waar hadaynu nahay dhulbahante marka hore waxay u baahanahay midnomo marka labaad waxay u baahanahay inaynu is waydiino taladeena cida inoo haysaa waa ayo ? dhulbahante wuxuu jiray boqolaal sano waxaa intaa soo waday taladoodana hayay waxay ahayeen garaado iyo cuqaal. isaaq iyo majeerteena intaaba deris baynu ahayn colaad iyo nabadbana waa lasoo marayay , laakiin dhibaatadan iyo mashkilkan kala qaybsanaantani waa taladii iyo maamulkii o aynu gacanta u gelinay qurba joog waa arin layaableh
buux2059 1 month ago