i hope he is telling the truth because right now i'm listening to his story like a kid. I an't never heard of more realistic story but yet there is always the chance he is make it up. I've always heard of jinns having crazy abilities and he confirms that. Adeerkiis can tell a story though
dhowr jeer oo kale hadaan sii dhageesto beeno badan ayaa kasoo baxayo hadalkiisa, ee fadlan dhageesta oo hadaladiisa ufiirsada, mida xigto ninakan nin qayr ka muuqdo ama la is oran karo been ma sheegayo la oran karo maahan oo waxaa kuu cadeenayo sida uu fasahaadkiisa ugu sii faraxsan yahay, iyo heesaha uu leeyahay naagta jin baan utiriyay sida uu ula dhacsan yahay da uu rabi ugu laabtuu ku jiraa haday run aheed xataa ee maahan in uu umada ku sii fasahaadsho.
Horta qof weyn waaye been na meshan ma taalo laakin naagta waxaa lagu heeni karinba mar alaale ba Bismilaahi la yirahdo wey tageysaa. Bismilaahi na magaca ilaahi aa ku bilawdo ee ha iska maqnaato bisinka hadee diideyso
@Saynabwadaniyooz sxb ma qof baa wax xun sahadsado baad maqashay sheekadani waa ruune maahaa mid beenabuuraaha ama uu keen ka sheegayo wuxu sheegayan waa wax ku dhaashay bal adiag is ka feker oo weliga ma ku sheegan laahaa d jinn baan aroosay oo aan iska beenabuuryaa maaha wax been aha ama qof nooli ka dayo funny oo oo ku fekero dadka ha ku qosleen lkn waa jiirtaa tani

Fantasy at its finest. Maybe he should make a book out of it. cause it really good. especially how he tells it.... so good. Waa sheeko xariiro aad u wanaagsan. ciyaaloow ma ka helsheen sheekadan?
Waw Subhanallah. I watched this story when I was in Hargeisa, the first night of the story being told by this man. I was very young and I remember that all of my family gathered to watch this amazing story. I think it was around 1998. I am not sure if the old guy who is telling the story still alive today--may Allah grant him Janah if he passed away. If I compare my view point today as a grown up man, it makes more sense to me today then when I was young. Almost 13yrs ago :)
ACUUDU BILAAHI MINA SHAYDHANI RAJIIM. WAR SOMALIYAY WAXANI MA WAX DHICI KARAA II SOO DUCAYA IN AY ANIGUNA IGU DHACDO SIDII AAN URUMAYSAN LAHAA. aamin.
I can understand half of what this guys sayin, af reer woqooy xaka fahma...
Habbad90 2 days ago
waa runtiii odaygani waa reer ceergaabo waa dhulbahante waa qiso dhab ah oo dhacday
MrMaguure1 4 weeks ago
Ma Runbaa waxaan mase waa wax Iska mal awaal ah
Click9240 1 month ago
i hope he is telling the truth because right now i'm listening to his story like a kid. I an't never heard of more realistic story but yet there is always the chance he is make it up. I've always heard of jinns having crazy abilities and he confirms that. Adeerkiis can tell a story though
dollarbill11 1 month ago
hada odeeyga koley anigu ma aminsani ...
onlf1 2 months ago
odeyga ma riyoneya misse waa ruun
seydi64 2 months ago
Live ayaan u daawanayaayey habeenkaa, waana sheeko jirta ninka odayga ah ee intaa leeg been ma sheegaayo,
daacad55 2 months ago
ALLA ODAYGU BEEN BADANAA BALOW KUGU DHACDAY
shabeelnaagod 2 months ago
dhowr jeer oo kale hadaan sii dhageesto beeno badan ayaa kasoo baxayo hadalkiisa, ee fadlan dhageesta oo hadaladiisa ufiirsada, mida xigto ninakan nin qayr ka muuqdo ama la is oran karo been ma sheegayo la oran karo maahan oo waxaa kuu cadeenayo sida uu fasahaadkiisa ugu sii faraxsan yahay, iyo heesaha uu leeyahay naagta jin baan utiriyay sida uu ula dhacsan yahay da uu rabi ugu laabtuu ku jiraa haday run aheed xataa ee maahan in uu umada ku sii fasahaadsho.
