Added: 8 months ago
From: dabaalato
Views: 9,032
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Guul Prof Samatar. Hiilqaran na waa rajada kaliya ee u hadhsan ummada soomaaliyeed marka way inay gartaan oo ay ka faa iidaystaan.

  • Fikradda Samanter waa Fikrad Sare ee Cilmiyeesan, laakin 2012-2030 ma hirgalikarto. Qabiilada hubeysan ee gaajeysan, ee u bartay in aay dadka boobaan xoolahooda, ma rabaan in aay dowlad cadaalad ku dhisan timaado. Sidoo kale wadaada gaajeysan ee lacagta ku hela "Gaalo ayaan la dagaaleynaa" ma joojindoonaan dagaalka. Bashir, Master Political Science. USA

  • Prof. Samatar for PRESIDENT of United Somalia!!!

  • hambalyo soomaalida inta wanaaga jecel oo dhan soomaliya ilhay ha kusoo celiyonabadi xasiloonidi iyo sharafi aany lahaan jirnay

  • we love you Abdi samater if we are somali peaple who live in northern somalia and now called somaliland, long life Abdi samater,

    inta waan ku necebnahay lihi waa in cuqdadaysan yaan loo joojin.

  • We love you Abdi Ismail Samatar. you always mention the truth thank you .

  • xaasid samatar....somaliland waa lagaa necebyahay .....somaliyana waa lagaa nacay imika ...

  • @liband773 layaab ma lihid oo kuwa ku hogaamiya ayaan maangaabni halkaas dhigtay oo waxaad tahay dadka qudhunka iyo neceebka faafiya..... somaliland wax la yidhaa waa wakhti lumis

  • waan ku salaamay walaal cabdi waan kula jirnaa ilaahay ha kula jiro adiga iyo walaalkaaba soomaali aad ayay idiin jeceshahay ogaada intii idinla xiriirtay iyo intaan idinla soo xiriirinba waxaa layiri man zarac xasad waxaad doorateen wadaninimo waxaa idin jecel soomaaliyoo dhan ilaahay ha idiin waafijiyo khayr aduun iyo aakhiro reer awdalna waxaan ka filaynaa kumanaan ilmo samatara viva soomaali wayn

  • @SAMSAM1417 samsam thanks huuno

  • I will be first somali who supports hiilqaran party. Insha allah.

  • We somali have to underscore this wise idea which prof. Samatar said in interview"dad shaqadu rabto baa somali hogaamikara, not dad iyagu raba"

  • prof. Samatar wuxuu yiri hada kahor "dad shaqadu ubahantahay baa somali hogaamikara, ee dad iyagu ubaahan ma hogaamin karaan"

  • Prof. Samatar waxuu yiri u

  • In the name of good God since when did Geography lecture speak about politics.

    does it mean there is lack of somali Political Analysts.this is shame!!

  • @TheCassonovaa You should know geography is not only physical geography but also human geography. His research focuses on the relationship between democracy and development in the Third World in general and Africa in particular. At the moment, he is looking at the the link between democratic leadership, public institutions, and development in East and South Africa. Other themes in his research include Islam, social capital and ethnicity in the Horn of Africa, and environment and development

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more