Gammute was among the poets who raided the Devrishes with Xaaji Warsame Bulaale during the Hagoogane raid in 1921 in Qoraxay. This his poem of ceasing the rearing of camels in 1931 and his reasons, Cabdi is his young brother , he is telling him the ills of this trade before he makes the final descesion. Gammute the master of this genere describes the trade and its conflict and hardshipe with an artistic pen if one can understand his imahery and words.
digasho sxb soo geli kii cumar australia aynu isu qiyaasnee. somalidu waxay tidhi ninkaas baa tiriyay gabay geel lagu amaano waa ka cumar australia laakiin kan gamuuteba waa halis.
Waxan kaa ilaawey sxb inaan gabeygan isaga oo tayodiisu aad u xuntahay oo aan la maqleynin tashuush awgii aan gacanta ku dhigey. Kadib aniga ayaa yara sifeeyey oo sidan ka dhigey!
Maxaad la caytameysan! Gabaygani wuxu ka sheekaynayaa geela iyo dhaqashadiisa. Wuxu ka sheekaynayaa marxaladaha kala duwan ee geela iyo ragga dhaqaa ay maraan. Wuxu ka sheekaynayaa geela iyo hawlbadnaantiisa. Geela waxa loo diraa nin rag ka tagey oo kaliya. Nin jiljilicsani ma haweysto!
what u meen its the worst
169Abdullahi 3 months ago
wax la dhaqdo geelaa ugu fiican
Cabiira1 7 months ago
gaabayaa badan baa ka gabyaey geela waana astaanta koobaad ee soomalida geelo waana makhluuq cajiiba oo ilahayba ku xusay qurankiisa .waxa jira gabay culus oo isna uu tiriyey guuleed dhoola yare ..qayrkaa wax lagu guud maro iyo dhaqasho geel baa leh
xuubsiibte 1 year ago
waxa jira gabay geela ka hadla oo aad u culus oo isna tiriyey ..guuleed dhoola yare.... qayrkaa wax lagu guud mariyo dhaqasho geel baa leh gabay la yidhaa
xuubsiibte 1 year ago
eesh cala Gabay
ywais 1 year ago
Love Die for the Camels in Mt. Kenya/Kilimanjaro.
turtel 1 year ago
it would be nice if you can add the lyrics ,,the words are indistinct
sheer2012 1 year ago
Gammute was among the poets who raided the Devrishes with Xaaji Warsame Bulaale during the Hagoogane raid in 1921 in Qoraxay. This his poem of ceasing the rearing of camels in 1931 and his reasons, Cabdi is his young brother , he is telling him the ills of this trade before he makes the final descesion. Gammute the master of this genere describes the trade and its conflict and hardshipe with an artistic pen if one can understand his imahery and words.
.
jaama20 1 year ago
ilaahayow u naxariiso gamuuti salaan carrabay gun iyo bared iyo dhaman gabyaaga somalida
cabdinasir99 2 years ago
WOW gabay isku dhacayo weeye wallahi
welldone si fiican ba lo maqalaya, its clear enough if u really understand wat hez sayin.
najmacadeey 2 years ago
Mahadsanid digasho, inshaa Alla waad soo heli mid ka sii fiican. waad dadaashey.
madheedhle 2 years ago
Degasho. eesh calaa gabay, Raggeedii . please raadi isagoo codku kleer yahay, oo dib u soo post garee. wallaahi waan ka heley gabayga iyo sawiradaba.
madheedhle 2 years ago
Aad ayaad u mahadsantahay sxb. Waxa kasoo wareegtey wakhti dheer, markii aan gabaygan soo galiyey y-tubeka. Bal waan raadindoonaa haddii eebe idmo.
digasho 2 years ago
digasho sxb soo geli kii cumar australia aynu isu qiyaasnee. somalidu waxay tidhi ninkaas baa tiriyay gabay geel lagu amaano waa ka cumar australia laakiin kan gamuuteba waa halis.
xariire 2 years ago
Waxan kaa ilaawey sxb inaan gabeygan isaga oo tayodiisu aad u xuntahay oo aan la maqleynin tashuush awgii aan gacanta ku dhigey. Kadib aniga ayaa yara sifeeyey oo sidan ka dhigey!
digasho 2 years ago
Sawirada 95% waa gobolada kala duwan ee Soomaaliya.
digasho 2 years ago
Maxaad la caytameysan! Gabaygani wuxu ka sheekaynayaa geela iyo dhaqashadiisa. Wuxu ka sheekaynayaa marxaladaha kala duwan ee geela iyo ragga dhaqaa ay maraan. Wuxu ka sheekaynayaa geela iyo hawlbadnaantiisa. Geela waxa loo diraa nin rag ka tagey oo kaliya. Nin jiljilicsani ma haweysto!
digasho 2 years ago
what launguage is that bitch
abudi898 3 years ago
fuck u all u peice shits u come up wit the lames things so get a life
west39pop 3 years ago
well done images. the is little not clear.
mpendwaa 3 years ago
The images are really on point- well done, love the message as well
abu04 3 years ago
sorry I mean Gammuuti
caanomadaadshe0101 3 years ago
gret arts GUN-DHIDDIN
caanomadaadshe0101 3 years ago
keep it up
nasiryare999 3 years ago
via onlf & their camels...
oamaer 3 years ago
This has nothing to with onlf brother.
digasho 3 years ago