When boys were born in our family, they use to throw parties but when girls were born they weren't as happy. today my parent swore on the girls but they don't care about the boys as much because they are practically useless.
wilwaal rer badiye iska aamu sxb , go school and study wilwaal please , this will not help you in the future, you just work for .Your own darood tribe interest stop daroodism, please help yourself and go school wilwaal this is your best friend dude.
Adar Ahmed runti you r funny waxyaba badan oo kala duwan ayaad kahadashay, runtii waxaa fiican in waxkasta si cilmiyeeysan looga hadlo dumarka iyagaa kafiicnaaday wiilasha intooda badan; waxbarashada iyo horumarka bulshada. lkn ilaa xadna maaha in aad wiilasha ku baxdo dhibmaleh lkn waxyaaba badan oo dhalinta aanay kasoo bixin ayaa jirta. I hope one day Somali reunite with peace and tranguility
asc hooyadan somaliyeed wan ku fraxsanahay in aay dadka rutna u sheegto waxeyna k ahdashay wa run in ay si xilsaman waaye wiilasha iyo gabdhahba in uu wadan kii nasogaa ileen lamaroon waaye wadankena wan jecelnahay
cadareey sorry eedo gender issue baa ku madax martay .... meesha tartan ma yaal Girls vs Boys qofwalba ilaahay baa waxa uu xaqa u leeyahay u sheegay, ee dadka ilaahay ka baqqa oo diinta ku dhaqma dheh. Dumarkana waxba wasiir iyo barlamaan ha u magacaabine guryihiina wasiiro ka noqda dheh.
no mama cadar uma hadleeyso xaq gabdhahay la jirtaa waayo iyada waa dumar kkkk raga wax xuna way lee yihiiin dumarkana kuwo u gaara marka is good hadey dumarkeenu noo fiicnaadaan ragana iyagaa badali doona ilaah hana hagajiyo ragana meesha ha iska qaado kkkk
CADERYE EDO mid waan kugu raacay somali ragay u badin jirtay dhinaca eexashada lkn markaad dagaal ka hadlaysid CADREY EDO rag ayaa aduunka kala wada umalayn maayo DUMAR inay dagaal ku haboon yihiin tat's why somali men are warriors AMA HALYAY
hablaha somaliyed kuma eryo hadalkaguna waa 90% waa sax lkn ISLAANTII AREWEELO ee la yar yaraysay waagii mee kamad hadline naag halaaga ayay ahayd.
emadkay1 that was the most stpid thing ive heard so you like that somali diffrent tribes are sepperated and fight sunxanallah thats only gonna led to blood in the end sister the somali people are one people and we have one religion
Somalis tribes are not all the same, some are Halaal qoodato other are boola kunool. I hate to see when people categorise somalis as one. We are from different tribes, regions and thus we are different. As the sister mentioned others are taught how to rob, manipulative and I believe it's those that need to change.
dable11 - i feel sorry for you! hinaase ayaad kax tahay. Gabadhani wax run ah bay sheegtay, markaa gabadhii run sheegtaa ama waa gaalad ama gaalada ayey jeceshahay.
Wow. This was really informative and educational for me. I never knew Somalis emphasized on male child then female child. Subhanallah, it came as shocking to me to know that celebration for male child were longer then that of female child. It is pretty sad and devastating to know this aspect of the culture.
I agreed with her on all points, except when it came to her idea that "have you ever seen a female warlord."
I don't think it is appropriate to put gender as the cause of the war in Somalia. We all know why it happened. And its true that the somali women were the ones who preserved the culture and heritage of Somalis when the country was messed up. It is also true that all the warlords were men, but that was not the factor according to me, it was the hatred these people held in their heart, their tribalism ideologies. It is more of these ideas then the gender of the warlords. God help Somalis!!!
marka hore hoya is qabo ee ma ahan waxa aad hadala aad ku furfuruntay waa arin aad iyo aad ugu qaldan waxna aad shegtay in aay saxsan yahiin hooyo maxaad u ilaawday wiilasha hawiin iyo maalin trucka kawada jidadka mareykanaka ayagoo mutacalimiin ah mantadan la jooga run ahaanti hooya hadii aan nahay wiilasha somali waan kaafaxnahay wana jacelnahay in gabdhaha walaleheeno ay naga so istagan garabkeena hoyo ma aan fariisan karno mana fiirinkarno hoyadeeniyo bahan waa in aan keen naa cunadaha
thats so true walahi, the college i go to now has around 4 to 5 somali boys and almost all of them are badly mannered, have almost no sense of culture and identity and lagging behind the rest of the students while the somali girls are increasingly more focused and aspire to a succesful future
all this is 2 be blamed on the lack of morality and faith, because if these guys where not taught war and gang culture back in somalia they would have done a great deal 2 themselves & their families
Cadar si wacan bay u hadashay. anigu nin ahaan markaan sheego HABLAHA badankoodu way dadaalaan xaga tacliinta...Mida kale aan ku raacay Gabdhuhu hooyoyinkood bay raacan halkay Inamadu ka raacaan Aabayaashood...run.
