Diintaada iyo diimaha kale ee dunida soo maray ee malaayiinka gaarayey ee ku suntanaa wax walba ee aadmigu rumeeyey ayaa waxay giddigood taada kaga duwan yihiin oo keliya sida wax loo caabudo, iyo in aad taada rumaysay. Maaddaam aad taada rumaysay kuwa kale ma rumayn kartid, isla markaas, kuwa kale waa cadowgaa oo arrintaasi waa mid diimuhu ku midaysan yihiin; in diintaadu kuwa kale godobayso, in aad feker ku dabbaaqdo wixii yaraantaadii iyo waagii aadan cawliyeysan wixii lagugu soo dhuray.
Soomaalidii waa waalatay oo waxay noqdeen dad adduunka laga reebay oo adduunka oo dhan lagu diray sidii maskaxda looga xalayey. Guud ahaan se Afrikada madow waa wada sidaas oo hadba waa qolodii u timaadda iyo wixii ay ku dhurto, ka dib Afrikaanku waa uu ku fududaanayaa wixii lagu dhuray oo uu kaga dheeraynayaa qolodii waxaas ula timid. Hase yeeshee waa ku kala daran yihiin oo Soomaalidu arrintaas waa uga horraysaa Afrikada kale oo Carabtii u timid ayey kaga horreeyaan diinteedii si la yaab leh.
lkn waxaan la yaabay muxadaraadkan sheekh cumar iyo mida umal waa kuwa hore mana ka hadlayaan raga kaniisada galay ee si guud ayay u hadlayaan mana banaana in wax aan islaheyn aad dusha iska saartaan ilahay ka baqa raga kaniisada galay youtube ku jiraan mana aysan dhihin diinta isalamka aan la mideyneyna diimaha kale ama waa isku mid maysan dhihin ilahay ka baqa culumadane ha isku dirina .
@socdaal Walaal adiga ma ay banaan tahay in aad la midoobto diimo ilaahay uu raali ka ahayn miyeysan ahan tii nabiga (scw) lagu yiri uu allah 7da samo ka kor uu ka soo jawaabey (( Lakum diinakum waliya diini)) Subxaana allah waa uun tii oo ka xun waagas hindu butisti chiristan jew la tuko abiga socdaal ka jawaab waa qaterdeyda ayey leedahay waxey la midt aha tahay diimahan kuligooda waa sax taana waa gaalinimo cad iska ilaali walaal saman in kaaran ayaan kujirnaa diinteyna waa muslim bes W/s
@diyow08 Bro waxaad moodaa in aadan comment aan qorey si fiican aadan u akhrinin aniga ma aan dhihin wey banaan tahay in diimaha la mideeyo mana aaminsani in ay banaan tahay , Qala tacala "Ina diina cinda allah hiyal islaam" taas ayaane daliil u ah , waxa aan ka hadlay waxaa waaye dadkan kaniisada galay oo aan ognahay in ay yihiin imaamyo masaajid oo waliba sheegay in aysan wax diin mideyn ama gaalo la tukasho ah aysan meesha u tagin misne aysan sameynin ayaan kaliya dhahay yaan la galeysinin.
@socdaal Asalaamu caleykunm jazak allah khier aad baa kuu gartey iyo sida weyn aa u dareentey bro socdaal ilaahay ha na sugu waqti adag ayaan ku jirnaa hadii aan u soo noqdo ragii galey meeshaa waxey ku tageen qorshe waxeyna ka midyihiin ururada aamisan mideynta diimaha nin daa qaadey xunbo cuskey waadna aragtey wixii meeshaas ka dhacayey weyna duuban tahay ilaahayna la hor tagayaa meeshana waxaa loo aadey waa waxa lagu eedeyey lakiin akhi sugnoo waa imtixaan jazaka allah kheir w/s
@diyow08 Thanks bro insha allah kuligeyn ilahay xaqa hangu sugo waxaane lee yahay yaysan ahaanin waxa aan raaceyno shakhsiyaad iyo xisbi ee ha ahaaato aqiidada iyo diinta tas ayaa lagu liibanayaa dad badan oo qiireysan ama ay qaadey xisbinimo ayaa jira oo dadka diintoodii cirdigoodi ka amaan gali la'dahay marka ilahay xaqa ha ina waafajiyo somalina waxaa heysata waxii uu nabiga CSW ka duceystay ee ( Allahuma la tajcal musiibata fii diinina ) oo diinti ayaa lagu dagalamaya ayadoo muslim la yahay

ogaal83 4 months ago
This has been flagged as spam show

{وَمَن لَّمْ يُؤْمِن بِاللهِ وَرَسُولِهِ فَإِنَّا أَعْتَدْنَا لِلْكَافِرِينَ سَعِيرًا}
which means: For those blasphemers who do not believe in Allah and His Messenger, We have prepared Hellfire
Feylasoof 4 months ago
قال تعالى
:{ ما كان إبراهيمُ يهودياً ولا نصرانياً ولكن كان
حنيفاً مسلماً وما كان من المشركين }
Feylasoof 4 months ago
This has been flagged as spam show
Assalaamu Calaykum. Subxaanallaah. War sheekh Umul iyo Sheekh Cumar faaruuq waa culumo nadiif ah oo saxsan waxa ee ka hadlaayaan, waxa ayna fasiraayaan kitaabka quraanka. Kiina Culumadaan aflagaadeenaayo ka baqa ilaaheey, culumadiisana oo idinkaga cabsi dhow xagga Allena xushmeeya. Wahaabi iyo balaayo wax la yiraah ma jiraan. Diinteena waa islaaam kaliya. Qofkii diinta barta ayaa fahmi kara in culumadaan ee runta ee tahay waxa ee ka hadlaayaan.
