Added: 2 years ago
From: maitv1
Views: 257,274
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (188)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waa qof aad u wanaagsan farxiya kabayare noolow waligaa

    farxad kunoolow

  • gabadhaan qabiilkeeda iyo jirkeda maxaa loogu mashquulaaya

    waa wadaniyad farxiya kabayare qurux badan love you farxiya fiska iyo farxiya kabayare

  • @NajkaCade kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk see cml bro xanaaqa dhaaf

  • farhiya thank u ayana kylanahay lakiin waxaa jira xaasid kuwaas loam istago qashinka nagu badan meelkasta qabiil iyo wax an la ogene la jooga cajiib xaasidka iska dhaf waa wxa meshan idin soo istajiyo wanaag mataqanin badankin somali maryooley hhahahaha

  • ceeb cayda,

  • caadi maaha

  • naasahaan banaaka lasoo dhigay maa la rabaa somali in wax loo sheego yeeeynan ku qaniimeeysay lesbian yahe

  • @walalahaboston gabadha naasaheeda xaa ku tusay adi ! Jaaahilkaa tahay was

  • hawiyaa dalkii ku gafay waliba dhurwaa yada habar gidir ee aan dhergin oo mooryaanta ah oo xaaraan quuta yaasha ah oo aan damiirka iyo dadnimada lahayn muslimna aan waxba ka ogeyn oo intaas dagaal iyo dhibaato usoo taagan habar gidir oo aan wadanka soomaaliyeed laga qaban soomaaliya degi mayso ee waa inay soomaaliyu ay meel ugasoo wadjeesato reerkaas waalan reerka caadi maahoo wax baa u dhiman ee

  • @Cabiira1 Habargidir Dhan haku wasaaan nacaladyahay ! Qabyaaladiistahaaa Shyt

  • wayaab somali meel kasta qabiil leykuhayaan cajiib hees kahdleysa xalda manata kajirta dalkeeni cod macaan go go go lama dhageysto somalida qarka walan wara somaliyaya no more qabiil !!!!!!!

  • she got beautifull voice wlh love her <3

  • i love wani songs

  • This giri is "hot" I love her voice but all the way through I was just concentrating on her cute  face,, i want her Now!!!

  • @Blacktolite lololllll may u wana her tommorw

  • @luky2041 Hahahahaha! what u mean by tomorrow?

  • onethe80 yaahuuu baan ku niri...insha ALLAH dhawaan waxaan su gayaaaaa abad iyo barwaaqo.....farxiyo like u song sister

  • Masha'allah farxiya kabayare hees qaali ah iga dheh like u !!!!! wallaahi cod aad uqaali ah ayu illaahay kusiyey keep the patriotism !

  • Comment removed

  • mansha allah gabadhu wa gabadh aad qiimo leh hees qiimalena way qaday alla ha iska daayo

  • Comment removed

  • Tukulish timir gaari waayey xaraar waaye uuw dhahaa, NOOLOW KABAYARE

  • nice song walaahi fuck haterssssssss

  • Tan goob caafimaad haloola cararo wey jirantahay dhabtii

  • farhiya aad baan walaal heeestan uga helay fanaanad aan caadi aheeyn baad tahay wadani run ah

  • farhiya aad baan walaal heeestan uga helay fanaanad aan caadi aheeyn baad tahay wadani run ah

  • farxiya bishoo ku jecel bakiil muxuu kaa qaadi somali badanked kugu qanacsan ha u bixin qarka damiirlaawayaasha ah we all love you keep going

  • walala waad Mahadsantahay farxiya kabayare abaal marin baan mogadishu kugu gudoon sii laha ahaddii nabad dhalatto heesahaaga ayaan jeclahay. we all love u farxiya kaba yare

  • masha alah ilahay cod iyo hanaanba wuu siyay wooww farxiya kabayare noolow

  • mashalah cod iyo qurux baa isku raacay farxiya good job

    somalida is caayaysa ogaada somali reer iyo qabiil maaha ee wa qaran magacaas baa isu keen keena qofkii qabiil xiiso u qaboow magaca somali noo daa oo cayda naga daa. layskuma hayo in somali dhibi inagu habsatay balse cayda waxa ka fiican inagoo niraahna ilaahow dhibka naga kor qaad oo qalbigeena isu soo jeedi. qabiil meel laguma gaadho ee ilaahow qarankeena buka inoo dawee aaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­n

