Added: 3 years ago
From: Deeqdabey
Views: 80,261
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (53)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • look mychannel for more asome videos

  • Kan tabcaanka ahna maxaa waaye?????????? musikada Hassan aadan samatar soo shitey iyo cod aan jirin! war iska aamus cod meesha kuma heysidee

  • Walaal waa runtaa waxaa laga yaaba in aan heeshino beri, War wilka waa runtiis.

  • duf ku bax dheh deeq sax ilhow nabad ka dhig dalkeena  ilhow naga qabow kuwana maskinta saan ugalaayo

  • wiilka hassan dabeey caadi ma tihid waxaan rajeynayaa inaad heeso badan soo saartid

  • What kind of Somali is duf. Walaweyn should stop raping Af-Somali like the Ethiopians.

  • caaadi maaahan heesta lkn dufkubaxa uu ku waashay cml see cml abaah caaadi iska dhig heesta waa qatar oo wadani ah lkn raab raab cml neh waa u qaadooyaa cml gacmaha aa walif walif ka siinooyaa abaah bro kaftan.com cvaaadi maahan hees macaan abaah

  • wooooooooooooooooooooooooooooo­oooooooooooooooooooooooooooooo­oooow nic

  • nice song sxb . waa tageereena dhalinyada cusub ee soobacda, heesatda ad bey u macaanthay , cod iyo musicba, keep on saaxiib

  • Nabeee duf ku baxa dheh !!!!

  • maxaa sawirada dadka du ruufaha heeso usoo ka shatiin kulikin...waradkiin wasee...balaayo maxay gambar leh

  • caadi mahan heesta nabee nice voice 2 tuf ku baxa kaa danbeeyow al fanan deeq

  • duf ku bax thnxs deeq i love ur song Nice voice.

  • i like this nice

  • waaw duuf ku baxa waxii nabaad diid ah yes yes nice song

  • ilaah somalia nabaad hanooga dhiigo iyo inta muslim ah amiin ila dhaha walalha musliminta ahow

  • Hard to understand his words. Anyone who can help?

  • it seems like every song i listen to now days is about somali loool c'mon guys what happened to all the romantic songs?

  • A great song indeed.Tribalism is rapidly destroying our society. I am alarmed that this disease has reached an epidemic level and needs to be eliminated.

  • looool kamalyare ninka been haa usheegin his hair cut sucks ugly... iska jaar please bro..

  • duf ku baxa dheh....down all qabiilist

  • woow caadi maahan deeq yare hees aad u qiima badan

  • hhahhaha ....hees qatar ah iga dheh (Y)

  • beautiful song and it is really the fact what is going on in Somalia. Deeq keep up.

  • belo WXaa iga hor yimid ..Caruurtan Qurbaha ku koray ee caloosha kuusan LOL Inteey wax walba Daawadaan ayeey caynayaan Meel fadhiista adiga hadaad heesn karina..

  • war hees fiicantiina maahane dadkaan waa wax waalan umad iscunaysa ayay noosoogesheen meesha waxaan qurunkaaa

  • nice hair cut saxb

    but i like the song

  • kkkkkkk dabkan kuwii shiday ee dulmigaan dhigay duf ha ku baxaan

  • wow luv the song peace

  • duf kubaxa

  • Aniga hadaan youtube hes ka daawo is dhaho qosolka aa iga dhamado walahi! wiilka waa good hestisa lknse way u qaado wax jira mahan! balse wlcme kama lidatid dadka qaare!

  • midhaha "Lyrics" heesta qof ma soo qori karaa, xabad kamaan fahmine fadlan.

  • I luvv this singer, does he have a cd orr soemthingg?

  • Hees fiican walahi

  • duf kuba waaba funny wiilkan masha laah good job kuwa dhibka noo horseeday duf haku baxeen lakin melaha uu ku heesayo waxaa ka mid ah meel mudan in hees laga sameeyo waxan u maleynaa in aan wadan wada joogno fanaankan da.da yar soo badi heesaha deeq thanks

  • wow cool song i luv it

  • can anyone write down the lyrics plz

  • maxamad deeq cajiib walaahi aniyo deeq dhib waan aragnay coz isku meel ayaan u qaxnay dagaalkii soomaliya kkkkkkkkkk

  • i cannot read english somali...english plz

  • WHO CARE WHAT U CAN OR CANT READ

  • Deeq, brother this is a great song masha allah. I appreciate the positive message and we all pray insha allah that we somalis will eventually stop the killing of one another. Thank U, god bless u.

  • in laga tirtiro tariiqda somalia erayka qabiil iyo macnahiisa aa ku fican wlh

  • sidaas ayaa lagaa rabaa go

  • ragedii sxb ,duf ha ku baxeen kuwa wadankeenii nga kharibay,caqligaas oo kale baa loo baahan yahay , qabiil iyo qurun iyo dagaal waan ka dalay ,waxan leeyahay dhalinyarada somaliyeed ee qurbaha joogta wax barta , si aad dalkiina iyo dadkiinaba wax u dartaan, salam to u all

  • ragedii sxb caqligaas oo kale baa loo baahan yahay , qabiil iyo qurun iyo dagaal waan ka dalay ,waxan leeyahay dhalinyarada somaliyeed ee qurbaha joogta wax barta , si aad dalkiina iyo dadkiinaba wax u dartaan, salam to u all

  • Comment removed

  • Nice song.Vivo dhalin yarada somaliyeed oo qurba joogtaa. Kuwa somalia joogaa kuwa lagu shaqeeysta oo doq yaal war lord ku shaqeeystaan and shisheeye noqdeeyn. Maybe dhalinta qurba joogta will safe our nation and country Insha allah. Yes we can. Somalia 4life

  • waaaaaaaaw deeqa sxb waa top waa sidiiq gorgor oo aad kuugu soo hambalyaynaya waxaad samaysay dadaal aan marnaba la xaqirikarin iyo somalinimo ] nolol qiimo leh sxb iyo dedaaaaaal guushuna waa xagaaaaaagga

  • deeq sxb caadi maahid

    u look nin nabad doon ah

  • good, sidaas ayaa la rabaa ''NABAD'' '' V''

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more