waxaa logu bixiyey waa maqaxi marka hore ay haystaan hablo walaalo ah oo 4 ah oo aad u qurxoon isna shabaha/isku eeg waxey maqaxidani ku talaa badhtamaha hargeisa waxaney u dhawdahey jeelka weyn ee hargeisa ama masjid 26 june waxaa wada fadhista/qayila dad aan isku afkaar aheyn iyo isku darajo mid wax haysta iyo mid balashle ah ama timo jare ah reer miy ah
gghhjjjhhk
uuminow3 1 year ago
Saaxib gabar Hargeyso jogto maxay ka ogtahay qurux......
Dabci ma hayan
sabuur2005 1 year ago
waxaa logu bixiyey waa maqaxi marka hore ay haystaan hablo walaalo ah oo 4 ah oo aad u qurxoon isna shabaha/isku eeg waxey maqaxidani ku talaa badhtamaha hargeisa waxaney u dhawdahey jeelka weyn ee hargeisa ama masjid 26 june waxaa wada fadhista/qayila dad aan isku afkaar aheyn iyo isku darajo mid wax haysta iyo mid balashle ah ama timo jare ah reer miy ah
cadnaanehel 1 year ago