  • waaaaaaaaaaaaaaw cadi man codka ay ku qaday wayo waa mansha allah lakin waxaa moda iney soo xasusatay qebaha wadani nimada hada intiii hore waxey kahadli jirty dhanka jaceylka lol hadane waa wadani aunka ayaba sidas ah waaaaaaaaaaaw wanba kahelay farxiyo kobe yare cadi mahn inanta lol

  • ty farxiyo qaali quruxleey dalkeena kii guuleesto ilaah ha ka dhigo waa sugeeynaa mar dhaw iinshaa allaaaah

  • Nice tits !!!

  • NiCE SOGNG

  • fadxiyi batigaa an karta ayay cabijirtay ama way yarayd

  • maasha alaah waa wadaniyad soomaaliyeed cod iyo quruxna ilaah u dhalshay,, xaqiiqdii gabadhaan heesaheeda iyo codkeeda aad ayaan u xiiseeya una taageersanahey dadka dulmiga wadow joojiya dulmiga ,,,, cadaw ayaa ku tihiin somaliya iyo gabadhaan codka iyo quruxda marka lama waayo cadaw ee orda bada biya ka caba ,,, farxiya kabayare waa boqoradii fanaanada e

  • wallee soomaaliyeey ma dagtid waligaa!!! meeshi wax lagusoo qoraba qabyaalad aya hareeysay, goormaad ka waantoobaysaan? qurac iyo qansax! xiitaa gabadhaan heeseeysa ayaa idinka badbaadi la'a... mid-walba qabyaalad ayuu mesha lasoo galayaa waar heesta dhagaystaa oo iskaga baxa.. waxaaba ila quman soomaalidaan in la kala raro oo qoysba adduunka dacalkiisa laga tuuro si qabyaaladooda iyo masiibadooda looga nasto...

  • Great Song Farhiya, Every true Somali loves you, remember that plse. Besides you are beautiful, really extra- ordinary beautiful

  • waraa, inta qabill kahadlaysa ha isaga baxaan boga heesaha oo dhan qabill meelkasta buu aduunka idindgigaye soomaali oo dhan waa isku mid ee ilaah baa nagu badiyey inta damiirka xun so Please Peace brothers and sisters :-)

    as far as it goes to Farxiya I don't even know her or want to know her as long as she is a Great singer and SHE IS.!!!!

  • ala maxaa hawiye wax noogu daray waa dad aan damiir lahayn oo odasyaa shoodu xitaa ay dagaal ooga yaal yihiin cajiib bal dad aan isqa banayn oo aan qof qof maqlaya lagu arag yaab tankale iyagaaba isla garleh oo wax caayaya inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun aloow reerka aqli gii bili aadmigu lahaa usoo daji aamiin

  • farxiyo nooloow, waxaad ka dhalatay somalichina waxaad tahay iririyo samaale, qolana waxaad tahay gob iyo gacaloloodhaso. ka naxoow nafta waa

  • Farxiya nooloow sis, codkaaga waa cod dahabi ah waxaana tahay gabar wadaniyad ah kagana hadleeysa heestaan qaaliga ah wadankeena dhibta heysata, ogow taariiqda ayaad meel wanaagsan uga qorantahay, dhamaan soomaalidana waa kuwada jecelyihiin ilaa inta iska diida mooyee ee qabyaalada weli wax mooda.. We love you

  • Salaan qaali ah soomaalaay dhamaantiin, walaahi qofka soomaaliga ah aad iyo aad baan ujecelahay dalak soomaaliayan dhiigaan u daadinayaa oo waan jecelahay. laakiin marmarka qaar aad baan ugu caroodaa dadka weli ka danbeeya qabyaalad ama ceynaya dad walaalahiis ah ah, war sow maogin in aan maanta dunida ugu liidanao oo wadankeeniina saas u burbursanyahay soow dhiig malihidiin oo kama xumaataan dhibaatada wadankeena heeysato, mase weli qabiil qabiil ba idinka dhex guuxaya, Come on love each other

  • Farxiyo quruxleey,waxaad tahay fanaanad soomaliyed, ha ubixin dadkaa cawaanta ah.

