Added: 1 year ago
From: Mudugboy
Views: 17,580
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ty

  • amin iyo sadoo way ahayee labadii ugu gesisana berigaas dayladi somaliya ay wadnla gacanta kuhaysay waxana heestan ka midnoqotay heesihii kiciya shaqcab ki somaliyed eehorseday burburka dhibta

  • garashada cabdi muxumed amiin oo aha nin ree arabsiyo degmada gabiley ah waxaa u cuntami wayday gardaradii foosha xumayd ee laga waday raggii aasaasay xorriyada soomaaliyeed ahaan kuwii ugu horeeyay ee calan soomaaliyeed taaga goboladooda taas baan keentay heestan iyo dhawr la socday

  • Saado Cali a true somali patriot...

  • Heestaan waxay kamitahay heesa DUMIYEY QARANKII AAN LAHAYN!!

  • waa markii ay khaldameen fanaantii qaran ka qaar kamid ah oo oday maxamed siyaad u moodeen inuu xun yahay kkkkkkk maxaa ka danbeeyay USC

  • war ninkoow waxaan soo xasuustaa heestan xili ay aad u shidnayd

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more