Added: 1 year ago
From: balballeiti
Views: 60,438
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (49)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • VIVA SOMALILAND<3<3<3

    

  • Abwaanka heestan tiriyey waa Lakjar abwaanka sanadka.

  • viva hargiesa where i was born..iyo dacaladaa SOmaliland..:)..haters your getting realllllllllllllllllly boring now..for real...!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • balbaleti saxib aan kula kaftamee ninkaa tukaanka hor taagan ma waxbaad isku tihin mise waaba adiga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waayo cid kale oo sawirka ku jirtaa ma jirto marka laga rebo gabadha hesta qaadaysa kkkkkk kaftan

  • kkkk taniina ma jaxbatii snmta ayey ka halgantaa cajiib idoortii wey isurursadeen ee samaroonkuna ha isurursadoo ninkqastaba dalkiisaa wa sax madaaba dowlaad somaliyeed ayna jiiriin

  • @sally1940able1 say viva IDOOR PEOPLE, lakine why not, somalia let's divide in 5regions but SOMALILAND EXIST and already wey is xoreyen so adana radso meshada gosoo. peace is essential ogow tass dushana magaca somali we will share.cheers

  • waw wow jaw naw inaba caadi mahan hesta waan kahelay majirto kkk hargesay hargesay i love u.

  • toolaye reer hargaysaw dhinacaa iga jirtaanba dabayshu iga haysaa waa hadal baxay marki SNM tii burco raga u dhashay waa ragi difaacay ama ku dhamaaday somaliland burco waa magaalo taarikhleh waanay ka horaysy hargaysa MARKAA EEDO CANABEY MAR UN DEE AMAAN BURCO HA NOQONIN HUUNEE

  • eedo canab waxan ku sinayaa 100.000 oo dolar hadaad amaanto burco

    

  • Viva reer sheek ISSACK haters u r rats, back off get life and enjoy this beautiful song.

  • wooow canab love u <3

  • BURCOOY,BURCOOY BURCOOY DAREEMA....KUGU HEELANAHAYO,,HAL ABUURKA MANSADA IYO HEESABA LABA DHE AYAAN KUGU HIILSHAA,,,,HALGANKAAGA KAMA LADO HOOWSHAADA KAMA HADHO INAAD HORMAR GAADHO,,NABAD LAGU HAGAAGO DADKA HAKAH WADA DHAHO ..HADAFKEYGA WEYAAN BURCOOY BURCOOY AHEEY ULULULULU

  • @KAMANEFlSO dhakh dhakh bal waa taase burco riyada beenta ah cidla kula deg anaa kugu haystee lol markaan somalia aado ciideeda oo kala nooc nooca ayaan soo qaataa because waa baradaan ku dhashay intaan ku le'eegadayna meelaan ku gaadhay ma jirto markaaaaaa bal caaaaaaaaaaaaaar siilaanyo ciil qabto mus hakuu saarto foodhakh foodhakh.

  • waaaaaaaaaaaaaw hargaysa

    cabaaye. xawaadle. sh.madar. sh'nuur. daami. xera'awr. jigjiga yar. daloodho. lug iyo lacag. new hargaysa. goljano sh'mubaarig. idaacada. siinaay. shacabka. bebsiga. guryasamo.maxed mooge. iyo qaarkale oo badan long live viva hargaysa somaliland

  • @zaidcabdi actober berlin sheedaha maxamed mooge half london iyo qaarkaloo badan . sxb lug iyo lacag way iga danbeysay waa halkee

  • @dhuungal kkkk sxb lug iyo lacag daloodho ayay ka xigtaa dhinaca cadceed kasoo baxaa waxay ku jirtaa xafadaha ugu quruxda badan hargaysa ee 5 sano ee ugu dan baysay ladhisay waxa kale kaadan beeyay ayaan u malaynayaa baqdaad iyo qandahaar iyo qarkale

  • @zaidcabdi  lug iyo lacag markaa waa xaafadahii geerashkii aw aaden. oo kaaley halkaasi meel cidlo ah oo aan qaali ahayn ayay ahayd gormaa sidaasi noqotey . sxb baqadaad iyo qandahaar waa halkee

  • walalla macan canab kawran hadaan ka helay codmacan waxaan siisan lahaa aragtidaada one billinion dolar walaaal waxan rabaabaa inaan heeso dhiiibo ku saabsan amaanta burco kawran malaa waad diidin dee

  • @MrMahadYareh Iska daa xaasidnimada sxb somaliland waxay ahayd meeshii calan soomaliyeed uugu horeysay taariikh ayay leeday mikana waa hormuudka umada afsoomaliga kuhadasha VIVA HARGEISA (shanka roon ) Somaliland viva Reer sheikh Isaac.

