka xumahay iniinan fahansaneen macnaha afkiina hooyo luuqadaada hooyad haybad ku leedihiine ogaada
soomaaliweyn4life 8 months ago
@soomaaliweyn4life
SuperBarwaaqo 8 months ago
wooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
MrHetey 10 months ago
wooooooooooooooooooooooooooooooow manshaalah abdi holland inaba cadi mahan
MrHetey 10 months ago
geelaba xasuus baa lagu xerra geliyaa...walee xasuustanina igu wayn!!!! weligay kuma ilaawo C.C.C K adiyo qoftaadana caafimaad qab & cawo aduun baan Alle idiin waydiinayaa.
lwyscsnow 11 months ago
I really love dis song,,,, codkiisa ayaaba kasii daran oo cusba iyo xawaash u sii yeelaaya heesta..... Nice Voice ♥ Luv it
PASSWORD14301 1 year ago
Dedicate this song to my one and only girl sahra stockholm sweden.
Nice voice and text long live puntland
kanban96 1 year ago 2
Comment removed
kanban96 1 year ago