  • Comment removed

  • wwwww farhia good actoin ? good song voice wax walba ok baad ka tahay lkn stop lespian dres realy ma ku qorxoonid specialy markaan magaalada kugu arko ma ku fiicnid lebiskaas ee fadlan fanaanad qaali ah baa tahay siidaan baaba ku qurxoon tahay sis thanks !!!! hadaadan heesaha deynayn qaado waanadayda oo iska daa lebiska lespianka plzzzzzzzzzzzzz veryy gooood codkaaaaga

  • Ala wadan keena quruxda badana sidaas ma udan beysay alaal maxaa Somali qabsaday in teey is xasdaayeen oo qabill hoy noga dhigay. ala run badanaa.sidee looga baxaa walaal iga soo jabaaba.

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkk

    warya ardi liwa nagta maa ina aderta bay noqotay sxb waban dayaya intad xanaqilahayd

  • kabayre aad bey u cod macaantahay misana u muuqaal qurxantahay lakin walaashey waxan kugula talin laha inad iska deeyso qaabka raga aad u lebistato mararka qaar ,always be a woman sidan u lebiso sidan iyo si ka fiicana wan ka fileeyna

  • Nimco dareen iyo qoftaan iskuma dhowa waxaa wanaagsan farxiya kabayare idinka waxaad rabtaan iska sheega

  • waaw

  • war somaalay cayda daaya, muhiimada ka raacda heesta waa hees qiiro leh ee dalka iyo dhibaatooyinka na haysto ka hadleyso ducana wadato, ilaahaa ku leh diintta iyo asturka, siday u egtahay na ayadu madooran in ay somali iyo xabash midna u ekaatee rabaa udooray,

  • waa hees qiiro leh

  • kkk nagtan iyo cood kala dheer walahi mida labad waxay ku dayanaysa xabashida walibana somali ayay illahay u baryayasa hadan way tima qawantahay maxay dhakh waliba heestay

  • @djiabdoul saxib ma maqashay riyaha qawan baa idaha ku qosla arintaadu waa saas, ugu yaraan ma fahmi wayday heesta wax ay k hadlayso, mida kale miyadan gabdhaha xushmad uu hayn? waa maxay caydan qawaan iyo waxa aad sheegayso waxaan ku odhan lahaa aflagadada iska dhaaf bro waa iga talo, peace an love

  • caadi maaha qofta nimco dareen ayay copy ayay sa keep it waad gaari doonta

  • Qoftaan Nin Miyaane Waan La yaabanahay Sidii nimanki bey u libisataa <<<sidaa ay tahayne Waa fanaanad Fiican

  • nice man!

  • Ina kabayare codkaaga ma xumo. Ilaah xaqa hana wada fahansiiyo btw jabuube naked body(breasts) iyada malahanoo? xaqeeda waaye u dhaaf yaakhe. lol

  • DADKA DIINTA SHEEGAYA HADANA CAYTAMAYA ADINKA ALLAH KA BAQA EDAB MALIHIDIN IYO NAXARIIS TOONA DADKA SAAS WAX LOOGUMA SHEEGO LAMANA AFLAGAADEEYO DIINTA WAA NAXARIIS IYO HADAL WANAAGSAN EE BARTA ADAABTA NABIGA SUUBANAA DADKA ULA HADLI JIRAY AQOON LA AAN WAA IFTIIN LA AAN .

    WALASHA HADAD U NASEEXAYNAYSO MADAN CAYDEEN EE ISKU XISHOOD WALAAHI INAN AQOON GABADHAAN LAKIIN WAA SOMALI WALASHAA OO KALE AH AFLAGADANA DIINTA MA OGALA IYO IN AAD DADKA DULMISO

  • Nice song Real love farhiya my Ex diris gurl keeeeeep it real :)

  • Caaaaaaadi ma ahan my ex diris I miss YOu lol Farhiya

  • farxiyo meesha waxba kuma haysid walaalo dhib baad ku jirtaa maxaad wadani qaadaa meshaan ayaa naasahaaga loo jeedaa surwaal iyo garanna magaaladaan ayaad ku joogtaa sidii lesbian girl naa illaah ka baq oo u noqo alahaaga ku abuurtay

  • Manshallah

    the girl has unique voice!