  • Does Canab use autotune coz her voice sounds like she used one

  • hesso  usub

  • myyyyyyyyyyyyy lovellyyyyyyyy habooooooo ANAB...... LISTEN @ahmed ha ka xumanin.... wax iskuu faal ooo ku faan hargeisa waa CASIMADADIII EE....I LOVE SOMALILAND EVERY REGION WAA DALKAYGA, DADKAYGA... DHAQANKAYGAA OGOO !!!! SHOULDER TO SHOULDER SOMALILAND LONG LIVE !!!!!!!

  • myyyyyyyyyyyyy lovellyyyyyyyy habooooooo......ANAAAAAABB. xxxxxxxxxxxxxxxxx

  • viva canab iyo inadeertay gabadhu waa reer somaliland gaar ahaan waqooyoga hargaysa nolow walaaalo

  • BBW qurux badan canbeey 

  • burco burco may tidhahdo maxa hargysa un ku du l  meer meriyaya

  • @kulmiye29 why are u reer burco allways so selfish?

  • @kulmiye29 lol HARGEISA SOO CASIMADII MA AHA SUUXE

  • canab wooow yaa slaaam canab waxaan ranaa inader gacaliso inaan ku arko halkaad kag nooshahay engriiska wooyo  waxaan raba inaan ku dhiibo heesho ku saabsan somali land iyo hargisa dadkana runtii aad uga heli doono yaa slaam noolaw (canab )

  • my habar yar canab is real somalilander

  • lol MASHA ALLAH SOMALILAND WAA MESHA KALIYA EEY NABADA TAAL IYO WAXBARASHADA ,SO ISLAN YAROO RAGOODII CIILEEN OO WALIBA AF QADHMUUN OO HADANA JAWAABTU KU HABONEYN ,WAX YAREE SOO QORTO WAX KU NOQON MAYAAN ...,, HARGEISA HOOYGII DHULKEYGOO... GEESIGII DADNIMADAAY SIDEEN KU HILMAMAAY,,, MASHA ALLAH CADAWGA SOMALILAND HA DHACO

  • halgankaaga kama dhargo hawshaada kama hadho inaad horimargaadho nabad laguwada hagaago dadku haakaha hadafkeyga weeyaan hargeysaay masha allah allah yaa cimrak dawiil calab ismaaciil hawraarta samayaay adkeysiga dadnimadaay sideen kuu hilmaamaa himiladii jaceylkaag ,,,,,,,,,,allaa ya cisak

  • lol NAA II WAD II WAD HEEEEEE HEEEEEEEEEE HEEEEEEEEE HARGEISA DAREE,, KUGU HELANEE HEEEE HEEEEEEEE HEEEEEEEE WAKAA WIXII KA XUNOOW WALE WEY DHAQAQDAY SOMALILAND MASHA ALLAH

  • Great song, Great Singer, Great Compose, and Great City.

    Thanks To Abwaan Abdillahi Lecture

  • Heestu waxay u baahan tahay nice vid....hargeiza is modern beautiful city....the guy who uploaded this should try to find the latest updated pictures...

  • @hilibruuge Good point thanks.

  • @balballeiti theres nothing wrong with these pictures

  • Hargeisa mother of all somalis...center of somali wisdom...the blessed city...am proud 2be born in hargeiza.

  • may bro heestan qiimaheega ban ku faray wan ogahay in ay faniinta xudud lahynd bro wad ku mahadsantahay kolay bilaadan ban ahay wan moodi karaa

  • marwo canab adiga ma reer somaliand bad tahay waxan mooday reer jabuti wlhi aniga lakin hada wank ugu farxi donaa barsho wangsan indr

  • @SuperShaca sxb waa reer jabuti lkn waa fanaanad markaa heesti loo dhiibta ayay qaada sida fanaaninta kale....fanaanitu dal maleh sxb ee lkn dadbay leeyihiin

  • canab thnkz huuno heestan waaa hees qaali ah canab marawo salan wll

  • I LOVE HAREYSA BAS HEESTANI UMA QALANTO MID KA FIICAN AYEY AHAYD IN LOOSO QAADO INKASTO TANI ISKA CAADI TAHAY

  • maansha allah thanks canab

  • my allah bless Hargeisa . waa meeshii aan ku dhashey xudunteyda ayaa taaala intaan nooolahey waligey kuma hilmaaaaaaaaaaaaamo. Hargeysaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­ay

  • iyo abwaan kastaa siiiyo

  • Hargeysa magaaalo tariiikh dheer ku leh dhulka somalidu degto oo dhan . maanta ah caasimadii somaliland. suaaaal dad waynow. waa maxay sababta Hargeysa heeskasta loogu qaado ama abwaanadu heesahooga ugu soo daraaan. Hargeysa maxay ku heshey xushmada iyo mudnaanta fanaankasta iyo abwaan

  • caadi maha heestan yasalam thnx

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more