amal519 2 months ago in playlist Favorite videos
Sheekadan waan aminay se baaris kadib waa been, 1 wuxuu yirimarkay cunada cunayeen waxay tiri bismilah haye bismilah, naagtu ma uusan wayn,, 2 wuxuu yirisodohday oo abeeso cagalay ah baa ikicisay, hadana yiri sodogay baa igu yiri 4 manoqono abeeso cagalay, halaq, doofaar, eey, taasina waa been labaad, lacagtuu carabta la aaday waxaa iiga harsaneed buu yiri 3000 10 ba maalin baan qorsheestay, carabtuna ma isticmaalaan lacag kumanaano ah ee waa riyal iyo wax kale, taasina waa been,
amal519 2 months ago in playlist Favorite videos
odaygan isagaaba jin u eg waaban ka baqay isaga iyo sheeka diisaba
Cabiira1 3 months ago
Ragow qaadka iska daaya, hadii kale naago jiniyo ah ayaad wada guursanaysaan(hallucination) Jiniga ma arki karno laakiin wayna arkaan,sidee ayay isku guursanayaan markaas. ilaahay ayaan ka magan gal nay Jini & shaydaanba.
Rumaysa144 3 months ago
heesta magaceed ku bilabaneysa video-ga ?
somrazy3 4 months ago
absoutlyyyy qiso aan jirin waye
shamadaan153 4 months ago
lol
Moeyu1 4 months ago
wax beena ma jireee waa sheeko jirtay ee ma hadaaa idin awal ah xoola yaw kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
guledhaygabaqan 4 months ago
Horta qof weyn waaye been na meshan ma taalo laakin naagta waxaa lagu heeni karinba mar alaale ba Bismilaahi la yirahdo wey tageysaa. Bismilaahi na magaca ilaahi aa ku bilawdo ee ha iska maqnaato bisinka hadee diideyso
goonfartankiixalay 4 months ago
reer habar jeclo ah oo jin ah kkkkkkkkkkkkk wlaahi waan qosley jinn=habar jeclo insi= dhulbahante saas miyuu ka wadaa
QALAJIYE 5 months ago
Aniga ninkaan hadalkiisa waan aaminayaa uma muuqdo ruux iska sheego waxa uu doonayo,gabay ayuu xataa ka tirshay sheekadan,balse Qalad weyn ayuu sameeyay oo xaaskiisa Amina inuu lajoogo ayaa wanaagsaned, waayo halkaan waxaa ku cad haweentan jiniga ah inay tahay qof wanaagsan hadii iyadoo go'aan ka gaartay inay kaharto ninkaan ay lacag u keentay taasna waxay tahay qadarin weyn ayay u heeysaa maadama uu mar guursadey,balse asiga ayaa noqday nin xun ee gooyo qooyskii amina.
LAGDOW 5 months ago
nini kaan asagaa jin u eg
mohamudr 5 months ago
War ileeyn hadii Qaldaamaduh aay marqaa maan waxeey sheegaan sheeko waalan......cagahaa wax laa iigaliyey kulehee...kkkkkkkkkkk
Hidayo12 5 months ago
@Saynabwadaniyooz sxb ma qof baa wax xun sahadsado baad maqashay sheekadani waa ruune maahaa mid beenabuuraaha ama uu keen ka sheegayo wuxu sheegayan waa wax ku dhaashay bal adiag is ka feker oo weliga ma ku sheegan laahaa d jinn baan aroosay oo aan iska beenabuuryaa maaha wax been aha ama qof nooli ka dayo funny oo oo ku fekero dadka ha ku qosleen lkn waa jiirtaa tani
zakirbashiir 5 months ago

This has been flagged as spam show
11:59 kkkkkkkkkkkk reerkayaga insi ayaan moodyayay reerkan kalena waxan moodayay jin kkkkkk funny
MegaMukhtaar 6 months ago
Comment removed
MegaMukhtaar 6 months ago
adeer aamina lacagteedii ayaad ku soo kortay. PEAPLE AM WRON?