  • LOOOOOOL Caadi ma Aha heestan Wadaniga ah farxiya afkaada caano lagu qabey

  • lovely! love her! love it!

  • masha-allah she has uniqe voice keep up sis

  • farxiya erayada heesta abwaan ku been kumuu sheegin kuwa damiir lawayaal ah baa noo kacay oo dalkii gubay iyo mid soor soomaaliya iyo soomaali ka doortay nin sooriqaaday iyo nin seefi qaaday ninka seeftu kaa qaadaa la qaatay labada

  • waar gabadhani maaha waxaad moodaysaan ee waa gabadh soomaaliyeeed ninka waxaas yidhina waa been uu isahu abuurtay

  • waaaaaaaaaaw , codkaan oo akle mala heli karo..

    she has to perform X FACTOR 2010 in london

    cod xoogaa saan usoo dhow waxaa iska leh "habar jabuuti" iyo gabar ethiopian ah" thats all..

    she is the best trust me...

  • waarun duulgarasho daran ayaadalka iyo dadkaba ugafay oo xayawaanka kadaran alaha nagaqabto dugaaga dalka yimid

  • somalida qabiil baa ka dhumay walee qofkii wanag ku heso ma xuman baa loo soo qoraaya yahu

  • sax walee been mahan lakinsa ilahay hana tuso wanaga xumanta hanaga dhooro ilaah aamiin farxiyo thnk u a lot

  • woow masha alaah cod iyo qurux

    aamiin ilahay ha noo keeno dowlad samaan aamiin

  • Nice song

  • omg thnx farxiyo  walee waa maguuraaan ilaah guul dag daga iyo nabad waarta nimco iyo barwaaqo ilaaah ha keeno aamiin

  • sidan wada ogsoonahay dhamaan dadka soomaalida ah waxaa caado uu ah markay wanagsan arkan ama maqlaan waxay kaga jawaaban xumaan tusaale ahan gabadh yar ee codka macan isku dayday inay idin heesto inaad wax ka sheegtaan sifa qofka wata magaca HUUHAASH KENYAN BAY UU EGTAHAY MAXAA KA QALDAN KENYAATIGA 20 SANO AYAAD WADANKOODA JOOGTAY MARKAAD KAGI SOO BURBURISAY gabadhan heesta wanagsan inoo qaday waxaan dhihi karaa waa cajib codkeeda iyo arageedaba dulmiga joojiya

  • @zakaria6037 aamiin ilaahay soomaalida ha garansiiyo wanaag.. dalkoogana hawga dhigo nabad. Farxiyaa I LOVE YOU.. ilaahay ha noo kaa daayo, aamiin

  • @zakaria6037 Dadka somalida ah ka daa afkaada shacab lama caayo nacas yahaw... shacabkaada ku faan.

  • Comment removed

  • @huuhaaish malaha waa iyadii oo afsomaliga baratay kkkkkkkkkkkkkkkk.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • @muqdishogirl143 Hawiye dameeraha uun baaa lagu xisaabiyaa maanta hawiye iyo majeerteen waa midgaha somalida iish waabad hadlaysaa. Naa aamus gun yahay somalidii ceebaysay fucking hawiye dameer dameer dhashay, hawiye waa dameer majeerteeena waa dameer labada reer ee somalia dhulka la galay. Fuck hawiye and majeerteen pirate ass bitches.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Do anyone of you guys get this song? guess not, when you gonna rely war is not answer..still fight 20 years and will fight other 20 years

  • @OneThe80 ,yuur,quumaytahay,ilah kama dhiigo ruun afkaaga

  • Do anyone you people get this song guess not, when you gonna rely war is not answer..you alot still fight after 20 years and will other 20 years!