naagtan waxaa haya uqdad xaga wiilasha ah iyo inay been lacag kuraadiso oo waliba been kasheegto waalidiinta somaliyeed run ahaantii somali hadaanahay wiilasha saaid ay reeraha muhiim ugu ahaayeen dhaqan ahaan sababtoo ah somalida reer guuraa ay ubadnaayeen raga sahanka aa loodiri jiray iyo dhaanka iyo falida beeraha marki loobaahanyahay in geedo waaweyn lajaro iyo difaaca reerka hadii uu reerka gabdho wada yahay cidaas qofwalba aa soo hungriyeynee mashxaradu waa dhaqan halkkaa kayimid.
ninwaalan2 6 months ago
dumarku waa inay ragga ka dambeeyaan.
ragguna hogaamiye fiican noqdaa
yones36 9 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk!!! Somali what a wasted space!!!!
No time for this man!!!
ghostrider4430 1 year ago
Get you Asian wife # lushfmlk.info #
shanitaunal 1 year ago
CADAR WAA RUNTA QOFKA SI FIICAN U YAQAAN,
WAXEY NOO SHEEGTAY SIDA EEY U DULLEYSTEEN HAWEENKA
GABDHA HORIYAD HALA SIIYO.
NOOLOOW CADAR.
DAVIDHAMARi 1 year ago
Comment removed
TheSufisomali 1 year ago
Cadar nolow waa qof qaliya
hotman384 1 year ago
cadar caday qof qaliya o masgax badan
hotman384 1 year ago
She speaks of the truth.
When boys were born in our family, they use to throw parties but when girls were born they weren't as happy. today my parent swore on the girls but they don't care about the boys as much because they are practically useless.
samana1fromsomalia 1 year ago
waxaan laa af hariir sanahay cidaa aad masaysiiseen runti waa fajac waa yaab waa wax lagaa noxo in lays gudub dhigo rag iyo haween!
hadan lafo guro hadalkaa xawalaydan hadlaysaa
1, laa yaab mahaa in wiilkaa laguu dhiiri geliyo inuu geesi noqdo sababto ah wuxuu dhex tagayaa rag hub nooc walbaa kaa sita
2, ragaa labaa ayaa lagaa eegaa hiil iyo hoo hadaanu ninku kuu hilinayn amaa wax ku siinayn ninmahaa
burcoboi1 1 year ago
@burcoboi1
Ku socota: burcoboi: Wallee aniguna adiga ayaan kula yaabey!! Xiniinyo bilaashle ayaad tahay,dad baad u liidataa, waxbaad baryeysaa oo caydh baad qaadataa, aqoon ma lihid oo jaahil baad tahay, hadana cirkaas baad isla taagan tahay. Wallee aniga qiimo iimma lihid ee ogow taas!!! Maxaad wax ka yasi adigii ba yasane
Maandeeq1 1 year ago
ku :@Maandeeq1
ka: burcoboi
fajac wiv yaxyax! eedo miyaad i taqaan?! alaa yaab weyna dumar waakaa naa heedhe aan kulaa tasho is daji oo dhuux hadalka
takale sidee ugu dhacda inaad shikhsi ahaan igu weerarto just dee anigu wuxuun baan sheegay dumar waxay yihiin maan hasiin, hoosna umaan dhigin balse
ogow dumarku waxay sharaf qiimo,qadarin iyo maamuus nagaa helayaan markaa aanay nalaa baratamin ee nagasoo dhisaan uun xagaa guryaha
burcoboi1 1 year ago
@Maandeeq1 dhex dhexadin waxaan doonaya inaan idin kal dhex galo adiga iyo burcoboi oo doodo badan aydun is dhaafsateen marka hore dumarkuu waa ilayska aduunyada sorry wakhtigaa iyu yaraday
kudaare 1 year ago
wilwaal rer badiye iska aamu sxb , go school and study wilwaal please , this will not help you in the future, you just work for .Your own darood tribe interest stop daroodism, please help yourself and go school wilwaal this is your best friend dude.
