Added: 3 years ago
From: Mudugboy
Views: 87,279
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (47)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • hey I love this song becouse  I remeber when iwas in love

  • hey ilove this song old smali iremeber when i was in love

  • gaaraa bidhan waxayidhaa xawayaan aad uyar oo habeen kii meelaha miyiga ayuu iftiimaa kolba wuu qarsoomaa

  • wooow waa cajiib in la isku qabsado somaliga maanta aad ugu faraxsanahay lakin waxa la isku haysto waxaa soo tuuray qof hadana haysta kuma jirto gaalaa bishaan justa waxaa ka helay sidaan wada niqiinay gaaraa bishaan oo caan garanaayo qofwalba kunool mii ama magaalo qasatan xilyada roobab ka daan gudcurka badan gaaraa bishaan cayayaan yar ifa una ifa sida nalka oo kale kuna dhax jira geedaha ama keymaha hadaba cabdi waxoo kawadaa maadama uu ifo asiga kugu radinaa

  • Punsom, waxaad tahay Somaliga kaliya ee almeeno wax analizegarynkara intaan arkay. good job. arintaasi dood bay istaahishaaye Cabdi tahliil muxuu naga leeyahay.

    Halkaas waxaad ka garan laabaatan iyo shan sano inaanba heesta la fahmin ee laysaga maleeyey inuu macno ku heesayo. Somalidu ma caaq baa?

  • weeeeeeeeeeeeeeeey axsanal fanaan cabdi tahliil warsame kan meesha leh gaalaa bidhaan wa adadka afsoomaaliga huudha lagu baray waar gaaraa bidhana leh suuxe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk nice song

  • Bil Labaad dhacaysiyo Biligtaa Hilaaciyo Gaaraa Bildhankan kugu Baadi Gooba...Ma dhici karta qofka intaa lagu Raadiyay In xiiso loo qabo? jawaabtu waa maya maxaa yelay waa sadexda ugu Degdega badan ee markaba la waayo ifkooda..

  • @punsom saxiib wuxuu ula jeedaa xitaa si aan macquul aheyn ayaan kuu raadiyaa oo haddii iftiin caadi ah lawaayo waxaan isticmaalayaa waxwalba xitaa hilaac iyo garabidhaan.. I hope inaad hada macnaha fahantah..laakiin afsoomaaligaaga aad ayuu u fiicanyahay..marna ugumafakarin inay sadexduba dagdagbadanyihiin..

  • Comment removed

  • war sxbayaal gaaraa bidhaan weeye no gaala bidhan,,,,,, waxaana weeye bahal yar oo habeenkii geedaha ka dhex ifo xitaa hadi ad qabatid farahada wuu ku jejebaa ama ku har hara marka gutsyndiate afsomaliga iska hubi gara bidhan weye thankx mudug i like mudug

  • war sxbayaal gaaraa bidhaan weeye no gaala bidhan,,,,,, waxaana weeye bahal yar oo habeenkii geedaha ka dhex ifo xitaa hadi ad qabatid farahada wuu ku jejebaa ama ku har hara marka gutsyndiate afsomaliga iska hubi gara bidhan weye thankx mudug i like mudug

  • wuxu baday jacaylku wuxu baray kasi daran wwwwwww assal assal

  • Waa Gaaraa-Bidhaan, ka dambeeyay reer Mudug waa meesha laga qoray dictionary-ga somalia. aniga reer muqdisho ayaan ahay laakiin Mudug af soomaali laguma gaaro.

  • Gutysndicate afsoomali hana barin sxb adigoo magac soomaali aanan wadanin midda kale baadi doon buu ka hadlay ok, muqdi haddii wax laga baadi doonaayana waxaa loo baahanyahay wax iftiima, Marka sxb Gaaraa bidhaan waa cayayaan iftiima xiliga habeenkii wuxuuna soo baxaa xiliyada roobka marka sxb Gaalaa bidhaan iyo waxaad la meesha la wareegeyso brother la xishoo, ma fahamtay brother.

