hehe this is our Somalian culture/tradition right here the spears and tonics AE clothing and ect.. and its a display to entertain the somali community of all ages.. so yeah keep the Positiveness up... HOTEPeace/Nabad Galyyoo
CushiticSomalianMale 5 months ago
waa arin aad loo bahan yahay soo dadajiya lol
Allsomalimusic 11 months ago
war waxaan meesha ka saar wax dhaqan shaqo ku leh ma ahan
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22 this is our dhaqan sxb maxaad ka wadaa dhaqan shaqa kuma laha ilayn mandiqad walba dhaqan u gaar ah ayay leedahee.
farsameeye 6 months ago
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw walaalayaal waaaaaaaaaaaaaaasidas rer miyiga waa kuwa ugu ciiyaaro fican NABAD.
MsHalling 1 year ago
sahan studiompls sxb wali miyaad haysaa riwaayadan hada , magaceedna ? waxaan rabaa inaan studio imaadee. waad mahadsantahay.
siish 1 year ago
c/naasir jaandheer iyo xoogwayna garan maayaan waa galbeed.com qoladani kkk walaahay waan qoslay naga daaya sheeko reer galbeedka kkkkk
DHAQANMAAL 1 year ago
fadlan waxan ahay somalilander kuwa xiiseeya riwaayadaha iyo dhaqanka alla jaandheerta eeg kkkkkkkk meeshu ma taalo buur iyo dhagdheer iyo haya weyna mise gawlalaale kkkkkkkkkk burco aya laga xiiseeya iyo hargeysa fadlan soo dhamaystira ama halke laga helayaa naga daaya sheeko reerr galbeedka waa sidee walal
cabdinasir99 1 year ago
Comment removed