asalamu aleykum walee waxaan la yaabaa dadka ogadenia diida ee somali ethopia ogol taloow ma adeero ayey xabashida u tahay oo hooyooyinkoodey qabaan mise qabyaalad baa heerkaas gaarsiisey?maxaase magac qabiil soomaaliyeed ay ku diidaayaan oo magac amxaar bixiyey ay ku ogol yihiin war nimankiisa uqdadeysan anagana hadiiba magac la qaadanaayo gan gaalka cad uu bixiyey yaan qaadaneynaa idinkana kan amxaarka gaalka madoow uu baxiyey u ololeeya nacasiinyahay
waxan leeyahay huuno hagamaaga waynoow alaah ayaa kuu hiilin doona iyo geesiyaasha u dhashay ogaden waxaadna tahay sayadkii 2 ee wad nin aan dagalamin ma xoroobe ee
waxaan odhan lahaa nimankani dhaxamaha ha isku dilina waligiin marka hore waxaad ku dagaalamaysaan maxay tahay iswaydiiya kililka shanaad 3gobal waxa daga somalida kale oo number ahaana ka badan ogaadeen...dadkaasi ma idinka yeelayaan inay ogalaadaan dhul ogaadeen kaliya lagu magacaabo ..waa maya jawaabtu.
laakiin dhul ogaadeen la yidhaahdo la heli maayo waayo dhulka lagu dagaalamayo ogaadeen kaliya malaha waa somalida ethiopia oo dhan markaa waxa fiican in loo diriro dhulsoo maaliyeed ee maaha dhul ogaadeenleeyahay.......waligiin siyaasada barta cid idinka yeelaysa ma jirto .......somalida kale ayaydaan soo dhaafayn siyaasad ahaan inta xabashida aad isleedihiin la dagaalama.
Gabay qiiro badan weeye walaahi dhiigaaga ayuu dhaqaajinayaa laakiin nasiib darro wuxuu ka dhashay Ogaadeen oo aan lahayn fikir midaysan, maanta lama odhan karo ONLF waxay la dagaalamaysaa Ethiopia ee dhabtu waa Ogaadeen againest Ogaadeen!!!!!!!!!
guul iyo gobanimo ogadenia
Ugaas1960 1 week ago
asalamu aleykum walee waxaan la yaabaa dadka ogadenia diida ee somali ethopia ogol taloow ma adeero ayey xabashida u tahay oo hooyooyinkoodey qabaan mise qabyaalad baa heerkaas gaarsiisey?maxaase magac qabiil soomaaliyeed ay ku diidaayaan oo magac amxaar bixiyey ay ku ogol yihiin war nimankiisa uqdadeysan anagana hadiiba magac la qaadanaayo gan gaalka cad uu bixiyey yaan qaadaneynaa idinkana kan amxaarka gaalka madoow uu baxiyey u ololeeya nacasiinyahay
halbowle0187 1 month ago
Shacabka Soomaali-Galbeedeey Dhulka Soomaaliyuu ka wada maqanyahay ee , Magaca ha isku xijinina , maxaa yeelay waa Hab Gumaysi , Magacaa qofka Soomaaliyeed markuu maqlo wuxuu u qaadanaa Gobol qolo gaara ka maqan !!!
bashiircali22 1 month ago
markii gaalada laga xoorobo waxaadoontan oola baxa lakiin fadlan taageera. iska daaya umada aad Ethiopia udhiibaysaan waxaan lahadlaya Somaliland iyo puntland. ilaahow iimaanka nagusoo celi qabiilkana naga tirtir amiin.
jahur101 1 month ago
Guul ONLF ilaahay ayaa idinlajiro. walaalaha soomaaliyed waxaan leeyahay magaca Ogadenia waxaa bixiyay Ingiriiska sababtuu ubixiyayna aytahay in uu dhulkaas uu waligii xoroobin. maxaayeelay ingiriiska wuu ogaa somalida in ay qabiil aminsantahay oo ay qabiil isku caawin.
jahur101 1 month ago
some deep shit wallahi
dircyusuf1977 4 months ago
GEYEGI AAN OO DALANO ATHA GARDI KUU NAHAYE..
dircyusuf1977 5 months ago
i love man may allah them and proect them from all bad things he is a truth somail man and m like l long live ogdaen
Chennile27 5 months ago
waxan leeyahay huuno hagamaaga waynoow alaah ayaa kuu hiilin doona iyo geesiyaasha u dhashay ogaden waxaadna tahay sayadkii 2 ee wad nin aan dagalamin ma xoroobe ee
XxAmgiZxX 5 months ago
waxaan odhan lahaa nimankani dhaxamaha ha isku dilina waligiin marka hore waxaad ku dagaalamaysaan maxay tahay iswaydiiya kililka shanaad 3gobal waxa daga somalida kale oo number ahaana ka badan ogaadeen...dadkaasi ma idinka yeelayaan inay ogalaadaan dhul ogaadeen kaliya lagu magacaabo ..waa maya jawaabtu.
waraabe44 6 months ago
laakiin dhul ogaadeen la yidhaahdo la heli maayo waayo dhulka lagu dagaalamayo ogaadeen kaliya malaha waa somalida ethiopia oo dhan markaa waxa fiican in loo diriro dhulsoo maaliyeed ee maaha dhul ogaadeenleeyahay.......waligiin siyaasada barta cid idinka yeelaysa ma jirto .......somalida kale ayaydaan soo dhaafayn siyaasad ahaan inta xabashida aad isleedihiin la dagaalama.
waraabe44 6 months ago
daacad55.....u r absolutely right
Hidayo12 6 months ago
Gabay qiiro badan weeye walaahi dhiigaaga ayuu dhaqaajinayaa laakiin nasiib darro wuxuu ka dhashay Ogaadeen oo aan lahayn fikir midaysan, maanta lama odhan karo ONLF waxay la dagaalamaysaa Ethiopia ee dhabtu waa Ogaadeen againest Ogaadeen!!!!!!!!!
daacad55 8 months ago
guul iyo gobanimo... ogadeniya waye xorowbo xaqiqdi waaa siida
dhaabuke2006 10 months ago
noolaada ugadenia viva
shakiibwcdc 1 year ago
masha allah... guul insha allah
alihawd 1 year ago