  • nagtan ma nin bay ahan jirtay

  • Yartan farhiya codkan ma Islaan bari hore dhimatay bay ka soo xaday looolz

  • farxiya kabayare iyo farxiya fiska,,,,waa labada kaliyah ee qabiilka murursade dhan ugu wadanisan heheheh

  • Farxiyo kabayare mustaqbal fiican aa ledahay maashaa alaah codkaaga aan caaadi aheeyn ilaaheey ha kudeysto

  • awesome unique voice

  • naked body (breasts)+ dead people = desrespect and descrace

  • then why look at her breast u bloody pervert,,, unless u want 2 jerk on them.. fukin hypocrite... if u dont like the song then why da fuk r u here criticising about her body.. coz that is not wat the bloody song is about.. somalis so fukin judgmental,, even if she is naked that is between her and god.. u ave no right 2 judge her by her cloth.. do u fukin even know her in person.. perhaps not.. keep your lil dirty thought 2 ya self u fukin dozy twat

  • inaabayare adeeraadaa baay ahaayeen kuwii kugafey dalka iy dakaba  inaadeer

    hawiye growup bro the world is going to setale on mars while the hawiye ppl are thinking lotting reping and displacing their oun haweye saveges in mogdisho last 20 yrs sister am sorry what they did your grandfathers and your brothers no hard feeling but think twice before you cry infornte of clear so malian whom not do nothing wiht this happned to our beloved country

    sorry my

  • saxweeyaan,,,,,,,,, awoowo adigaana afsomali gareene adigu farta sooo baro markaa iyada wax ka sheeg aniga iyada iyo codkeedaba waan ku haystaa

  • aamiin ale hanoogar gaaro waaw hesta waaxayi mansha allaah dadka wey daalan yihiin alahayow kasoogar aamiin waa gabar wadaniya.Viva gabayare.afkaga cano laguqabay.abaayo mansha allaah ilahay gacantiisa weyn hakuugu gargaaro amiin.

  • Cdeeq2020. Farxiyo ma aha fanaaniinta kale ookale ee waa fanaanad isku kalsoon aana ugalin fanka lacag AMA halagaa sheego ee waa qof fanka jecel aroosyadana Kama heesto that character is called confidence. I couldn't express my love here I need a billboard so to speak hahahha I fist Want to know if she is single hahahah I don't know if I would make her short list hahahah that all love Viva kabayare

  • F.Kabayare Heesta caadi ma ahan wadankaada inaad Jecashay ayaad inow Sheegtay

  • amiin amiin illahay asiiyo nabad wacan somaliya

  • like your style farxiya keep the good work love

  • she's sexy hot

  • Cules19 afsomaliga soo baro. adiga GUULWADE NIMADA DHAAF> geberta aniga wax kama sheegin ayadaan la juraa makastey?

  • abaaydiis cod iyo style ba waad leedahay  si kale kuma garatidee waaaaaaaaad isku dhacaysaa

  • saxweeyaan XAYAWAAN AYAA TAHAY LOOX YAHOOW waraa walaashaa oo kale waaye wixii ka qaldana waa loo sheegaa xumaato ma ahan,qof ku jecel ayaa wax kuu sheeegto maraxoow ,,gabadha waa jecelnahay waa walaasheen+fanaanadeena,,

  • iimbaay. cabdalaha intaan uga jeedaa.!

  • Somali maryooley waxay la hormariwaydey waa shuqulxumada. Waa waxa barlamaankeedi qaawane ahaa kenyaatigu u qaawinayo. mar hore ayaan idiin sheegnay

    gaberta lacagteeday timaheeda ku soo gadatay

    sidaa darteed waa timaheedi ayadaa iska leh.

    ma fahamteen. haday mar adkayso marna jilciso ma qof bay lacagta ka daynsatey maxaydin daba dhigay. xittaa may buluujiso yacni she bought with her own money capito. No big deal.

    codka macaan dhagaysta yaa naas

  • ya salam farhiya.. gacaanta ayan ku tagay iyo suulka.. waad maraaysa huno

  • @faw21

    ana gacan iyo lu ayaan u taagay caadi maha qoftaan. She has a unique way of singing !

