Added: 2 years ago
From: mrMADAALE
Views: 101,904
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (50)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • innaba caadi maaha

  • hala baashaalo sifican ha lo jabo

  • great job the way to play somali music and great way to record music keep up brother

  • @821fayes 

  • Dhankaad iga jirtaa baa ii jiidataayoooo.................­......thanks Ali Kaban!

  • best song i wish i undersand good job bro oromo brother

  • Love this song.....

  • Comment removed

  • ali kaban sxb markaad leedahay "jawhradii aduunkaay dhankad iga jirtaa baan jeedaliyeeye waxad eegaysaa dhinaca nimco dareen iyada ayaa ula dan leedahay ayaan u malaynayaa

  • mr caadi am ahan huuno heesahaad noo soo galisay waan ku raxeystaa markaan dhageysanaayo camal nooh thank you.

  • @xaawoluck09 ...Thank you walaal and thanks to all kaban lovers who watch my channel.

  • this niger gave me moraal, when iam jewing. i love this song. when iam whit u, lol, u fill me baby.

  • waan kacabsadey ninkan runtii caleeg caleeg sii wad brth howshaada

  • caadi maahan saan oolooheesaa iga dheh

  • who is the original singer of this song ??

  • @MrAbjad ..You looking at him... Ali Kaban..this is a new song and it was the first time it was recorded.

    Laxan, Music iyo Cod by CALI KABAN

    Ereyada : Ayaanle

  • wow waayo waayo mahadsanid madaale

  • nimco dareen halkaan ayey marqaan u fadhin jirtay miyaa dareen dadkaan maa kusoo saareen maxaa ragaan marqaamaayo ku ag dhigay

  • ala ya cisak cali .... keep going somali waa xaasidiin wax ka xun ayaad samaysaane naga aamusa ..fanaan idinka heesi maayo reer miyi shut fuck up yall xaasididinyey

  • qaadka mesha kala kaca waqti idinla qeybsadee wax lagu faano mahan!! btw nyc song!

  • Caadi ma aha ninkaan!

  • mrMADAALE waad ku mahadsantahay heestan macaan, ma heysa heeso kale oo Ali kabaan qadaay. Ali Kabaan waa fanaan dhab ah, waa hees murtii leh.

    If you have more songs from Ali Kabaan upload walaal mahadsaniid.

  • heesta caadi ma ahan

    walahi waa ay igu socotay go Ali kaban

    drmadaale thanks bro hees aan caadi aheyd waaya mirqaanka ka bax sii daa bahasha wwoowowoo

  • Wow waa hees Aad Umac Go A.kaban

    Aniga ma Marqaansan mase Nimco dareem waye qoftas shidan Koley>>aniga kaban ma jecli lakiin heestan wa qtar

  • Waa maxay qofta meesha joogta ee u eg Nimco Dareen. Ma Nimco Dareenbaa?kun jeer baa lagu qabtay iyada meeshii loooga qaban lahaa abwaan ayaanle.

  • To ALIKOM....Sax, waa nimca dareen qofka meesha fadhiya. heestana iyadaa lagu sagootinayaa....Saas ayaa loogu badiye sxiib..

    nin nin u heesayana ma quruxbadana heestuna waxay ku socota gabar. abwaan Ayaanlena meeshiisii baa la dhigay oo gabagabada ah...sidaa ula soco

    salaama

    Madaale

  • wow johara my name cali kaban love it

  • Great song indeed.

  • Woooow, Yasalam, great and beautiful song. Wonderful performance.

    Keep it in that vway bro and thx

  • Ala ala ala ali baba runtii waa fanaan jira haba ahaade dambay ka soo baxay.

  • wakaa sxb murti aad umacaan badan baa kaaso

    maaxanaysa. keep it that way plz

  • wow good lyrics

    sxbkiiz palltlk guhaadshe abwaan wayn tahay lama moodayn in erayadan culusi kugu jireen lkn waa la yaabay walaahi

  • yaa salaam, this song is off the chains, nice work

  • Great music, voice and song ,,,,,,,,,thanks

  • EESH CALAA HEES WALAHI,,,,,,,,, cali kaban waan ku naqaanay heesaha noocas oo kale ah ,,,,,,,,,,,,, ya salam

  • Joogiyo muuq dheer jaliil hibo ku siiyoo Jiidhkaaga dahabka ah Jaahaaga nuurka leh Naftaydaa ku jamatoo Sidaan kuugu jeel qabo Jirkaa i dubaaxshoo Kaa jiifi waayee Jowharaddii aduunkaay Dhankaad iga jirtaa baa ii jiidataayoo jeedaaliyaa wey Jeedaaliyaa ...........................
  • Original Lyrics JOWHARAD jeexaygii midigeey jamaal qurux wanaageey jaleecadaan ku eegaa jacayl igu abuurtoo kaa joogi waayoo jeegaan sideedii wadnahaygaad jaratoo qalbigaad dul joogtaa Jowharadii aduunkaay dhankaad iga jirta baa ii jiidataayoo jeedaaliyaa
  • Jeexaygii midigeey Jaleecadaan ku eegaa Jirra igu abuurtoo Jeexaygii midigeey Jamaal qurux Jaleecadaan ku eegaa Jacayl igu abuurtoo Kaa joogi waayoo Jeegaan sideedii wadnahaygaad jaratoo qalbigaad dul joogtaa
  • Wow nice I love it, thnks for postin it.

  • Yasalaam heesta wa mid galbiga galeso. masha allah codkana.

  • This is beautiful Somali music... well composed and performed. We need more of this real instrument playing artist rather then these karaoke's with their keyboards.

  • Ali Kaban caleeyk caleeyk. waxaad lehaday gacan macaan xaga tumista gitaarka. Heestaan waa hees taabanaysa qalbiga qofkii dhagaysta. Fadlan Cali halkaas kasii wad fanka waana ku mahadsantahay.

  • The artist is talented. THe song is cool with nice tune. The lyrics seem to have delivered a deep sense of love. Qaraami & Qaaci are the best, and this song represents Qaraami at it's best. Keep it up bro

  • Hi Madaale cade, nice clip abowe, hees macaan waye, waxan ka helay xataa heesta sagaal uu qaado

  • Salaam all, i would like to to congratulate the one and the only talented young fanaan mr ali muse bro i remember in adis ababa...u are legend man...also my dear bro madaale thanks for posting this wonderfull video please keep up this work.....greatings from Malaysia

  • Even Nimco Dareen is loving it! The voice, kaban and laxan go together, this is how qaraami should be done. ending every line with a deep, hard to understand voice...thats the style.

  • Yeah yeahhhh this is hot, well done Madaale, Ali and Ayanle! Ayaanle those lyrics are getting better and better, for me this is your best song and Ali delivered that laxaan, its new.

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw i like it waa hees dhiiga shiday walal way kadhacayaaa heestaada

  • Great sound as usual...guess I'd appreciate an English translation but the feel of the song still comes across well so it is not essential to enjoy it. Thanks.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more