Added: 3 years ago
From: Ahlusunaseattle
Views: 9,395
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (3)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Xafladda MawliidkaNabiga (scw) ee sharafta leh waa munaasabad dadku ku muujiyaan jeclaanta ay u qabaan Nabiga & sidey ugu faraxsan yihiin dhalashadiisa, farxaddaas oo xataa gaal wax u tartay, qof Muslim ah iskaba daaye. Iyo iney Ilaah ku mahadiyaan raxmadiisa, soo Ilaah ma dhiin "kuma soo dirin inaad raxmadda caalamka tahay maahee"(Al-Anbiya 107. Hadduu Uu Illaahay qalbigiina madoobeeyay oo garna aysan idin galayn walaal yaalow na daaya anaga ayy nabigeena jecel oo ku faraxsan oo amaanayna.

  • aad iyo aad baad oo saxsantahay!! dadkaan wax aay fahansanyahiin ma'aqaan...hadaa loo xuso nabigeena ma dibaa?

  • walalyaloow waxan idin weydinayaa xafladan iyo qasaidkan aa dhegesaan hal marna alle ha ka dhigee ma dhigay nabiga scl ama abubakar rc ma dhigay ama cumar rc ama cisman ama cali bal ii kena hada hesan wax dalil ah ileyn inte hayen xukunka islamka sanad walba wa soo marayay habenkan oo kale ama mowliidkuba keen daliil ها تؤ برهانكم

  • Walaalow marka hore dhageyso, waxa uu akhrinayo dhamaan waa Duco. Allaho Y calliyo. Allaho Ya tawabo. Marka ilaahay Xaqa ha ku fahansiiyo.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more