  • mansha allah farxiya dalka rali gali una ducee see lagu ogaahaa inaad muwadin daynile tahay allahu akbarna ugu dar

  • waah waah isteelkaa idilay

  • somaliyay waxad joogtaba ma hadaad bilaabteen in gabarta fanaanada ah timaheeda

    ku mashquushaan war ilaahay haydin soo noleeyo waxad tihiid meyd socanaya sababto ah dee dadkii dhintay way na arkaan markaste waxna nagu biirin karaan idinka noolna meel laydinku tilmamo mahayno yaab!!!!

  • reer baadiye maxaa lagu yaqaan waa kan oo kale oo gabdhaha korkooda ka sheekeeya xitaa aan kala aqoon timaha dabiiciga iyo kuwa kale,la yaab ma leh wuxuu arki jiray ma aha laakiin tartiib orod reer magaal laguma noqdo iyo sidaad u hadashay oo kale,gabadhaan mareykan ayey ku nooshahay waana timaheedii oo laga shaqeeyey ceel baraf iyo buloxuubey kuma noola kuwa ku nool haddii ay heli lahaayeen fursadaan adiga ku wareerisay waa sameysan lahaayeen,e baadow foqul baadow wax soo baro.

  • Horta Baruuko maaha. ee tartiibso. Hadii ay baruuka tahay

    ayadaa iska leh oo timaheedi. lacagtaada laguma soo gadin.

    sidaas la soco. Timaheeda say rabto ay ugu jeestayn kartaa.

    adiga gaberta waa fanaanad xataa faraha timaha ay ku taabanaysi gebdhaha dhan goor dhow ayidey koobiyeyhaayaan. QOFTA WAA ICON jidka u banee

  • heestu ma xumee....LAAKIIN...haday ka dayn lahayd Gacmaha BURUKADA madaxa U SAARAN WAA la iska Daawan lahaa...

  • yo dont know shit abt girls hiar so shut de fuck up n let gurt do her thang jo kala fackin ture bitch

  • amiin amiin amiin!!

  • is that weave?

  • @xoxkma09

    That is her natural hair .....well i think so !

  • laga yaabe....lakin video kale oo aan ku arkey, timaheedu waxaad moodaa in ay sidan ka yara adag yihiin!

    balse waad ku mahadsantahay sualsheyda aad ka jawaabtey....bless you

  • that's fake hair wtf dont u see it

  • Comment removed

  • Woow farhiya codkaagu wuu idilay

  • Dalkaan Guul kama soo socoto Lakiin Ilaah ayeey qabaan Umuda somaliyed ;'(

  • Ugaas haka rajo dhigin dalkaada guul waa imaan inshaa alaah ee ilaah ubari.. ........

  • beautiful woman and song.good luck.

  • wiiilo ahaa qalanjadaan caadimaahin hestaan viva kabayare

  • wowo she is HOt n

  • really beautiful song and a very beautiful singer too manshallah keep it up walaal

  • viva farta caadi maahid maanshaa ALLAAH aad ayaad u cudmacaantahay quruxna waa u dhalatay abti dirica iyo geersaka aad baad ugu nuuraaysaa kkk keep it up abti

  • man thats my girl farhiya doing her thing man..proud of ya babygirl....

  • waaaaaaaaaw nice song caadi matihid farxiya 100% waaad ka baxsatay waad shidan tahay farxiya siiwad howlaha nabada fanaanad oo adoo kale ah wee i idhinatahay walee maan arag waligey saa u cod macaantahay iyo qaabka waad ka wada taa

  • Farxiya waa cod level sare ah codkaaga, mualifiinta iyo adigaba ,mucjisaad tihiin. Waligay wax kaa codmacaan ma arag ma maqal ma urin. fanaanadii billad sharfka sanadka ayaad tahay. adiga shiino, Hanuuniye, bashiir iyo dhalinta Videoga samaysay million dollar hawlah ayaad qabateen. aniga somali oo dhan dartaa waa cafiyey ee noolow somali dhab ah baa hawshaan isugu tagtay. war waa dhamaaday

    si wanaagsan ayaad u daadahaysey codka quruxda badan

  • farxiyo waleee waaad ka baxsatay sis

  • aaaaaaaaaaaax , hees wadani ah oo qiimo leh oo taabanaysa qof kasta oo inuun wadanimo iyo dhiig somaliyeed ku jiro , waad mahadsantihiin soo saarayasah heesta Abwaan iyo fanaanba

  • i'm proud of her she is somali and wadani

  • I love this sister!!

