Added: 1 year ago
From: Gabooye
Views: 19,299
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • cumar dhuule cali waxa uu ka mid yahay kuwa ugu fiican hoboladii waaberi, sida maxamed axmed kuluc khadra daahir cige, tubeec sahra axmed jamac, magool, axmed cigaal, maryan mursal, saynab cige, faysal cumar mushteeg iyo qaar kaloon ilow sanahay magacyadooda waxaan odhan karaa baal dahab ah ayuu kaga jiray fanka alle ha u naxariiste cumar dhuule cali, waxa uu ka mid yahay my favorit sjunger kayga.

  • i luv this classic AUN Cumar dhuule was ledgend .hi Gabooye good job bro keep it up

  • @MegaMindU2 Thanks for commenting......I'm glad you like the song sister...take care.....Peace.

  • Dhuulow ilaah ha kuu naxariisto taariikh faneed qaali ah baad ka tegtayee.

  • Kaban, Foori, Durbaan, iyo codkii macaanaa ee Alle ha'u naxariistee Cumar Dhuulle Cali, wwwooooooooooow Xaad ayaa iga istaagtay Heestaan wax badan ayaan raadiyay, laakiin maanta ayaan faro ku hayaa, Thanks Gabooye for uploading,

    Walaal Heestaan oo Maxamed Suleymaan qaadayo ma heysaa? Fadlan hadda ka hor ayaan dhageystay iyadana haddii ad heyso soo gali,

    (Farhaan, Cape Town South Africa,)

  • @SOOMAALIDA1 You are very welcome brother.......Please tell me the title of the song you are requesting me to upload????

  • @Gabooye wlaal waa heestan uu hadda dhuulle qaadayo, isla iyada ayaa maxamed suleymaan qaaday cajal waxay ku jirtay la yiraahdo aroos, waxay ila tahay in suleymaan uu ku qaaday kenya sagaashameyihii, heestan iyo kuwo kale.

  • what voice!!!!

    A true Somali legend allaah ya rahma.

    gabooye thanks brother

    

  • @TheMISSMADHIBAAN Thank you sister.............. Cumer Dhuule was one of the best.......May Allah forgive his sins................Ameen.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more