Added: 3 years ago
From: hiiraan10
Views: 36,927
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • cabiira ma idhaha ayay ladahay mise waa wayeel calanka ogaadeenya maray ku sheegayso iidoor mise waa kuwa cudurka iidoor la dhahaa ku dhacay

  • cajiib iidoor laan cabdu laahi caayaya war aaway ina godane hii aah usoo dirteen koon fur si aayan nabad uga dhalan iidoor laan haysku dirina soomaali adinka waad diideen soomaali ee kana dhex baxa soomaali weeyn kuwa soomaali land isku sheegaa dhibta soomaa liya ka dan beeya oo raba inay soomaa liya dhulka gasho oo bur burto war yay anaga nakala gadan soomaali diidku kama aqli yarin ee

  • war hawiye ma gabyaan naga aamu

  • sheekadaan maxay tahay ma anaa ba gabay arka

  • al shabaab iyo wixi la mid ah waa gumaysi dhab ah oo diinta islaamaka loogu so dhuuntay shaata beena loo so xirtay

  • somalinad hada midnimada somaliya bay kaso hor jeeda iyo inay nabad hesho ilaaah baan idin ku dhaarshay c/laahi yusuf intaas far cidideed kaso saara hadaad xaqa rabtaan inaad Ogataan waale wax aan jrin bay somali ku dhamaatay walee inidin rajo ka qabin inaad go maysi diini been ah ka baxadaan maxa yeelay ninki idin ka dhicin lahaa baad saas ula dhaqanteeen

  • kuwa hada dalka qasaya ee nabada diidan matalanba shariif sh ahmed shalay wax uu kaso ho jeeday qaranimada somaliyeed diin been abuur ah aan waxba ka jirin bu laso taana madax adayg hadana wakaas madax wayne somliyeed isku sheegaya hal xafad oo xamar ku taalana kama taliyo al shabaab waa xisbi khaawirj ah jihaad aan waxba ka jirin bay umada somaliyeed rabaan inay ku laayaan

  • Nin afika ku noolow maxaa agrti ku laaban dadka hada abdulahi yusuf habaraya ee xumaanta iyo nacebka u qaba runti waxaan oran karaa wax ka liita bulashada somalida ma ba jiraan maxa yeelay hada asbaabta ay somaliya ku dagi la dahay oo dhan ayga baa isku darsaday hadi ay noqoto qabyalaad jaahil nimo diinta iyo nolasha qiimaheda dhan walba ay tahay war abdulahi yusuf nin qaranimada somaliyeed ka dhawaajiyay weeye walaahi diina kuma been sheegan qabiilna waxba kuma qaban maxa marka laga rabaa???

  • am feeling sorry for u

  • caadi ma ahan inaba lakin nin kaas wooba dhintaye maxaa laka rabaa baarka ayaa is taagay shalay

  • war habraka joojiyo iyo af xumada meelna idin geen mayso e afkiina aqlaaq u yeela hadii ilaah beerka tiray idinka wuu idin tiri karaa

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more