Thanks
TheGashamo 1 year ago
as/c waan idin salamay salaan kadib ilaah baa mahad iska leh meshan cilmi baaris maa laga hadda laa mise aar goosi oo loo qabo raga waxaas ilaaw mom waxna kuma dhihi kari mom ayaa tahay hadda kadib wxaad tahay mom weyn ee aar qoosiga daay mom dha dhaxaad ka dhig dadka
sahwi1 2 years ago
cadar waa gabadh aad u wanaagsan oo riwaayadahana ku metesha dhaqanka soomalida
kudaare 2 years ago
Ok... Where are the Somail Men that work and pay bills?
halimaguled 2 years ago
runtaad kahadashey, nooloow
haniina 2 years ago
Adar Ahmed runti you r funny waxyaba badan oo kala duwan ayaad kahadashay, runtii waxaa fiican in waxkasta si cilmiyeeysan looga hadlo dumarka iyagaa kafiicnaaday wiilasha intooda badan; waxbarashada iyo horumarka bulshada. lkn ilaa xadna maaha in aad wiilasha ku baxdo dhibmaleh lkn waxyaaba badan oo dhalinta aanay kasoo bixin ayaa jirta. I hope one day Somali reunite with peace and tranguility
MrAhmedjama 2 years ago
thanks cadar.
abdirizak100 2 years ago
asc hooyadan somaliyeed wan ku fraxsanahay in aay dadka rutna u sheegto waxeyna k ahdashay wa run in ay si xilsaman waaye wiilasha iyo gabdhahba in uu wadan kii nasogaa ileen lamaroon waaye wadankena wan jecelnahay
sucdi1 2 years ago
cadareey sorry eedo gender issue baa ku madax martay .... meesha tartan ma yaal Girls vs Boys qofwalba ilaahay baa waxa uu xaqa u leeyahay u sheegay, ee dadka ilaahay ka baqqa oo diinta ku dhaqma dheh. Dumarkana waxba wasiir iyo barlamaan ha u magacaabine guryihiina wasiiro ka noqda dheh.
mucaad2 2 years ago
sooooo true what she said noolo cadarey
iskorisgirl 2 years ago
so true what she said.
QGprincess 2 years ago
She is so right. Some boys don't even know how do make their own breakfast. I feel so sorry for some Somali boys.
qaliyeye 2 years ago 5
@qaliyeye cadar waa gabadh cod kara oo dhaqankii soomalida weli haysata
kudaare 1 year ago
loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool fun
zzzzzzzzzz3010 2 years ago
والله كلامها صحيح مئه بالمئه واتمنى ان ترجع الصومال
كما كانت وافضل يارب
abohanas 2 years ago
no mama cadar uma hadleeyso xaq gabdhahay la jirtaa waayo iyada waa dumar kkkk raga wax xuna way lee yihiiin dumarkana kuwo u gaara marka is good hadey dumarkeenu noo fiicnaadaan ragana iyagaa badali doona ilaah hana hagajiyo ragana meesha ha iska qaado kkkk
rerjalam 2 years ago
i just like the music in the begining & i agree with her 100%
halaogala 2 years ago
CADERYE EDO mid waan kugu raacay somali ragay u badin jirtay dhinaca eexashada lkn markaad dagaal ka hadlaysid CADREY EDO rag ayaa aduunka kala wada umalayn maayo DUMAR inay dagaal ku haboon yihiin tat's why somali men are warriors AMA HALYAY
hablaha somaliyed kuma eryo hadalkaguna waa 90% waa sax lkn ISLAANTII AREWEELO ee la yar yaraysay waagii mee kamad hadline naag halaaga ayay ahayd.
peace and love al somali men and womens dhaman
xertaqaadka 2 years ago
is she from qabyo?
warero 3 years ago
emadkay1 that was the most stpid thing ive heard so you like that somali diffrent tribes are sepperated and fight sunxanallah thats only gonna led to blood in the end sister the somali people are one people and we have one religion
muslimgirl173 3 years ago
shes only decribing the nature of somalis and how they are active in clan warfare.
omarwadani 2 years ago
love cadar man lovely accent qurux looooooooooooool!
Salma07 3 years ago
Somalis tribes are not all the same, some are Halaal qoodato other are boola kunool. I hate to see when people categorise somalis as one. We are from different tribes, regions and thus we are different. As the sister mentioned others are taught how to rob, manipulative and I believe it's those that need to change.
emadkay1 3 years ago
lol..i like ur comment dude lol!
