Added: 1 year ago
From: SomaliMusic1
Views: 99,191
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (19)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dabeeeyluhu weysitaan dufanada ima dhigaan---halka malab leygu dadshay wa dushadoo....... oh hestan my heartbroken e iso xasuusisaa xasuuus.......viva nimco yasin...........

  • kkkkk bal kan nacaska ah ee bupaasful la baxay eeg meesha yaa qabiil kaga hadlay waar kuwii iidoorna qabyaalad xun ayaa wadax martay

  • naagtan way cod macaan tahay laakiin ma caqli badna dhowr mar ayaan arkay iyadoo t.v-yada laga wareysanayo waxay u egtahay qof isla weyn oo aan caqli badnayn.

  • hawiye iyo daarood car.bal.car far ma nuuxin kartaa tani weey durugtay ilaa

    iyo buul kii hooyadaa.s.land 4ever yaa ilma gumeed

  • Comment removed

  • ax ala heesta marka aan dhageestay jaceyl baa igu dilaacay kkkkkkkkk waaaw nimco yaasin best fanaanad baa tahay umaac sis

  • dawee macanow qalbiga dhawaca aha ax war heestu macan

  • simply the best

  • Waad maraysaa walaashay nimcooy kabax waxaan heestan culus hawada u marinaya macaantay oo halkaan ogahay joogta

  • waxaasa heesa yap kabax waxaan heestan udiraayaa macaantay oo joogta dalka tanzania bye

  • woow nimco wad ku faryareystay heestani wana hees qaali khatar iga dhe dareen meesha igu daran walow durugsantahay kooshin saxib qaamuus bad tahay erayada iyo sida aad igu fiirsatay baahida jirta een lagu sheegin karin hadal caadi ah thanks dhamaantiin mr salax qasiim naaji laxankisa caadi maha ustaad karaama musigaga top one

  • woow heestani caadi maaha waxay ii xuusuusisay habaladii waberi iyo bari samaagi waad  dareemi kartaa inay tahay hees aan loo kale hadhin salax qasim laxanka, musiga karama , erayada kooshin yaa salam, qaabka heesta loo dhisay iyo midhah sida laysu saray ayaa ah wax nafta dareen ku reeba nimcow thanks codakaga wan jeclahay inkaaston, ilahay haku soo hadeeyo amiin

  • ooooof caleeeyk nimco yasiin malab afka lagaga qabaay inadeer kabax cadi mahaan heestu

  • well done nimco yasin

  • hestan qatar waaye. i like to listen every single day nd nite

  • dareen meesha igu daran,,,,,,,,,walow ay durugsantahay ..cadi ma ahan

  • Nice music from a great artist  thanks for posting.

    cheers

  • mansha,,laah nimco yasiin careele addo salaan sare..,

    nice song...nolay Eddo 4 ever namco yassin carraale..,lol

  • This is a new recording of Nimco Yaasiin and her fantastic song called Dabbib!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more