waaw maashaa allaah xaadaa i istaagtay runtii, markuu kasheekeenaayay hooda wiilkeedii uu saa ugalay.ayaa waxaan sooxasuustay kuwo badan oon aqaan oo ayaguna hooyooyinkood sidookale yeelay. laguna soo dhoofiyay gurigii reeku iskalahaa oo loo soo iibshay. ilin ayaa igu soo istaagtay........
masha allah Bartaha wa ku mahadsantahay inaa soo post gareesid tixdaan Qaaligga ah balse sida an wada ognahay Bartamaha wa website Qali ah..... waxaan leeyahay saaxiib waxay ahayd Abwaakaan Caajiibka ah in aa xustid Magaciisa, waxa kaa codsanaya in aa markale xustid abwanka Magaciisa iyo mesha u ku nool yahay mahadsanid
MAsha Allah , your amazing
mariamcaliguul 2 months ago
I like the fact that he is fully aware of what he is saying. He is not just reading from his memory.
que bueno!!
abdiottawa 1 year ago
Comment removed
abdiottawa 1 year ago
Do you agree that there can be no major problems solved between people in the known universe without first solving the problem of white-supremacy?
444agentsmith 2 years ago
BRILLIANT STUFF!
TheOmar898 2 years ago
Jawaab kooban oo shaacirka ku socota:
Marka hore nin shaacira waa tahay, ta labaad maahmaah baa tidhaa;
Boog dusheed lama dhayo.
Waayeel hortiisaa caano loogu badhxaa.
Halkaa nin ka qaadato ninbaa uga tagtaa.
Somalidu maanta waxay u baahantay guubaabin iyo xasuusin raganimadoodii iyo milgohoodii ay lahaan jireen, adigu se shaacirow ma waxay kula noqotay qadaf tilmaantii iyo humaag buunbuunintii in aad soo soo kordhiso? iska maahmaahe isu maahmaaha waa la arki jirey!!! waase maangaabnimo.
madheedhle 2 years ago
Mansha alaahu
Afkaaga caano lagu qabay Lixda aad sheegtey wax todobeeya somaliya ma joogaan inta aad sheegtay sifahooda dad ah ayaa somalia jooga somaliduna waa sidas
Ilaahay aynu barino oo cafis waydiisano oo wax isla qabanee aaminta ila jiibiya
Mahadsanidin
SaciidAbshir 2 years ago
masha allah
qanjay 2 years ago
Translation, anyone?
hellonewyork11 3 years ago
I think his name is Cabdiraxmaan Shaacir
Mocow2009 3 years ago
Fadlan magaciisa soo sheega, he's wonderfull man my Allah bless you!!!!!!!!!!!!!!!
yaabane12 3 years ago
Maashaa Allah!
Hablaha Qaawinada nacay, Qarsaday Qaaliga Sirta ah, Quruxdoodii Asturay, Maxay Khaladoo Galeen.
Diktoorada Qaylyiyo, QOraayada Daba Dhigtay,Qimaarka iyo Marada Adag, Maxay Uga Qaylyeen.
Su'aashaa Qaabka Daran, Jawaabteeda Qayaxan,
NASOMYA 3 years ago
Tilmaan Lagu Qeexi Karee, Qisiyo Maah Maah Uqalan, Fudayd Lagu Qaadan Karo, Qaamuuska Hadaan Kadayo...........!!!!
Keep the Somali literature alive!
Illaahay Khayr Hakaa Siiyo Gabayga Qiimaha BAdan.
NASOMYA 3 years ago
Murtidu wey qeexan tahay,
Qudbey ku aroorsan tahay,
Run bey u Qafaalan tahay,
Qadiyad bey hiil u tahay,
Quluubtey jaar la tahay,
Qastiga meeshaan la rabay far waaweyn baan ku qoray, runtii weeye abwaanku wuu la helay.
xirssi 3 years ago
caadi maaha ninkaan
jowle2008 3 years ago
marnaba caadi maaha... ninkii fahmaase fahmay
jowle2008 3 years ago
woooooooooow mashaallah it is a funny clip!!!!!man he is an unknown comedian, but he done it well...bravo!!
somalimobsta 4 years ago
waaw maashaa allaah xaadaa i istaagtay runtii, markuu kasheekeenaayay hooda wiilkeedii uu saa ugalay.ayaa waxaan sooxasuustay kuwo badan oon aqaan oo ayaguna hooyooyinkood sidookale yeelay. laguna soo dhoofiyay gurigii reeku iskalahaa oo loo soo iibshay. ilin ayaa igu soo istaagtay........
dhalole 4 years ago
ileen mara yahay qurxoon,qatal baa kuugu jirta,waxaad qaali utahay qofan jirin baad bishaa....Simply amazing piece - a powerful command of Somali.
Thanks Bartamaha
najmacadeey 4 years ago
waad ka raali ahaanaysaa sharax1 laakiin ninkan cajiibka ah magaciisa mahayno, haddii uu qof kale garanayo magaciisa fadlan noo soo sheega.
mahad eebbaa sika leh.
bartamaha 4 years ago
masha allah Bartaha wa ku mahadsantahay inaa soo post gareesid tixdaan Qaaligga ah balse sida an wada ognahay Bartamaha wa website Qali ah..... waxaan leeyahay saaxiib waxay ahayd Abwaakaan Caajiibka ah in aa xustid Magaciisa, waxa kaa codsanaya in aa markale xustid abwanka Magaciisa iyo mesha u ku nool yahay mahadsanid
sharax1 4 years ago