Mashallah this song is in my heart for ever i will always love it Allah Ku Naxriisto Maxamed this song makes me remember him every time i listen to it <3
adun baa daraadaa dhalinyaro habeenkii dugsi kama fariistee dibadaha wareegaayee adna aqal dugsoon baa daweyddii nafteydaay iga daawaataayoo naaay hooy hooy ma dabeecadabaa ma anaad igu dayeesaa ma jirka iga damqanayaa kugu oolin deeqaay anigu dayooboo dagal laga hayaamee guri laga daldoorsaday aawada dul joogaa adna dahab lamoodyey adduun barwaaqaa dabaca ku maashaa dareen li u jiiftaa naay hooy ma dabeecadaabaa ma anaad igu dayeesaa ma jirka i danqanayaa kugu oolin
My Pal nd Dear Friend AbdiriZak Cadde , former Owner of Photo Produced this Video Album , The First ever Somali Music Video Album, and I am Glad to Pray Jum'a Prayer at Abu Hireira Mosque in East Toronto, along with Abdirizak Cadde and AbdulJabbaar Alkhaliji, May God Bless all those who keep the Robes of Allah
Abdijabbar takes his kids to mosque and pray daily Prayers with them Maashaa Allah.
viva cabdi jabaar al khaliij heesahaada xiliga aan daalanahay ayaan niyada ku dagsadaa laakin naagtaan muqayisha ah waliba daribi jiifka ah ayaa kaga dheeshay videoga hahahahaha echt daaklooz is ze hhahahahahahah keep it up
abdi jibaar reer badiye waxid halka hees lee ku dhegan tahay markaan ku arko teda kale waxa noqotay fanan qabileed oo waxaa ka heystaa xafalada kala go a somaliweyn e toronto lagu qabto daamn shame on u fananku ma aha in u qabiilo noqdo sabbatoo ah wuxu dhexaya bulshada oo dhan sxb marka waa isku ciyartay khalijiyow
CabdiJabaar AlKhaliiji iyo Suhuur Dhagaweyne - This Video was recorded and Produced by Dalsan Photo of Toronro , Canada , My Friends , Abdirizak Cadde, AbdiAziz Dhicis and Kahie , did great Job by putting this video together
woooooooooooooooooooooow this song waxay igalisaay xasuus dahre wallahi aim so sad when i listen this cabdi jabbaar maxa yalaay hessataan waxay u xasuusaa my frist man i fill love with hime soo i don;t like to listen this soong maxa yalaay i go back to mian munu then i fill that guy how much love i have for hime' soo waxan idiin shagayaa will lashaan somaliyeed they don;t know love how damage he is any way good & nice song cabdi jabbaar
the best song aver i love it
sahar4508 1 week ago
A fanaan who has his people and a unique land can stand alone whith out being somali but somalilander.
Ilkacasse 6 months ago
Very Nyc song, Well done Mr.Abdijibar
Jaahos11 11 months ago
i love this song
Elmiyasmin 11 months ago
hoy ma dabecada manad igu dayaysaa ma jidhka i damqanaya kugu oolin...
