Salaad cali jeele siyaasada waxaa soo geliyey maxamed dheere waxa loo adeegsan jiray in uu Agoonyar oo xoogaa diidanaa Maxamed dheere lagu gumaado waana lagu shaqeystay.
Laakiin shariifka ayaa u aaray tolkiisa oo maxamed dheere oo sida Dameer baadi ah garba duub u xiran caalamka la tusiyey.Abgaal waxaa ku jira dad badan oo caqli iyo cilmi leh waxa ay leeyihiin aqoonyahanao badan culimo badan marka yaan salaad cali jeele oo aan xataa dharka sida loo qaato aqoon in abgaal loo caayo waa khalad
Salaad "Birta Calanka" Cali Jeelle walee waa nin aan cabsan oo raggeedi ah...markaan magaciisa maqlo waxaan soo xasuustaa siduu dharbaaxada dhulka uga la dhigay kaapo mooryaan FURUQ ee dekadda Xamar isbaaradda u tiilay....I'm still laughing....
shiiq salaad guuleyso waana la ogyahay inaadan weligaa ciishoon doonin illeen dad sharaf ayaad ka dhalatay kuna garab taagnaan doona marka dadaalkaaga laban laab annagana somali haddii aan nahay hiil iyo hooba waan kula garab taagan nahay cadowgaagana waa midkaan maangaabka ah ee video ga soo diyaariyay waana midgaha kaa masersan marka noolow oo cadowgaaga u noolw
siiiq salaad celi jeele ku lahaaaaa waaaar sheeeeekhi ma kii hawiyaaaaaaaaaaaaaaaa
TheShaacirka 2 weeks ago
waligey sawir ali jele nin ka xawayaansan somali kuma arkin
farxiyoali1 2 months ago
yaa waaaye qofka abgaal caaynaya wllh waxaan qirsanahay ninka abgaal caaya asaga ka hooseeeya ninka maanta qabiil caaynaya na waa nin reer baadiya ah qabiil walba waxuu lee yahay dad xun iyo dad fiican ninka qabiil dhan oo culumo iyo caamo lleh wax ka sheega asagaa doofaar doofaar dhalay ah
mohammedmursal 3 months ago
saaaaaaaaaalad xoolo waxaas ayaa idacad laga wareysanayaa wayaab waa xoolo xoolo xoolo
munasarcade 3 months ago
Salaad cali jeele siyaasada waxaa soo geliyey maxamed dheere waxa loo adeegsan jiray in uu Agoonyar oo xoogaa diidanaa Maxamed dheere lagu gumaado waana lagu shaqeystay.
Laakiin shariifka ayaa u aaray tolkiisa oo maxamed dheere oo sida Dameer baadi ah garba duub u xiran caalamka la tusiyey.Abgaal waxaa ku jira dad badan oo caqli iyo cilmi leh waxa ay leeyihiin aqoonyahanao badan culimo badan marka yaan salaad cali jeele oo aan xataa dharka sida loo qaato aqoon in abgaal loo caayo waa khalad
nuweiro2008 4 months ago
Walaahi Abgaal waa dad sharaf leh ee yaan yaan loo caayin ninkaan xoolaha ah
waxaad ku cibra qaadataan Markii Maxamed dheere Jowhar heystey waxaa la dhihi jiray soo gub afarta tuulo oo dadkiisu degan yihiin sidii Agoon yar loo galay Salaad goobjoog ayuu ka ahaa Maxamed dheere ayaa sida ariga u qali jiray weligiisna kama hadlin
Laakiin Shariifka ayaa maxamed dheere isagoo katiinadeysan saxaafada hor keenay
taasna waa bahdilaadii ibid ugu xumeyd maxamed dheere la soo gudboonaaata.
fahmo100 11 months ago
Salaad "Birta Calanka" Cali Jeelle walee waa nin aan cabsan oo raggeedi ah...markaan magaciisa maqlo waxaan soo xasuustaa siduu dharbaaxada dhulka uga la dhigay kaapo mooryaan FURUQ ee dekadda Xamar isbaaradda u tiilay....I'm still laughing....
Jiimka 1 year ago
Sheeq salaad wax aad ku heysataan aniga ma garanayo, laakiin waxaa haboon tixgelin inuu dhamaan soomaali oo dhan uu ka mudan yahay maadama uu yahay qof masuul ah. Marka qof weriye ah intuu ku soo woco isagoo raba xaalad taagan markaas kaa wareysto wax sahlan ma aha. wax walbana saboolnimada ayaa noogu wacan marka laga hadlayo sida madaxda soomaalida ay ugu baahan yihiin in la baro sida wareysiyada loo dhiibo, taasna waxaa inala qaba dhamaan dadka wadamadooda aan dhaqaalo fiican lahayn.kkkkkk
MrBalibusle 1 year ago
sh Salaaad Cali jeele Xaaafidulaaaaaaaaaaaaaaaaaah ilow jano ku geey
nuradin22 1 year ago
waxaad ii sheegtaan abgaal oo dhan maxay fanax weyne o leyihiin??????
mohamed00786 1 year ago
@mohamed00786 adiga sheeg maxay Yemen u yihiiin dad gaagaaban.. Japaneskane u indho yar yihiin?
micnamalahan 8 months ago
Xafidahulaah Libaax cali jeele.liibaaaxa libaaxyada
ShibisGurl4life 1 year ago
dameer cali jeelle aabaha kuwas
MrSiyaasi 1 year ago
shiikh salaad cali jeelle ha u gafina qurun yaheey waa taqaaniin soow idiin idbiyee
yaskacade 1 year ago
sac cali jeele waaba xoolo
Jama37 2 years ago
WADANI
HALGAME SALAAD CALI JEELLE XAFIDUHULLAAH WAA GEESI SOOMAALIYEED LANA YAQAANO SIDA UU DADKA IYO DALKA U JECELYAHAY LAAKIN DADKA MAANGAABKA AH MA FAHMI KARAAN MARKA ILAAH HANAGU BADIYO SALAADOO KALE MARKA SHEEKH SALAAD GUULEYSO INTA CAQLIGA U SAAXIIBKA AHNA HIIL IYO HOOBA WEY KULA GARAB TAAGAN YIHIINE
xuska100 1 year ago
SOMALI weyn