  • kuuley cali banjar leee ma iska dhahdiinoo...wah.

  • Gutsyndicate sxb gaalaa bidhaan maxaa la yiraahdaa? ileyn gaaraa bidhaan waanu naqaanaaye

  • @Mudugboy

    Galaa bidhaad waa bahal yar oo iftiimo oo habeenkii soo baxo.

  • Waa "Gaala Bidhaad ama Gaala Bidhaan" not "Gaaraa Bidhaan"

  • waw cabdi tahliil fanaan ween i lyk this song

  • R.I.P  Abdi tahlil

  • @dulon69 what in the world are you talking about.. dude this nigga is a life!!!

  • @dulon69 Cabdi tahlil is well and very much alive. He isnt dead yet. WUU noolyaahay.

  • woow calayk yaa tahliil boqorka codka

  • To my brothers who don't appreciate Xamari music , we should all be proud of any of our artforms... even the new ones, just becouse it is not appealing to u does not mean it is rubish... PS: King tahliil

  • Heestan yaa sameeyey..maxayse ku timid ..yaa ka warhaya tolow??

  • this is favorite song of abdi tahlil.. i remember when i use to listen to it in my brother's car in bosasso somali... it made me recall old days in bosasso...... our somali songs are most meaninfull songs in africa perhaps in the world.......

  • Comment removed

  • Comment removed

  • best songs are classic like this one. wow i wish i was old those days when somalia was a country

  • Guleed13..loooooooooool. nacasyahow to have mix culture is good. we stil can be the nation of poetry with---"juba aaka aaka shololo'lob" .

  • I don't think so. ma'maqashey "nin'kii reeyaa reer'ka u haraa?" heesaha xamariga sifiican udhageeso wax mic'na ah masameeyaan --- mur'ti malaha! --- waa mada'daalo oo kaliya iyo dabo laluxo. heesa soomaaliyeed AB'WAANAA qora - our songs are philisophical, educational,poetic and nationalistic so brother/sister ----- wa inaa is'ka ilaa il'naa wasaq'da heesa xamariga waa wasaq soomaali dabo ma'lux'do.

  • abti qaraami is da one fuck dese fake ass singers who copy da original somali songz like dis 1...abdi tahlil is a great singer

  • We must protect our somali songs and styles -from xamari- staff --- they contaminating our culture our songs are poetic and xamari songs is all about shaking ass... what's ---"juba aaka aaka shololo'lob" -----wasaq-----***(bakey'laha sidii-saan bur'caleen laseex'daaa )+(bada waxa kunool'baa mar'kaan beer'cadaadanaa biyo inee isiiyaan balan iigu qaadeee(n))*** isu bar-bar'dhig!---- we aren't call - nation of poets for nothing!

  • Hees wanaagsan

  • caadi ma aha abdi tahliil ilaahay kuma qaado

  • woow abdi tahliil warsame

  • Mudugboy you are the man, keep it up broo i liked the way you organized those song clips thanks alot buddy, on the other hand cabdi tahliil warsame was a legend and the hero of all time somali songs.

  • Thaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaanx Mudugboy 4postin dis GR8 vedio of ma Abti Mcn.

  • waryaaheee.........mudugboy jaadka miyuu cunaaa....thanks anyways.

  • lol

  • wow yaasalaam this is incridable video thanks for posted this remarkable song

  • mugudboy thxns bro aad iyo aad ayaan kugu mahad celinayah waxaad heysaa hol cusub

  • heesihii hore waxay badanaba kahadli jireen murti dhacdooyin jacayl taariikh wadanka dhaqaalaha kabaxo] alaamahadle ilaahow wadankeena noosamee aamiin

  • mudugboy shaqo fiican baad haysaa ...bartaa kaga hay !

  • Wooow, Mudugboy this time you really excavated classics!! are there more to come??

    Cabdi Tahliil has such amazing voice.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more