xmadoobe 6 months ago
looool hahahaha i think he ate some kind of caleen and it made him hallicunate lool
i don't know if u guys are aware but there r plenty of halogenic trees in somalia. anyhow it was really amusing story.
majdi309 6 months ago
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
War ileen odayaaashuna Waa funny qaarkood. Wuxuu doona ayuu inoo sheegay!!!!
Saynabwadaniyooz 6 months ago
koob shaaah kulahaaa jini acuudu bilaah miniasheydami rajiim
Jibbz28 6 months ago
Fantasy at its finest. Maybe he should make a book out of it. cause it really good. especially how he tells it.... so good. Waa sheeko xariiro aad u wanaagsan. ciyaaloow ma ka helsheen sheekadan?
\
gulosmanai 6 months ago
Fantasy at its finest. Maybe he should make a book out of it. cause it really good. especially how he tells it.... so good.
\
gulosmanai 6 months ago
this sounds like an interesting story..but its really difficult to understand him.
Saynab0802 6 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shekadan cadi ma aha waa sheeko qosal midhana
gunagado 6 months ago
marqaanka sheekadiis ayay u egtahay
shakisbulo 6 months ago
Waw Subhanallah. I watched this story when I was in Hargeisa, the first night of the story being told by this man. I was very young and I remember that all of my family gathered to watch this amazing story. I think it was around 1998. I am not sure if the old guy who is telling the story still alive today--may Allah grant him Janah if he passed away. If I compare my view point today as a grown up man, it makes more sense to me today then when I was young. Almost 13yrs ago :)
daawad1 7 months ago
jinka la hadalkiisu khasaare uunbuu keena,.Wax ayuunbuu kugu xirayaa shirk ah,oo danbi ah,shuruud ayuu ku gelinayaa...
wuxuu ku oranayaa icaabud anba iisujuud.
maxamedone 7 months ago
@maxamedone Shirk waa run, laakin dadka sixiroole yaasha ah si kale ayaa looga aqli badiyaa. Jinnka ayaa ku dhaho kitaabka Qur'aanka ku kaadi, anaga ayaa ku caabuneeyno.
Shirk ka weeyn maba laha.
cfcyusuf11 7 months ago
Waxa ay ila tahay aniga in ninka shaytaan uu khalkhaliyey si uu uga tago xasuusta Allah oo uu jin ka utalo saarto.
Horta jin wuu jiraa,muslim iyo gaaloba wuu leeyahay.
horta jinku haduu muslim ahaa basmalada(markii uu ninku bismilah yidhi)muu ka ordeen hadduu muslim yahay.
Waxa ay ila tahay aniga in ninka shaytaan uu u abuuray waxan si uu uga tago xasuusta Allah oo uu jin ka utalo saarto.
maxamedone 7 months ago
i want to marry a jin woman. where do i find them?
Tonyokay87 8 months ago
@Tonyokay87, You dont need to marry a jin woman,believe me,communicating with jins comes with a bad consequences.
maxamedone 7 months ago
@Tonyokay87 Good luck in this world, specially the hereafter.
cfcyusuf11 7 months ago
warbal ana iiso duceeya aan lacgta kanolade, tankale waxanba waydin laha lotto numberka si aan u cayaaro
Darwishland 9 months ago
waa qiso cajiib ah dabcan waa wax dhoco ee macquul ah
LAGDOW 10 months ago
ACUUDU BILAAHI MINA SHAYDHANI RAJIIM. WAR SOMALIYAY WAXANI MA WAX DHICI KARAA II SOO DUCAYA IN AY ANIGUNA IGU DHACDO SIDII AAN URUMAYSAN LAHAA. aamin.
jahur101 10 months ago
amazying story ,
MrCige 10 months ago 2