Added: 3 years ago
From: cabdul2uraye
Views: 114,838
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (38)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Ki sont les 2 chretien ki ont voter contre la video..subhannalllah c est un qasayid tre touchant Paix soit sur notre phophete

  • masha alllah muxamdii nabigiina igu maran cumar halkeedaad dhigtay

    alle hakaa abaal mariyo

  • Machaallah rien a dire sur ce quasaid. Vraiment les paroles sont trop fort et touchante sur notre PROPHETE PAIX SUR LUI.

  • (Y) (A)

  • ninka rabba dadka inuu judge- gareeyaha ogow ilaahay ma tihid!!

    kan asagoo wax caayayah is leh wax sax ogow nabigeena suuban csw nin gaal ah intu masajid soo gallay ku kaajey markaas ayaa laba asaxaabi boodey nabigaa qabey dhahay ha dhameystee sugga markuu dhamaystey ayuu nabiggu csw u yeerrey oo yuri maahan meeshan meel lagu kaajjo ,,,,,ilaahay waxuu qadaray ninkaas inuu islaamey !! nabigeena ku deyda wadaadan haddey qaldanyihin iyo haddi kalle illaahay ayaa la xisabtamin

  • Walaaladayda muslimiinta ahoow : reer walba oo geel (xoolo) iska leh waxay geelooda ku samaystaan sumad u gaara - Musikigu waa sumada gaalada nebi muhamedna (scw) in loo tumo musik ma wanaagsana waayo musika waxaa lagu yaqaanaa dadka xun xun ee dhilooyinka iyo dhilaasha ah sida fanaaniinta iyo fanaanadaha markaa waxkasta waxaa inoogu wacan jaahilnimo diinteenii aynu ku dhalanay inaga haysata ee illaahay aynu u noqono oo nebigana aan ku salino aalada musika ee loo tumaayana ha laga reebo .

  • walal caydu waa xaaram culimadena ilahay hanoo daayo adiga alaha kuhanuniyo

  • Walaalayaal khalad yaan loo fahmin.... Nabi Muxamed (SCW) in lagu saliyo markii magaciisa la sheego waa sax, oo xadiis saxiix baa sheegaya. Laakiin waxan waa bidco....in musiga la raaciyo.

    Kuwaan iyagoo Rock Band and fanaaniin iska noqdaa loo qaatey....intay arimo diin faraha la galayaan. Music tumashadu waa danbi. Laakiin wax aan Kitaabka iyo Sunada laga dhaxlin waa bidco oo ahlu naarnimo ah.

  • maasha alaah

  • walalayal dadka diidaya jaceylka nabiga hadaba maxay rabeen in la amaano mida kale gafka iska daaya walal masha alaah ilahay hanoo dayo culimadena

  • Ramadan Kariim

  • Aan u duceyno kuwaan, waa lunsan yihiine. Ilaahoow soo hadee.... wadaaad is-ruxa oo iswalaaqa maanu arage.

  • @Yaskaxaji

    waaryaa fucking al-shabab, keep out sxb

    viva nabii amaanka and viva Omar Aden

  • maasha alaah keep going cumar aden, alle hakaa jasaayi siiye.

  • alahuma sali calaa zayidinaa muxamadin wacala aalihi wasaxbihi wasalim......nice qasiido ilahay hakaa abal mariyo..yaskaxaaji sxb rasuulka magaciisa sharafta leh aa ku jiro marka kusali lee that's all messageka uu ku gaarsiinayana kaqaado shiikhaan.

  • Allahuma Salli Calaa Xabiibna Muxammad

    Maasha Allah Nabi Amaan Aad u Macaan

    Kalmadaha Aad Bay Ku Taabanayan..

  • Wadaad Piano la kala baxay...lool. Allahu ma najinaa. Waxaanoo kale weeye waxa shaydaanku ka faaideysto.... oo dadka diin loga dhigo... Yaa ogaada kuwaan waa kuwa suufiyada la yidhaa ee Masaajidada qabuuraha ka dhex dhista....

  • @Yaskaxaji niyow reer baadiye adoo kale ah ayaan meel kasta laga wayayn, lacag lagama siine dhagayso uun, malaha nin walan oo gudin sita ayaa ku dhalee, oo sxb dhanka wanagsan wax ka eeg ma fahantay.

  • @jeestocent SXB kuwaan ma kim baad tahay? Kuwaan waxay dadka harowsan jireen oo xaaran ku haysteen intaan soomaalida diinta baran. Hada cid ka yeeleyso ma jirto.

  • @Yaskaxaji waar niyow maya runtii lakiin waxaan la yabanay, waxan dadka cayda ku kalifay qof aan yourubekaas faaladiisu cay ahayn way yar yihiin eee dhaleecaynta walaal iska daaya ramadaan kariim.

  • music iyo diin isma galaan ilaah kabaqda reer jabuuti goormay diin baran .

  • @MrBarbaraawi Waa waxaan la yaabanahay. Jaboutiyaanku waxay marayaan waqtigii Soomaaliya maraysey 80skii oo wadaado fooxlayaal ah xaaran dadka ku haysteen....qabuur caabude...iyo durbaan tunte.

  • Mashallah I have to get serious on my arabia , I would love to know what the words where , I can under stand a few words the melody is sweet, sallam

  • MASHALLAH love dizz nasheed

    buut ii dunt understand daa chorus ?

  • wadaado waalan oo music tuntey.....

  • Yaskaxaji: adaa waalan oo wax kuu dhiman yihiin ee shaqo yeelo. Ragan xitaa caarad kama gaadheysid. ha na dambaajine adab yeelo.

  • Mansha Allah this is the most Beautiful Digri i have ever heard. These Guys are just Brilliant!!!!!

    Keep up the great work......May Allah reward u for your Efforts!!! Insha Allah.

  • waaaaaaaaaaw masha allah qatar walaliyaal keep going on masha allah

  • maan shaa alaah runtii waa xadiis cad oo aad iyo qiimo mudan runtii aden omar walaal aad iyo aad ayaad mahadsantahay meeshii aan hees ka dhageeysan lahaa ayaad iga baajisay marka walaal sii wad shaqada wanaag san ee noo wado adiga iyo asxaabtada kula jooga wana wada salaamayaa

  • waan ku jecelnahay rasuulkii ilaaahayooow mohamed SCW, walaalkayga Omar aden aad iyo aad baad umahadsantahay waa khayr kuu yaaal addduuunka iyo aaakhiro

  • walhi dis hardest qasido ive heard da best part is da end

  • mashalha walaahi aad bii uu ficantahi............

  • Amazing!!! I like how they put fcats, and events in the "Diin" into poetice form. If you listen carefuly you will find all they saying are either "Haddith" or "events took place" about the Diin of Allah. May Allah reward you thousands times.

  • lyrics sounds very sweet! its about allah that i understand !bt dont know the meaning.

  • i realy like this but where did he do it

  • In Djibouti =)

  • good job guys mashallah im proud

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more