Added: 1 year ago
From: BURCO2010
Views: 10,863
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • inaba caadi ma ahan heestan waanka helay noolow faysal u the best

  • Asc: waa hees fiican

  • caadi maaha

  • Faysal yuusuf cilmi Waa nin dhalin yaro ah oo caanku ahaa kubadda cagta gaar ahaan magaalada Burco 1993-1997 wixii kadan beeyeyna wuxuu u wareegay wadanka uk gaar ahaan London xiligii fanka uu kubiirayna waxaa laga soo qoray hesihii ugu horeyay 1999 inta aan maqlay waa fanaan qaran Inta Af-somaliga taqaan waa u siman yahay qabiilkiisu waa hj lkn waa fanaan somaliyeed

  • burco iyo togdheer waaaw masha allah

  • masha allah BURCO iyo TOGDHEER barbarkaag iga eeg burco cadeey

  • burco iyo togdheeryo barkaaga iga eeg muna cadey

  • sxb heeso badan ayaan kaa sugayaa

  • wooowooww caadi maahaa fananka sanadka

  • wooowooww

  • waa hees aad u qurux badan abwaanka sameeyayna aad buu u midho wanaagsanyahay

  • Waalaal aad ayaan ugu farxaayaa hees taadada walaal halkaas kawad waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaw NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO­OOOOLOW.

  • Faysal yusuf cilmi nice song ..........

  • burco burco boholyoway aniguye sanadka dambe i eeg 

  • Hees cusucb oo uu noogu luqaynayo fanaanka Xidiga reer London Mr. Faysal Yusuf (Faisal-Yare). Heestii Magaceda waa Hadraawi, waxaa midhaha sameeyay abwaanka Qarniga Siciid Shiikh Abukar (ilko Jiir) iyo laxanki Fananka qaranka ee waabari Salax Qaasim Naaji . waxaa Musiga garaacaya Mahamad Karama. Waxaa lagu habeeyay studiyaha Universal Tv ee London.

  • @MrBurco4life haadrawow habaal marin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more