Added: 4 years ago
From: Jitaalloow
Views: 145,764
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (57)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • jiitaaloow ...walaal gabadhu way dhimatay ee fadlan meesha ka saar

    aduunka intay joogtay haday dambi gashay

    hada intay qabriga ku jirtana hawgu darin waa lagu cadaabi karaaye adiguba maad jeclaan lahayn adiga oo mayd ah in dambi aad gashay la sii wad wado waa iga talo

  • LOVE U MAGOOL

  • one of the best somali songs....background noise!!PLEASE CLEAN...it's priceless!

  • this was a great tradition. God bless somaliweyn

  • waaaw cunugta yariista stole the show. hahahaha ..... dadkii hore iga dheh.

  • Comment removed

  • yaa slaam waar gabdha yari ciyaar wacana yaa baray ciyaarta waan iga yaabisay yaa slaam noolaw

  • lyrics anyone? maxeey heesaysaa?

  • qoftaas yarta ah oo dheeleyso hada waa duq usha loo sido yaa ogaado.

  • 3:37-3:44 hehe nice

  • the little girl dancing in front of Magool is now top somali actress..she was in many somali movies like QABYO1 and 2 and also some other i cannt remember ...god bless her

  • i llove magool alaha u naxaristo

  • I heard the little girl is Sangub's daughter. Not sure it is true, but I like her dancing.

  • wallahi cunigta yarta hada wa qofweyne faniinta beyba k ciyarwanagsantay

  • cunugta yartaa caadi maahan

  • cadi mahan

  • this is beautiful! May illah put magool in the Janada!

  • does anybody know that little girl? she is awsome,

  • from her white and blue uniform,she looks like ubaxii kacaanka

  • waaaaaaaaaaaaaaaaw magool

  • ilaahow u naxariiso

  • AYAXWADAN wax wato awaleys qeyr wadan. mogool iyo mooge lama gamban waxaad umad ku heyseen

  • Magool waxa ay aheyd ubixii fanka soomaaliyeed,waana matoorkii fanka soomaaliyeed,taasna waxaa kuu cadeynayaa markii ay dantay fanka soomaaliyeed waxa uu noqday oorfano.

    bulsho marka ay oorfane tahayna si wanaagsan uma korto oo waxa ay ku kortaa xaasid nimo iyo iska hadal.

  • viva fanaad qaran almagoool

  • sxbyaal allaah u naxariisto cid wax u haysta majirto .waxay aheed fanaanad cod macaan oo ah fanaanad qaran . wax ka badan somalida inkaarta haysta ma aysan samee .somalidaas bay la mid tahay .. anigu nin rer puntland ah ayaan ahay .magoolna waa fanaanad qaran qof kasta waa khaldama .

  • xaliimo khaliif cumar barre magool,allow ku naxariiso ninka qabiil ku tilmaamaya magool cuqdad ayuu qabaa heestaan idil waxaa ay soo baxaday 1963 waxaa wada qaadi jiray AXMED MAXED GOOD SHIMBIR IYO XALIIMO KHALIIF MAGOOL hees macaan badan waaye magool fanaaniita qaran ee caanka ah nin aysan hees la qaadin ma jiro magool waa qaran hargeysana waa magaaladii ay jecleyd oo ay badanaa deganeyd (waaberi hargeysa) ayeey u badneyd magool agagaar wadnaha hadaadan ku ool

  • axyaa wadni= axyaa xayawaan

    sick ayaad tahay nacasyahaw commentigaas ayaad meelkasta oo magool ka heesayso dhigtay

    cuqdada kugu jirta waad la dhimanaysaa adigoon cidna wax uga qaadin magoolna allaheeda ayaa oofsaday

    dambi aysan lahayna uma samayn kartid

    jiraaloow ayaad tahay bukaan socod ah ee comments haku soo qorin meelahaan oo kale hadii kale qaamuusyadayda ayaan kuu baarayaa wallee

  • alaha u naxariisto maxamed siyaad bare waa legend ha ku soo barbardhigin magool waxaa ay ka qaybqaadatey dagaalkii sokeeye illaheyna ma aqaan siduu ugu naxariisandoono waayo waa criminal ilaah baana la xisaabtamayo.