lamiis21 1 year ago
Mashallah this song is in my heart for ever i will always love it Allah Ku Naxriisto Maxamed this song makes me remember him every time i listen to it <3
tytyrd 1 year ago
run ahaantii heystaan waxaadba moodaa muudey iney quseeso ,sxbow dhageyso mar walba ,sxbtaaana u daar halkoo mar ayadaaba dabci doontee
ayuubl 1 year ago
ayuubl 1 year ago
kkkkkkk alla waxaaan ka helaya ciyaarta gabadha qatar iga dheh mmmm
zilfaana 1 year ago
subxanallaah miyanan mislin aheen dadkan isku dhun dhunkanaya media
sahuur4 1 year ago
@sahuur4 somaaliya ilbax ayeey maqshay markasaa waxyaabaha laga faano kufaantaa weynu ilownay diinteyna iyo sharftee laheeyd markaan arko gabdho qaaqawan oo internet kujiro waxaan qalad ka saaraaa haweenka lkn markaan noocan arko raga ayaa wax kasta kudheela
hmuuse97 2 months ago
Comment removed
tytyrd 1 year ago
abdi jbibaar wuxu ahaa fanintaa qaranka somaliyeed lakiin hada wuu isku xaray markuu ay isaqnimo qaday waa yaab hadba fannan ba qabilnimo qadayso
mrjamac 1 year ago
@mrjamac GOOD BRO WAA RUNTAA WALE KANI WALI CABDIJABAR WAA QABILISTA WEYN IYO TUUG NIMO AYU ISKU DARSADAY
safiya513 11 months ago
Sounds like this girl in the video is having headphone on her ears and listening another music rather than the one with this song,
frankie3005 1 year ago
cabdi jabaar al khaliiji waxaad tahay fanaan cod macaan
in kasta oo aad xafladii maamulka waqooyi xafladii aay ku qabteen canada
aad lacag tii dhacday kooshin fanaan u dhashay waqooyiga ayaad
lacag tii ka dhacday mr cabdi jibaar marka sxb hada waxaad ku jirtaa
liiska madoow ee tuu gada
dhaadeey1 1 year ago
inaguluyux aadbaad iiga qoslisay sxb kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaana ka yaabay sidaad u taqaan digaag biyo iska daadinaysa !!!!!!!!!! aadbayna ugu egtahay kkkkkkkkkkkkkkkkkk
faataxa 1 year ago
My Pal nd Dear Friend AbdiriZak Cadde , former Owner of Photo Produced this Video Album , The First ever Somali Music Video Album, and I am Glad to Pray Jum'a Prayer at Abu Hireira Mosque in East Toronto, along with Abdirizak Cadde and AbdulJabbaar Alkhaliji, May God Bless all those who keep the Robes of Allah
Abdijabbar takes his kids to mosque and pray daily Prayers with them Maashaa Allah.
Baahalow 1 year ago
one of da best songs in somali. music. waa fanaan wanaagsan...dadkaw qabyaalada ha laga saaro meesha. qofkii fahmayaa uun baa fahmaya....
To inaguluyux...isla yaab adeer...cidi kula wada nacas nima ma joogto halka. Soomali waa ka soomali.
craxmaan10 1 year ago
wooooooooooow, mala heestan malintii 1000 jeer waan dhagaysta. cod ayaa kugu dhacay abti :)
Siiham100 1 year ago
naagtu qosol badanaa siday u cayaartay .... tolow sidaa ma hargaysa yaa lagaga cayaaraa ... naa orodoo reer xamarka waydii sida loo niikiyo kakakakak
inaguluyux 1 year ago
I missed this man..where is he nowadays???? best somali singer
anisa952 1 year ago
wooooooooooooooooooooooooooooow waligaa jir sxb
shafii1000 1 year ago
waaw inaba caadi ma ahaan heestaa waa jirtaa c,ml
quzaay 1 year ago
This has been flagged as spam show
waaw inaba caadi ma ahaan heestaa waa jirtaa c,ml
quzaay 1 year ago
waaw inaba caadi ma ahaan heestaa waa jirtaa c,ml
quzaay 1 year ago
mmmmmmmmmmmmm
iisho1 1 year ago
midan yar ee fatka ah ayuunbu isna is daba wadaa:P
xaalimo 1 year ago
khalij waligaa jir cadawgaa ha jabo
fanaanka j.s.land burcooo ka so jeedaa
dhilosillweyn 1 year ago
caadi mahan heesta walahi
m214mohamed 2 years ago
Waa is iri kani waa qowdhan, nin somaliweyn gabadh uu jecelyahay naayaa hooy hooy kuma dhaho, naag soomaliyeedna mayeesho hoos udhigaa,,naahooy hooy.yur ilko qas qas
FADUMO954367 2 years ago
viva cabdi jabaar al khaliij heesahaada xiliga aan daalanahay ayaan niyada ku dagsadaa laakin naagtaan muqayisha ah waliba daribi jiifka ah ayaa kaga dheeshay videoga hahahahaha echt daaklooz is ze hhahahahahahah keep it up
saaaaaaalim 2 years ago
viva abdi jibar al khaliiji fanaan qaran weeye .......
