Added: 2 years ago
From: mudug1
Views: 52,333
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Ilaahay janadii fardowso ha siiyo amiin.

  • caadi maha illahay ha unaxariisto boqoroda codka

  • ilaahooy jannadii furdooza ku gali xaliima khaliif cumar magool fanka soomaaliyeed taariikh bay uga tagtay way adag tahay inay soomaaliya ayadoo kale ka dhalato 1970 waxay stage la fuushay umu kaltuumtii reer masar maray qaahira tagtay ayadoo la socoto hoboladii waabari bandhig faneed afrika oo lagu qabtay masar

  • waaw caadi maahan waqtigaa ma,aan dhalan laakiin hadaan ka helay waaaaw labadooduba kalama dhacaan .

  • allah ya raxmo magool

    amiin

  • viva cayd

  • founder of izlam=mass murderer,rapist,pedo,slaver trader,liar....m i wrong?

  • Boqorada Codka. Xaliima Khaliif Cumar Magaal Allah Ya Raxma, iyo waliba Fanaanka aan ka dhicin ee Salaad Mohamed Shardi. Salad Darbi. Erayada Heesta Ajashii dhamaataa Ifka Joogi meysaa. Aakhira hadaad Tagi Kaa Oodi Maayaa, iyo walba eraydiisa. waayaha aduunkiyo.. waqtigaa Adeegaa. Adaa meel Udgoon iyo Inanyahay... Il Xaraad leh joogaa.. waa hees Lala wada Dahacay waxaa ay qaaday 1970 waxa ayna ka mid noqotay heesihii hir galay ee xiligaas ay bulshadu aadka u Jaclaad.

  • boonkay labdan aad baan u jeclahay,ma ii shhegi kartaa waqiga ay wada qaadeen heesta kale ay wada qaadaan labadood ee halku dhegeedu yahya kaalay deeqa kaalay adaan kugu dan seegee,labda heesoo way isku laxni hdow yihiin. mahsanid

  • @Boonkaay haddii aad dhahday heesihii hirgalay, taasi hirgaliddu macnaheeda waxaa weeye heesta fanaanku ku soo gallo fanka oo uga mid noqdo fanaaniinta la yaqaano kooxna ku biira loona aqoonsado fanaanimo marka haddii heestu ay ka mid aheyd heesihii hirgalay labadaan fanaan kee ku soo galay fanka illeen darbi iyo magool hal maalin mayna soowada galin fankee sxb boonkaay aday kuu taallaa ka jawaab suaashaan??????????????

  • @baaruud17 1963a AYUU FANKA SOOGALAY ASAGA OO 13JIR AH HEESTA UU KUGALAY FANKA WAA DAWADII NAFTAYDAY KU DOONDOONEE OO UU ASAGU MIRAHEEDA LEEYAHAY 

    MAGOOLNA 1947 WAXANA AYNA MAALIN WADA GALEEN FAADUMO C/LAAHI MAAN DEEQ

  • @abdirizakmohamed1 haddaba sxb waa maxay 1970kii heestaan u hirgashay, haddee ciddii wadatay ereygaan hirgalidda hadaba ha ogaato arinta hirgalidu ma ahan hees laga dabadhacay macnaheedu laakiin waxaa weeye heesta uu fanaanku ku soo gallo fanaanimada kooxna ay qaadato loona aqoonsado in uu yahay fanaan buuxa, marka sidaas ula socda.

  • @baaruud17 SAXIIB LABADA FANAANBA WAY KAHORAYEEN BARNAMIJKII LAORANJIRAY HEESAHA HIRGALAY OO LABILAABAY _1970 BARNAAMIJKAA WAXAA KU SOOBAXAY XASSAN AADAN SAMATAR

  • @abdirizakmohamed1 sxb adiga hadalka meesha uu socdo ayaadba iga qaldeysaa broo, anaga hadda meeshaan heesta taalla waa hees labbo fanaan magool iyo derbi, hadaba brother sheekadu waxay inoo mareysay heesta oo la yiri waxay ka mid aheyd heesihii hirgalay, marka xassan adan maxaaba meeshaan soo gelshay, waaba labo fanaan oo kalee, jawaabta heestaan in layga siiyo ayaan rabaa, hadaba hadalka haddii aan saxno qofkii yiri heestii hirgashay waxaannu leenahay broo tani ma ahan tii hirgashay.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more