  • waryaa adiga wardi6 isku sheegaya hawiye afkada qurunka leh kabixi istupid yahow kaligood madagana somalia war qabiil inaad caydaan ayaad barateen wax wadankeena haleeyana waa waxaas oo kale ee afkaada kadaa dadka islaanka hakaa nabad galaan

  • no abayadees maad ifahmin waaxaad u maleysay ma aha, sawirada ey kujirto ayaan kahadleye, waayo somalia ma aha, I know she is obviously from somalia ifahan

  • I wonder where she is from

  • Somalia. Period.

  • axsen wadani farxiyo kabayare

  • Guryahaa yaa diirtayoo gayiga yaa saan u galay war yaa gubatada ka dhigay oo dhulkii geedaha ka jaray Markay ciidii gateen baddii iib geeyayoo hoheey garashaba lahayn Nimcadi gawriirtayee markii ay gaaxataba godolka ka maalilayn hoheey yaa saan u galay Garaad laawoow hawiye gunnimadaad qaadatiyo dulliga garab kaaga suran miyaadan garwaaqsanayn?
  • walow dad garasho daran dalkoygow kugu gafeen, gasiinkaagi lacunay walow aan lagudi kareyn. galow xaajadaan guracan gundeeti raarantoo wax garadkiisina gabay. maguuraan baa tehee ilaah gacantiisa weyn hakuugu gargaaro oo. dadkaagana guud ahaan hagaransiiyo wanaag midkii guuleysta noqo.

    walow loogaastay nabar lagaasiray maatadii. samaan gees laga maroo xumaan loo wada guntaday. walow geedihii lajaray guntii iyo xididkii lajaray nabadguur halis unahay. maguuraan baa tehee ....axsan wadan farxiyo

  • heestaan meel ey iga daqnisey, aloow dalkeena noo qabooji oo soomaali maxamed oo dhan dad hal is gacan qabsado oo hal mab'da ku wada socdo ka dhig....aamiin ya rabi.

    Farxiya kabayare waqti fiican aad soo muuqatey, meesha ka wad ilaaheey ha kula garab galee...

  • oooh, she really stir me..amazing song!

  • i hope the war lord will have time to listen to your song.

  • xogsade aqliga wa udhalasho naagtan quruxdabadan jirkeda raxada ku wanagsan af keda dhuqmo kuwanagsan naskeda raxada kuwanagsan wa naag guur kuwanagsan wa naag hawiye mj ma ahan  nag qurux mj lagamahelo

  • xogsade  wadhahay hawiiye wa daad mj wa dugaag

  • Guryaha waxa saas u diirtay oo laamiyada fuqsaday waa mooryaanta ee yaan Soomaali oo dhan loo simin dhibaatada dalka ka dhacday waayo hawiye dugaag baa dalka ku ciyaaray aan wadaniyada micnaheeda aqoon taariikhda soomaaliayana kaalintoodu tahay isbaaro iyo bililiqo wax wanaaga ahna aan ba aqoon. Geedaha ay naagtaan ka adlayso yaa jaray waa hawiye dugaag ayadaana ah hawiye dugaag. kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • gooooooood

  • farxiya u make me cry oh allah give us peace our country somalia ya rabi

  • mashallah somali wadani gurl allah bless u and i hope all somalis will be like u , u have voice and beauty.

  • Comment removed

  • farxiyo kabayaare wa gabaar somaliyeed oo cagaahedaa kutagaan ilaah haako deesto farxiyo

  • maasha laah farxiya waxad tahay wadaniyad ilaahay haku dhaafto

  • ar xey eheyd geedaan naasaha qurxan

  • farxiya good songs wadaniyad viva farxiya fanada cusub

  • Can't get enough of her voice

  • u make me cry gurl

    thanks

  • i luv her  STYL wow