qaraskoy 2 years ago
viva abdi jibar alkhaliji noloow indro ka naxoow nafta waa wad gaari waydeen markasay idinkaga dhagtay cay ninkii raga wa inuu xasid yeesha maxa lgu grta inuu nin raga yahay markaa wad u cadayseen dhamantiin wad mahadsan tihiin kkkkk bye all meel ha la idinka aro idinka ciyaloow
erigavo2009 2 years ago
waaryaa ninkaaasoow
cabdijibaar waa fanaan somali ku heesaa
hadana waxuu udhashay somaliland
adigu hadad somaliland ka dhimanayso
cuqdadi hakudisho .
Dalwanaage 2 years ago
naagtii darbi jiifka u ekeyd oo tuutaha qabtay muslimkuu kusoo daray oo dhar usoo xiray, bal timahana may burukuyeer tagto tani waa sanbac
FADUMO954367 2 years ago
daam that is my man good inadeer i love this album dalxiiis good job
kafia71 2 years ago
cabdul jabar duqa quftan hadii inaad soo canbixiso rab 100 sano wad suge loool quftan mid ka boodeeysa uma eka carabta waxeey tiri calaamatu al madhar fi saxaab meeshaan saxaab uguma jeedo
yaaqshidboy 2 years ago
Why r u disrespected the girl for, , jahhil faql jahil,,she is a beutieful Somali girl
londoner50 2 years ago
wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow love it love love it always loved it
mugadhisho 2 years ago
lol tan haku dayn wax jiro maha k k k k wa lox
MrDuceeysane 2 years ago
LoVe ThIz SoNg
iskorisgirl 2 years ago
abdi jibaar reer badiye waxid halka hees lee ku dhegan tahay markaan ku arko teda kale waxa noqotay fanan qabileed oo waxaa ka heystaa xafalada kala go a somaliweyn e toronto lagu qabto daamn shame on u fananku ma aha in u qabiilo noqdo sabbatoo ah wuxu dhexaya bulshada oo dhan sxb marka waa isku ciyartay khalijiyow
mrjamac 2 years ago
maxa waye midan dheelayso maba is dhibayso maxa dhacay? ......... waa iida sida qof socdo u dheelayso........
faroukhis 2 years ago
middan ma sallaxley buu ka keenay cayaarteeda sidii digaagad biyo iska jafaysa yaa la moodaa.. !!!
inaguluyux 2 years ago
one of best Somali truck ever,,,, from one of best somali artist ever,,,,,
londoner50 2 years ago
CabdiJabaar AlKhaliiji iyo Suhuur Dhagaweyne - This Video was recorded and Produced by Dalsan Photo of Toronro , Canada , My Friends , Abdirizak Cadde, AbdiAziz Dhicis and Kahie , did great Job by putting this video together
Baahalow 2 years ago 2
eqghtjut
kiddman4 2 years ago
woooooooooooooooooooooow this song waxay igalisaay xasuus dahre wallahi aim so sad when i listen this cabdi jabbaar maxa yalaay hessataan waxay u xasuusaa my frist man i fill love with hime soo i don;t like to listen this soong maxa yalaay i go back to mian munu then i fill that guy how much love i have for hime' soo waxan idiin shagayaa will lashaan somaliyeed they don;t know love how damage he is any way good & nice song cabdi jabbaar
hargaysa71 2 years ago
hargeisa71 kkkkkkkkkkkkkkk dadka ruwaayada ka daa. cilmi iyo qays baa idinku maqane.
psIronman 2 years ago
me 2 reminds me of the 19990 when i use 2 hear it
hannahcadey 3 years ago
This has been flagged as spam show
^^^who gives a fuck if you love it
guledsul 3 years ago
I DO
londoner50 2 years ago
i loveeeeeeeeeee this song.nice video....
quruxlay89 3 years ago