Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • President of the alleged firm would become a laughing stock as he walked behind the Minister of Education .... Where percentages Hashemi this funny ..

  • ...شوف الثانية 5....شوفوا كيف يمشي رئيس دولة خلف وزير التعليم العالي وهو ذليل سبحانك يا رب وين نسب الهاشمي ههههههههههه...

  • wasiirkii sikhraanka ahaa ee gidaarada Dubai iyo abu dhabi dadku ka ruwaayadsan jireen ayey moodeen nin arin ay kala hadli karaan,bal u fiirsada wajigiisa

  • wasiirkii sikhraanka ahaa ee gidaarada Dubai iyo abu dhabi dadku ka ruwaayadsan jireen ayey moodeen nin arin ay kala hadli karaan,bal u fiirsada wajigiisa

  • Saado Cali baa joogtay, oo soo tebisay malaa kkkk, ileen lagama ag waayi jirin madaxda iyo raga lacagta lehe  kkkk

  • @jamhuurka adeer dee hadad nolol laga cuudu bilaysto ku jirto dee anaga xagaas nagala aad niicda saado cali adeer sidoo kale maahan maalinba oday uma tagto mana tuugsato maalinta dubai visa looma diido maalinbana ma dhahdo Fii mushkilaatu kasiir..mushkilato SSC..wa mushkilatu Ardul Awdal.. wa mushkilato meceeshad qaali walaahi..fii mushkilato kabiir xaqu miisaaniyad..kulli mushikilaad masuuliyatihii fii Maxamadeyn (Gaboose wa ibnu Xaashi).. hal anta caarif haadaa rijaaleyn..acdiinii fuluuskasir

  • hahahahaha, Alaa yaa ila qoslaa. Odaayashii Somalida waxay odhan jireen Maraykanku iyo Ruushku waxay isku haystaan waa adhigeena madaxa madoow. Imaka ninka Ayeh ee leh Amiirka iyo Siilaanyo waxay ka wada hadleen Awdal iyo Sool waxay la mid tahay sheekadaas. Midda kale, been badanaa ma isaga shirka fadhiyay, siduu ku ogaaday in Xirsi yidhi ha la masaxo.. Waa tee saxaafada Soomaaliyeed ee joogtay meesha Amii rka joogo. Meesha ma Xamar iyo dawladiinii Xashiishka ahayd baad moodaysaan.

  • Cheif Cabinetka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi ayaa saxaafada ka dalbaday inay codka video la qaadey ay masaxaan si aan loo maqal Hadalo kaftan ah oo uu Wasiirka waxbarashada Dalka Imaraadku ku yidhi Waftiga Somaliland oo ahaa ” Waxaad ka warantaa khilaafka beelaha Somaliland gaar ahaan kuwo bariga iyo Galbeedka oo ku dhawaaqay ismaamul goboleedyo ” Axmed Silaanyo arinkan wuxuu ugu jawaabay ” Waxba kama jiraan dalkuna waa dimoqraadigaad wada aragteen cid somaliland diidani majirto

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more