  • magool allooow unaxariiso aamiin

  • Rest In Pease! The one and only Magool!!!

  • thislittle girl can dance

  • she's somláli legend magool rest in paradize may allah 4give ur sins

    hey guys i need ur help any one know LEGEND in somali wat does tat word mean.alot words missing in somali walahi ty

  • @xertaqaadka could be translated in many ways..depends always how u take it..legend means in somali qof caan ah, magac leh..in other words, maamuus leh, muxtarim ah, xushmad badan. nothing is missing somali language..its said to be one of the most richest languages spoken in africa so may be u need learn more about it:)

  • waxaas lama xausuusto

    somalida in ay is cafiso ayaa fiacan illhaow u naxriiso

  • Allah hau naxaristo

  • Man i love the little girl moves...loool funny at same time!!

  • allaha u naxariisto

  • This is one of few Somali songs I know.....Its perfection!! She really is a legend. God bless her for singing this....Allah ha u naxaristo:)

  • oohinta indhaheeygii aan barane adee aawadaa ilmeeyaan maashaa allaah waxaas aa kaa cod ah

  • Wat a great song by a legendary somali musician, she realy deserves a monoment in new york city's main square. she is briliant and a real peace maker, may the almighty rest her in peace.

  • great

  • r u sure this is little girl i can.t blv it

  • fmamahomo watch ur mouth magool was fantastic an very beutiful women an atractive as well i love her smile .....she is the best alah yarxamang

  • i like the way that the young girl is dancing she really catch my attention...

  • Haddii aan iraahdo markaan daawaday heestanmaanan jiriiricoon markaas waxaan umalaynayaa inaan bini aadam ahayn ee aan dhagax ahay. Magooleey ilaahaw dembigaaga dhaaf, waxay ahayd geesiyad maantoo kale la tabo,annaga waxay noo joogtay meeshii ay Diana britishka ka joogtay.

    Laakiin waxaan u malaynayaa sacabka quruxda badani magool umuu dhacayne wuxuu u dhacayay deerada yar mar qura u libirtay sidii goroyadii,tolow hadda yaa meel ay joogta inoo sheega!!!!!,

  • ilaahay haka waraabiyo naxariistii jano

    magool magool waxay ahayd baqorada codka

    fanaaniinta soomaaliyeed and somaliland

    long life somali and somaliland

  • ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo

    magool magool waxay ahay baqoradii codka

    fanaaniita somali iyo somaliland

  • nabadraadshe sxb heestan sow lamuu qaadi jirin cismaan gacanlow

  • Naaxiye, saaxiib, haa Magool iyo Cismaan Gacanlow ayaa isla qaadi jiray. Raaadiyaha Muqdisho ayaa ka maqli jiray 1960's anigoo da' yar!

  • Naaxiye, ka noqday Cismaan Gacanlow ee hobolka la qaada heestan waa Axmad Maxumad Good (shimbir). Shimbir iyo gacanlow waxay isku xilli, heesahooda iyo codkood wey isu dhowyihiin ee lama kala garan karo, taasi waa aragtideyda.

  • afkaaga caano lagu qabay nabadraadshe sxb axmed muxumed good shimbir AUN ayaa laqaadi jiray waan hilmaamsanaa, thnks

  • salan nabadraadshe heestan sxb sow lamuu qaadi jiran cismaan gacanlow, magool

  • awesome song wow!

  • hail di emperess Magool. just look how somalis use to dance like 40 years ago wow

    allah ha u naxariisto

  • This song definately came out in the 60's

  • wow magool was the Queen.

  • that little kid and the dancing kills me. She must be in her late 20's now and maybe she is somewhere in America and Europe. This song is off the hook. Everyone knows it and Magool, this lady was somalia's soul lady and voice. I love watching this video again and again.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more