Added: 3 years ago
From: Somalitvmn
Views: 63,152
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (33)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • the first dude doesn't not hw to talk wat a loser..somalidu hoos URIDAY

  • wuxuu yidhi mayorkii mpls ayaa inala ciyaaraya waa sharaf inoo soo korodhay....umadii somaliyeed maxay qiimo dhacday mar hadaay nin hes ku ciyaaraya qiimo u arkaan...waa diciifnimo waxaas oo kale

  • ishallah we love you somalia and we allways will cuze we share one blood one color skin one flag please we have to stop to killing each other

  • KKKKKKKKKKKKKKKKK SOOMAALIYA HA NOOLAATO KKKKKKKK CIYAARTA MAYORKA CAADI MA AHAN WAXAAN U MALEEYNAYAA IN BANNAANKA LOOGU SHEEGAY SIDA LOO CIYAARO HEESAHA SOOMAALIDA AMA AKHYARTA AYUU LA BARJEEYAAA NICE MAYOR R.T

  • OMG I LOooVEEE the mayor in this vid...he seems like a really cool guy and he just simply nailed the dance ...well done dude!! =D

  • Xaa laga Aqbalaa Habartaan Tindeeda Soo Baneysatay Yaab

  • ila iyo mayirkii mineapolis yaa ciyara waxasa dowlad la aqoon sanyahay wali ah

    iyadoo xataa dagal ka socdo ayaa la garanayaa qimaha ey ledahay somaliwqeyn

    markaa ayey idoor dhaka yare na hadlayaan masakiin intay somaliya jirto calanka ana jirin iska wata reer dhaka yare idoorland

  • yaa salaaam dawladdii sheekh shariif ee shareecadda qaadatay, sheekhoow xaal qaado, shareecoyna xaal qaado markay kuwani ku sheegteen, oo kaalay gaalkuna ma shareecada shariifka ayuu u dabaal degayaa....

  • ala ala waxaan baryaayaa adoo barwaaqo ah nolol inan kugu bidhaan sado  dhulkaygiyoow yaslaam canab amiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • somalidu iyadaa wax walba ka qima badan maxaad uleedahay meshay somalida qimaheedu gadhay nin wayn oo iska hadlayah baad u yara ekaatay

  • @09faraha

    loool....

    i know right????

  • aaaax aaax the song is so moving

  • mayorka maxaa calanka loosarayaa ala somalideena badownimo madanaa mayarkay calanka korka usareen bal kashekeeya kkkk

  • meyarka baabuur miyaa wada

    kkkkkkkkk

  • WAAAAAW MY FAVOURITE CANAB I LOVE U

  • war kan badowga ah oo mayor u saaray calankii somalida arag,gabadha ka qaadey ilbax wanaagsan.thank you sis.dhibaatadaas ayaa ina haysata somali meel walba gaalka iska dhis ayaad maqli kuwa ku hadaaqaya.this mayor is not from somalia,he came to show respect for the community that elected him.that's all

  • wtf. somalida qiimaheeda meeshaasay gaartay aa? somalida qiimaheedii ma mayor ka magaalo oo xafladooda ka ciyaara ayay noqotay. i hope that guy takes what he said back.

  • Indhodeeq ur great Somali hannolaato Hana is raacdo aamiin

  • fuck off ya all guys suck !

  • woow mayorka mpls caadi maahan

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkk

    WOW, caadi maaha sheekadani.

  • what a cool mayor, he can move like Somalis.

  • woow he can move like Somali's what a cool mayor!

  • Dumarka Somalieed waa kuwa ugu wanagsan dunida Raga Somalieedna wa kuwa ugu damiirta xun. Masha allah meel walbo Dumar ba nabad gobayo, raguna wu is dalayaa. Walee waa wax aan la yabay!.

  • Greadness Sidaas ha dhihin waayo Dumarka kuwa wanagsan wa leeyihiin kuwa xuna wa leeyihiin ragna sido kale teeda kale Wa sax in ay Raga bur buriyeen dalki hooyo Lakiin hooyoyinka qaarna sifiican uma tarbiydeen caruurtoda marka qaarba ku biiray mooryaanta

  • lOl. I think we share the blame as nation. ok warlords are men but women also support them. Ok don't support the tribalist and raise your children the right civilised way, after all men are the product of women.

  • ilahayow umadada somaliyed qalbigoda nadiif ka dhig oo qabilka ka saar amiin.

  • Gabaartaaan heestaan waxay u qalanta one billion mansha Allaah 

    One night one billion !

  • Somalia hays raacdo !

    Cuqdada Allaah ka saaro kuli !

  • ]==

  • Allow wadankeena nabad nooga dhig.

  • waw i like thats somali in msp keep going like that indhayaga aa tihiin hadan nahay somalida ku nool noth america waw somalia for life

  • hahahhahahhahhhahahhahhahaha

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more