TheTechnify 5 months ago
Comment removed
TheTechnify 5 months ago
ayagu imiseey dileen wahaabiyo, gaalo ma naga dilen inta ay naga dileen
somaliG123 7 months ago
soomali ayagaaba heshiin la yaa la heshiinaya. oo wax ku falaaya meel kasta waa lalagu caayaa
somaliG123 7 months ago
majirto kaniisad aqoonsan nabinimada muxammed,
lakin muslimiintu waxay rumeysanyihiin rusushii kahoreeysay nabigeena muxamed SCS , sidookale waxayrumeysanyihiin in ayjireen kutub kahoreeyay quraanka , lakiin dadki haayay ay waxkabedeleen , sidookale waxan rumeysannahay in uu nasaqay quraanku kutubtii kahoreeysay , dadkii haystay kutubtaasna ay waajib kutahay in ayraacaan quraanka ,
saa darteed diin islaamka ayaa ku waajib ah qofkasta haduu xaq raadinayo,, maxaa yelay asagaa ugudambeeyay ..
Naqeys 1 year ago
lkn waxaan la yaabay muxadaraadkan sheekh cumar iyo mida umal waa kuwa hore mana ka hadlayaan raga kaniisada galay ee si guud ayay u hadlayaan mana banaana in wax aan islaheyn aad dusha iska saartaan ilahay ka baqa raga kaniisada galay youtube ku jiraan mana aysan dhihin diinta isalamka aan la mideyneyna diimaha kale ama waa isku mid maysan dhihin ilahay ka baqa culumadane ha isku dirina .
socdaal 1 year ago
@socdaal Walaal adiga ma ay banaan tahay in aad la midoobto diimo ilaahay uu raali ka ahayn miyeysan ahan tii nabiga (scw) lagu yiri uu allah 7da samo ka kor uu ka soo jawaabey (( Lakum diinakum waliya diini)) Subxaana allah waa uun tii oo ka xun waagas hindu butisti chiristan jew la tuko abiga socdaal ka jawaab waa qaterdeyda ayey leedahay waxey la midt aha tahay diimahan kuligooda waa sax taana waa gaalinimo cad iska ilaali walaal saman in kaaran ayaan kujirnaa diinteyna waa muslim bes W/s
diyow08 1 year ago
@diyow08 Bro waxaad moodaa in aadan comment aan qorey si fiican aadan u akhrinin aniga ma aan dhihin wey banaan tahay in diimaha la mideeyo mana aaminsani in ay banaan tahay , Qala tacala "Ina diina cinda allah hiyal islaam" taas ayaane daliil u ah , waxa aan ka hadlay waxaa waaye dadkan kaniisada galay oo aan ognahay in ay yihiin imaamyo masaajid oo waliba sheegay in aysan wax diin mideyn ama gaalo la tukasho ah aysan meesha u tagin misne aysan sameynin ayaan kaliya dhahay yaan la galeysinin.
socdaal 1 year ago
@socdaal Asalaamu caleykunm jazak allah khier aad baa kuu gartey iyo sida weyn aa u dareentey bro socdaal ilaahay ha na sugu waqti adag ayaan ku jirnaa hadii aan u soo noqdo ragii galey meeshaa waxey ku tageen qorshe waxeyna ka midyihiin ururada aamisan mideynta diimaha nin daa qaadey xunbo cuskey waadna aragtey wixii meeshaas ka dhacayey weyna duuban tahay ilaahayna la hor tagayaa meeshana waxaa loo aadey waa waxa lagu eedeyey lakiin akhi sugnoo waa imtixaan jazaka allah kheir w/s
diyow08 1 year ago
@diyow08 Thanks bro insha allah kuligeyn ilahay xaqa hangu sugo waxaane lee yahay yaysan ahaanin waxa aan raaceyno shakhsiyaad iyo xisbi ee ha ahaaato aqiidada iyo diinta tas ayaa lagu liibanayaa dad badan oo qiireysan ama ay qaadey xisbinimo ayaa jira oo dadka diintoodii cirdigoodi ka amaan gali la'dahay marka ilahay xaqa ha ina waafajiyo somalina waxaa heysata waxii uu nabiga CSW ka duceystay ee ( Allahuma la tajcal musiibata fii diinina ) oo diinti ayaa lagu dagalamaya ayadoo muslim la yahay
socdaal 1 year ago
Allah akbar laa shariika lah ilaahow na sug Jazaka allah Somalimidnimo
GarweyneMedia 1 year ago