Salma07 3 years ago
yaab qofkaan dabcan waa hooyo soomaliyeed , waxay umuuqataa qof cilmiyari ka hayso dhaqanka soomalida, taas waxa u dheer waxa muuqata iney xaqiida ka gaabsan , markey leedahey dumarka soomalidu waxbey barteen raga iyagaa ka wacan ka dhaqan fiican ?waxaa dhab ah dhalinyara badan oo soomli ah iney dhaqan badel meen lakiin , in rag lagu koobo waa caqliga iyo cilmiga dumarka soomliyeed dariiqyada gaalda madawga ah ugu fuulfuulayaan guryahoodina uga baxeen ,ogawna dumarku mawada xuma raguna waa saas
dable11 3 years ago
dable11 - i feel sorry for you! hinaase ayaad kax tahay. Gabadhani wax run ah bay sheegtay, markaa gabadhii run sheegtaa ama waa gaalad ama gaalada ayey jeceshahay.
YusurBurco 3 years ago
Wow. This was really informative and educational for me. I never knew Somalis emphasized on male child then female child. Subhanallah, it came as shocking to me to know that celebration for male child were longer then that of female child. It is pretty sad and devastating to know this aspect of the culture.
I agreed with her on all points, except when it came to her idea that "have you ever seen a female warlord."
black018707 3 years ago
I don't think it is appropriate to put gender as the cause of the war in Somalia. We all know why it happened. And its true that the somali women were the ones who preserved the culture and heritage of Somalis when the country was messed up. It is also true that all the warlords were men, but that was not the factor according to me, it was the hatred these people held in their heart, their tribalism ideologies. It is more of these ideas then the gender of the warlords. God help Somalis!!!
black018707 3 years ago
marka hore hoya is qabo ee ma ahan waxa aad hadala aad ku furfuruntay waa arin aad iyo aad ugu qaldan waxna aad shegtay in aay saxsan yahiin hooyo maxaad u ilaawday wiilasha hawiin iyo maalin trucka kawada jidadka mareykanaka ayagoo mutacalimiin ah mantadan la jooga run ahaanti hooya hadii aan nahay wiilasha somali waan kaafaxnahay wana jacelnahay in gabdhaha walaleheeno ay naga so istagan garabkeena hoyo ma aan fariisan karno mana fiirinkarno hoyadeeniyo bahan waa in aan keen naa cunadaha
momed51 3 years ago
thats so true walahi, the college i go to now has around 4 to 5 somali boys and almost all of them are badly mannered, have almost no sense of culture and identity and lagging behind the rest of the students while the somali girls are increasingly more focused and aspire to a succesful future
all this is 2 be blamed on the lack of morality and faith, because if these guys where not taught war and gang culture back in somalia they would have done a great deal 2 themselves & their families
TaskiyahEmaani 3 years ago 3
Masha'Allah...Love the way you dressed:)
like (khayrqabe) said I couldnt agree with her more!
hanan1800s 3 years ago
WOW . WAA ARIN WACAN THANKS CATO.
haduuman2007 3 years ago
Discussion wanaagsan walee wanan ka helay.
Cadar si wacan bay u hadashay. anigu nin ahaan markaan sheego HABLAHA badankoodu way dadaalaan xaga tacliinta...Mida kale aan ku raacay Gabdhuhu hooyoyinkood bay raacan halkay Inamadu ka raacaan Aabayaashood...run.
craxmaan10 3 years ago
Cadar Kahin i couldn't agree with you more.
Somali waxa lahadhay waa rag. Anaga laftahaydan QOODHAHAA na hodaye waxba ma hayn,
Khayrqabe 3 years ago
hebla maxee dhashey dee ayada is dhashey waxee dhali jirteybee dhashey looooooool ...
i feel sorry of our elder sisters who hve been under mans shoes.and i say this is your time bacda no tuura do what if u want im not gonna hate u ever
waleedinho1 3 years ago
interesting interview buh walaahi i felt she on de girls side maaan init buh at the end she remind me of my HOYOO "waar rag is ka dhigah"
anelka039 3 years ago 2
mashallah good points. lakinso qof heeso oo hadana asturan waligay ma arkin ,cadar heestana iska dhaf ayan kuu dhihi lahaa .
zaakiiya 3 years ago
Cadar axmed is a intellegent girl she dont need an education jislboy...cadar axmed said it all, somali boyz gett it all wrong.
somaliland2dalkeyga 3 years ago
She needs to educate herself before telling others what to do.
jislboy 3 years ago
why do care? just take her words
ragkaroon 2 years ago
if you want to take part in this discussion, post your comments or your video responses.
Thank you and let us know what you think.
bartamaha 3 years ago
thanx maam lakin noo tartibi heeeeeeeeeeeeee
warsame1010 1 year ago